calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Ciyaaraha

Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay

Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay — SONNA
Muqdisho,fSONNA):- Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ku sii jeeda caasimadda Dalka Mozambique ee Maputo. Safarka Xulka ayaa qeyb ka ah diyaar garowga kulanka muhiimka ah ee ay la ciyaari doonaan dhigooda Mauritius, kaas oo ka tirsan kulamada Hordhaca ah ee isreeb-reebka tartanka AFCON 2027, Ciyaartan oo la qorsheeyay inay dhacdo 27-ka bishan, ayaa ah mid muhiim u ah rajada Xulka Soomaaliya ee u soo bixista tartanka Qaramada Afrika, iyadoo ciyaartoydu ay muujiyeen diyaar garow wanaagsan iyo kalsooni sare ka hor safarkooda. Xidigaha Ocean Stars ee maanta safray oo ah kuwa laga soo xulay gudaha Dalka ayaa la midoobi doona ciyaartoy ka imaan doonta Dibadda, kuwaas oo uu waajibaadka xulka ugu yeeray tababare Yuusuf Cali Nuur Yuu Cali.
La wadaag