Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Aqoon-isweydaarsi sare oo ku saabsan Teknoolojiyadda Internet-ka oo Muqdisho lagu qabtay
    June 10, 2026
    Meertada 3-aad ee Madasha Maayarada dalka oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey
    June 11, 2026
    Ra’iisul wasaare Xamse oo u hambalyeeyey hoggaamiyaha cusub ee Koofur Galbeed
    June 10, 2026
    Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay oo celinta Garsoore Cumar Cartan
    June 10, 2026
    Wasiirka Ganacsiga oo Muqdisho ka furay shir ku saabsan isku-xirka ganacsiga geeska Afrika
    June 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Garsoore Cumar Cartan waxaa laga yaabaa inay sidaasi kheyr ugu jirto
    June 10, 2026
    Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha
    June 9, 2026
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Bulshada Soomaaliyeed oo ka falcelisay soo celinta Garsoore Cumar Cartan
    June 11, 2026
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
Reading: Galmudug oo daahfurtay olalaha 16-ka maalmood ee wacyi galinta ka hortagga tacaddiyada Haweenka+Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Galmudug oo daahfurtay olalaha 16-ka maalmood ee wacyi galinta ka hortagga tacaddiyada Haweenka+Sawirro
GudahaWararka

Galmudug oo daahfurtay olalaha 16-ka maalmood ee wacyi galinta ka hortagga tacaddiyada Haweenka+Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 2, 2021
1 Min Read
Share

Gaalkacyo-(SONNA)-Wasaaradda Haweenka  Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta Magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay olalaha16-ka maalmood ee wacyi galinta ka hortagga tacaddiyada Haweenka loo geysto.

Isku duwaha Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Galmudug ee Gobalka Mudug Drs; Yurub  Cabdulqaadir Sheekh Cali ayaa sheegtay in Sanadkan 2021-ka in ka badan 50 kiis oo la  xariira  tacaddiyada Haweenka ay ka diiwaan geliyeen Gobalka Mudug, kuwaas oo  ubadan kufsi  loo geystay Carruur iyo Haween.

Taliye ku xigeenka qeybta Booliska  Gobalka mudug Gaashaanle;  Maxamed Mire Maxamuud ayaa farriin udiray Odayaasha dhaqanka, isagoo codsaday in hay’addaha garsoorka iyo laamaha  amniga ay u madax banneeyaan  kiisaska la  xariira  kufsiga si sharciga  loo marsiiyo cidda geysatay.

Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Mudug, Axmed Maxamed Shire (Qoodaar) ayaa sheegay in  dhibka ugu badan ee  soo celceliya tacadiyada Haweenka iyo Carruurta ay  masuuliyaddeedu leeyihiin Odayaasha dhaqanka,   balse  looga  baahan yahay in ay  doorkooda  ka qaataan sidii  sharciga  loo marsiin lahaa dambiilayaasha, taasna  ay  tahay  waddada keliya ee loo mari karo joojinta tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka  iyo Carruurta.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Aqoon-isweydaarsi sare oo ku saabsan Teknoolojiyadda Internet-ka oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SONNA): Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Xarunta Qaran ee IPv6, oo ay martigeliso Jaamacadda…

June 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Shiinaha oo ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca

Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha ee Soomaaliya, Danjire Wang Yu.…

GudahaWararka
June 8, 2026

Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay

Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa howlgal bartilmaameed ah ku dilay Horjooge sare…

GudahaWararka
March 2, 2026

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Dubbe ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya…

SawirroSiyaasaddaWararka
January 12, 2021

Ciidanka xoogga Dalka oo dilay horjoogayaal ka tirsanaa Al-Shabaab

Baydhabo-(SONNA)-Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay taageerayaan kuwa maamulka koonfur galbeed ayaa dilay maalin ka hor Shan xubnood oo katirsanaa…

WararkaWargayska
January 31, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023