Home Ganacsiga

Ganacsiga

Qurba-joogta Jabuuti oo mashaariic horumarineed ka fulinaysa dalkooda

Djibouti (SONNA)- Maal-qabeenada reer Jabuuti ee mudada dheer ku noolaa qurbaha ayaa haatan dalkooda dib ugu soo laabanaya, islamarkaana maalgashi baaxad leh ku samaynaya Yaasiin ...

Erdogan iyo Trump oo ka wadahadlay xiisadda Badda Mediterraneanka ee Giriigga iy...

Washington-(SONNA} -Madaxweyniyaasha Turkiga Tayyip Erdogan  iyo Donald Trump ayaa telefoon kaga wadahadlay  xiriirka labada dal, arrimaha gobolka iyo xiisadda ka taagan badda Medi...

Madaxwaynaha Galmudug oo bogaadiyay furitaanka wajiga koowaad ee shirka Dhuusama...

Sonna- Dhuusamareeb.  Madaxweynaha Galmudug Mudane  Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo xalay saqdii dhexe shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareb ee xarunta maamulka Galmudug a...

Qaar ka mid ah Beeraleyda Degmada Xuddur oo billaabay waji cusub oo lagu tayeyna...

Xuddur-(SONNA)-Beeraleyda Degmada Xuddur ee Gobolka Bakool ayaa ku howlan in ay beddelaan noocyada dalagyadii ay horay u dhigan jireen ka dib markii ay caqabado kala kulmeen dhanka...

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya oo Ka Hadlay Saameynta COVID-19 Ku...

Muqdisho(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa, ayaa ka hadlay war-bixin ku saabsan saameynta cudurka C...

Sawiro: Iibka Miraha dalkeena oo kordhay

Muqdisho(SONNA)-Waxa aan halkan idinkugu soo gudbinaynaa sawiro ka turjumaya qaar kamida miraha dalkeena oo cabitaan iyo cunisba loo adeegsanayo, qiimahiisana aad uga jaban, kana c...

Madaxweyne Farmaajo oo Dalka Jabaan kula kulmay Madaxweyne ku xigeenka Bankiga A...

Yokohama-Jaban-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta wada hadallo wax ku ool ah kula yeeshay Magaalada Yokohama ...

Dhallinyarada Soomalaiyeed oo magaalada Muqdisho ka sameyneysa howlo shaqo abuur...

Waxaa sare u kac laga dareemayaa ka ganacsiga iyo iibsiga dharka hudheyda ah suuqyada magaalada Muqdisho, waxaana ay ganacsatada yar yar ee garab raratada ah ku maareeyaan nolo...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgelaya haatan munaasabad lagu xusayo 1-da Luulyo”Sawi...

Muqdisho (SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qaybgelaya munaasabad haatan ka socota Madaxtooyada Qaranka oo lagu x...

Madaxweyne Farmaajo oo Salaadda Janaasada ku tukaday Marxuum Qanyare+ Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ;Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Qa...

Soomaaliya oo Khayraadkeeda Kusoo Bandhigtay bandhig Carweed lagu qabtay Shiinah...

Hunnan(SONNA):-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan  gobalka Hunnan ee dalka Shiinaha ayaa maanta ka qay...

Wasiir Cawad: Soomaaliya waxa ay diyaar u tahay in ay ka faa’ideysato maashaarii...

Beijing(SONNA)-Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumada Federalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa u sheeegay Wakaaladda SONNA in dalka uu diyaar u yah...