Home Wararka Gudaha

Gudaha

Guddiga Amniga Gobolka Nugaal Oo Amaro Ka Soo Saaray Amniga Caasimada Puntland E...

Muqdisho (SONNA)- Guddiga Amniga Gobolka Nugaal Oo Ka Duulaya Habsamii U Socodka Amniga Doorashada Barlamaanka Aqalka Hoose Soomaliya Ayaa Sheegay In Howlgalo Lagu Xaqiijinayo Amni...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo wada hadal la yeeshay dhiggiisa dalka Ta...

Muqdisho (SONNA)-January 21, 2022 — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta oo Jimce ah khadka telefoonka wada hadal kula y...

Madaxweyne ku-xiggeenka Galmudug oo kormeer ku tagay Dhismaha garoonka diyaarada...

Muqdisho (SONNA)-Madaxweyne ku-xiggeenka Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa manta kormeer ku tagay Mashruuca Dhismaha garoonka diyaaradaha ee degmadda Caabudwa...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS iyo dhiggiisa dalka Gabon oo ka wada hadlay xiriir...

Muqdisho (SONNA)-January 21, 2022 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Jimce ah khadka talefoonka wada hadal kula ...

Soomaaliya iyo IMF oo ka hadlay Arrimo la xiriiray deyn cafinta dalka

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Fedederaalka Soomaaliya Dr.C/raxmaan Ducaale Beyle , ayaa ka warbixiyay shir looga hadlaayey dhammeystirka deyn cafinta dalka,kaas oo oo uu la qaatay ...

Madaxda Warfaafinta XFS oo diray hambalyo ku aadan Xuska 21-ka Janaayo

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta C/laahi Xayir Ducaale ayaa manta dhambaal hambalyo ah oo ku aadan xuska sanadguurada 49-aad ee ka soo wareegatay aasaaska maalinta saxaafa...

Xuska maalinta Saxaafadda ee Soomaaliya (warbixin)

21-ka Janaayo waa maalin qaran oo ku weeyn quluubta bulshada,waxaana manta oo kale loo dabbaldegaa munaasabadda maalinta warbaahinta Soomaaliya oo aasaaskeeda ama bud-dhigeeda laga...

Safiirka J.F.S ee Masar oo Xafiiska ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iy...

Muqdisho (SONNA)- Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda B...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo maanta qaabilay Safiir Shiinaha ee Sooma...

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah waxaa uu Xarunta...

Guddoomiye cusub oo loo doortay guddiga xallinta khilaafaadka

Muqdisho-(SONNA)-Maxamed Cawil Warsame ayaa maanta loo doortay guddoomiyaha cusub ee guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka xubnaha Baarlamanka Soomaaliya, kadib markii uu u ...

Axmed Madoobe iyo FEIT oo ka wada hadlay daah-furnaanta doorashada kuraasta gola...

Kismaayo-(SONNA)-Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland, Axmed Maxmed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa xalay xarunta madaxtooyada Jubbaland  ku qaabbilay guddoomiyaha guddiga hirgelin...

Soomaaliya iyo Imaaraadka oo ka wada hadlay adkaynta xiriirka labada dal

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa Xalay khadka talefoonka wada hadal kula yeeshay Wasiiru-d...