Garasbaley-(SONNA)-Allaha u naxariiste Hooyo Asli Muuday Muuse ayaa meydkeeda laga soo saaray ceel ay ku dhacday galabta deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaaladda Muqdisho, Sida...
Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa soo saaray Liiska Musharixiinta ku tartamaya 8 kursi oo dowlad goboleedka Hirshabeelle ku matali doona Aqalka Sare ee B...
Guri-ceel-(SONNA)-Ciidamada amaanka ayaa waxay howlgallo kala duwan saacadihii la soo dhaafay ka sameeyeen degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud iyo degaanno hoostaga.
Saraakiis...
Jacarta-(SONNA)-Ugu yaraan 41 qof ayaa ku dhimatay 70 kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray markii uu dab ka kacay aroornimadii hore ee maanta xabsi ciriiri ah oo ku yaalla galbeedka ...
Muqdisho-(SONNA)- Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha Cawaale Cali Kulane ayaa ka qayb galay munaasabad lagu soo bandhigayay warbixinta maalgashiga Shiinaha ee Afrika.
...
Dhuusamareeb-(SONNA)-Agaasimaga guud ee wasaaradda caafimaadka Galmudug Dr; Cabdiwali Axmed Maxamed ayaa sheegay in la joogo xilligii ku habboonaa ee dhallinyarada Galmudug loo jih...