Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka oo gaaray Dhuusamareeb
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha mudane Cabdikariim Axmed Xasan iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka…
SONNA
Ugu Dambeeyay

Wasiirka warfaafinta XFS oo Boogaadiyay Bandhigga Ganacsiga ee SOM SOUK
Wasiirka ayaa bogaadiyey hawlaha ganacsiga ee Suuqan

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Algeria oo kulan la qaatay guddoomiyaha Baarlamanka dalkaas
labada mas’uul ayaa isla gartay in la sameeyo Guddi Saaxiibtinimo oo labada Baarlamaan ee Soomaaliya iyo Aljeeriya ah, si loo horumariyo xiriirka saaxiibtinimo ee u dhexeeya labada Baarlamaan

Xukuumadda oo soo dhoweysay jadwalka doorasho ee la soo saaray
Xukuumaddu waxa ay u aragtaa jadwalkan tallaabo muhiim ah oo loo qaaday hirgelinta geeddi-socodka doorashooyinka iyo xoojinta hannaanka dimuqraadiyadda dalka.

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃
Muqdisho.SONNA— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknool…
Shan boqol oo qoys oo helay deeq raashin ah oo ka timid Sacuudi Carabiya
Illaa shan boqol oo qoys oo kamid ah dadka danyarta ah ayaa maanta ka faa’iideystay gurmad raashin ah oo laga fuliyay deegaanka Ceel-Cadde ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Deeqdaan oo…
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran ee ka hortagga iyo la daga…
Caalamka
“Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-CadaalaKoofur Galbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan, kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka isku sidkan. Waxaa jooga Siyaasiyiin iska…
Wasaaradda Qoyska oo daahfurtay tababar ku saabsan doorka haweenka ee geeddi-socodka nabad-dhiska SoomaaliyaMuqdisho(SONNA);-Wasaaradda Qoyska, Horumarinta iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo kaashanaysa IGAD ayaa Muqdisho ka daahfurtay tababar ku saabsan doorka haweenka ee geeddi-socodk…
Soomaali, Qaxooti ah, Muslim Xijaaban oo ku biirtay Barlamaanka Ingriiska (WARBIXIN)Musharraxa Xisbiga Labour-ka, Sagal Abdi-Wali, ayaa heshay 12,292 cod, halka Zack Polanski, oo hoggaamiya Xisbiga Green Party, uu helay 8,928 cod. Tartanka ayaa inta badan u dhexeeyay labada musharrax, iyadoo Xisbiga Green Party uu doonayay inuu kursiga kula tartamo Labour, oo muddo dheer deegaankaas ku lahaa taageero xooggan.
- •Mashruuca Turkiga ee Xarunta Hawada sare ee Soomaaliya oo qaab-dhismeedkiisu ka socdaa Warsheekh (WARBIXIN)
- •Wasaaradda Maaliyadda XFS oo soo dhaweeyay Warbixinta IMF ee dib-u-eegista Dhaqaalaha Soomaaliya
- •Maqaal. Khadka Tareenka Muqdisho ilaa Jowhar (Qeybta 1-aad)
- •Safiirka cusub ee Turkiga oo shaqadiisa ugu horreysay ku billaabay wadahadallo diiradda lagu saarayo dhallinyarada
Jacaylka Af Soomaaliga iyo Ardayda ShiinahaMagacaygu waa Cabdilaahi Ismaaciil Cabdilaahi, waxaanan ka shaqeeyaa Jaamacadda Daraasaadka ee Afafka Dibadda ee Beijing ( BFSU) (Beijing Foreign Studies University) ee Shiinaha, h…
- • XOG:Soomaaliya oo ka mid noqon karta 10-ka Dal ee ugu keydka Shidaalka badan Adduunka
- • Shirweyne lagu dersayo maalgashi dhex mara dowladda iyo ganacsatada oo ka furmay Muqdisho
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha mudane Cabdikariim Axmed Xasan iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka…
- • Madaxa Golaha Qaran ee Dhaqaalaha Soomaaliya oo Thailand uga qeybgalay kulan caalami ah
- • Xildhibaan Cabdi Samad Maxamuud oo Shinaha uga qeybgalay Madasha wada-tashiga Xildhibaanada
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkoodaFaallo; Soomaaliya iyo Aljeeriya ayaa sii xoojinaya xiriirkooda taariikhiga ah, kadib booqasho rasmi ah oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuu…
- • Jaamacadda Ummadda iyo Machadka Al Jazeera oo daah-furay laab warbaahineed cusub
- • Madaxweynaha oo guddoomiye cusub u magacaabay Jaamacadda Ummadda
Maqaallada

Mashruuca Turkiga ee Xarunta Hawada sare ee Soomaaliya oo qaab-dhismeedkiisu ka socdaa Warsheekh (WARBIXIN)
Oktoobar 7, 2026
Wasaaradda Maaliyadda XFS oo soo dhaweeyay Warbixinta IMF ee dib-u-eegista Dhaqaalaha Soomaaliya
Oktoobar 7, 2026
Maqaal. Khadka Tareenka Muqdisho ilaa Jowhar (Qeybta 1-aad)
Sebtembar 30, 2026
Safiirka cusub ee Turkiga oo shaqadiisa ugu horreysay ku billaabay wadahadallo diiradda lagu saarayo dhallinyarada
Sebtembar 29, 2026
Garsoore Cumar Cartan waxaa laga yaabaa inay sidaasi kheyr ugu jirto
Juun 10, 2026
Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha
Juun 9, 2026
Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
Juun 3, 2026
Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
Maayo 31, 2026
Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
Maayo 11, 2026Soomaaliya Isku Eeg
Muqdisho waa magaalada ugu weyn Soomaaliya iyo caasimadeeda. Waxay ku taal gobolka Banadir ee xeebta Badweynta Hindiya, waxayna ahayd deked muhiim ah kumanaan sano.
Qaab-dhismeedka Hay'adaha
Dowlad-goboleedyada Federaalka
Xaqiiqooyin Tirakoob
Muqdisho waa magaalada ugu weyn Soomaaliya iyo caasimaddeeda. Waxay ku taallaa gobolka Banaadir xeebta Badda Hindiya, waxayna u adeegtay deked muhiim ah kun sano. Iyada oo ah xarunta Dowladda Federaalka, waxay u tahay xaruunta siyaasadda, ganacsiga, iyo dhaqanka Soomaaliyeed.
Qulqulka Gobolka
Banadir
- Politics
Mogadishu Hosts Federal Cabinet on Digital ID Rollout
Ministers reviewed nationwide registration targets as enrollment centres expand across Banadir.
- Economy
Port of Mogadishu Records Highest Monthly Cargo Throughput
Customs officials report a surge in container traffic linked to regional trade agreements.
- Security
Banadir Police Launch Community Policing Initiative
New patrol units aim to strengthen security coordination in commercial districts.







