
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Sharci-dejinta Bulshada Bariga Afrika
Waxaa qoray Abdulkadir — Arusha(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan kula qaa…



