Home Wararka Caalamka

Caalamka

Hindiya: Diyaarad uu la socday Madaxa Difaaca oo burburtay

Diyaarad Helicopter ah oo uu la socday Taliyaha Ciidamada Hindiya General Bipin Rawat iyo saraakiil kale,ayaa maanta ku burburtay Gobolka Tamiil Naadu ee koonfurta dalkaasi,sida ay...

Madaxweynayaasha Zambia iyo Malawi ayaa ku dhawaaqay inay dhisi doonaan xiriir g...

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Zambia  Hakainde Hichilema iyo madaxweynaha Malawi Lazarous Chakwera ayaa ku heshiiyey in la dardargeliyo ka shaqaynta isku xidhka xadka  u dhexeeya l...

Qarax geyatay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Dalka Ciraaq

Ugu yaraan afar qof ayaa dhintay 20 kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii qarax uu manta ka dhacay bartamaha magaalada Basra ee koonfurta Dalka Ciraaq. Guddoomiyaha degmada Ba...

Adama Barrow oo dib loogu doortay madaxtinimada dalka Gambiya 

Gambiya: -SONNA-Guddiga doorashooyinka dalka Gambiya ayaa sheegay in Adama Barrow ku guuleystay doorashadii dalkaas  ka dhacaday Sabtidi. Guddiga ayaa sheegay in Barrow helay 53...

Mayanmar :Aung San Suu Kyi oo lagu xukumay 4-sano oo xarig ah

Maxkamad ku taal dalka Myanmar ayaa afar sano oo xarig ah ku xukuntay hogaamiyihii xilka laga tuuray ee Aung San Suu Kyi,sida ay sheegeen warbaahinta dalkaasi. Afhayeen u hadlay...

Taalibaan oo loogu baaqay in ay joojiyaan beegsiga ciidamadii hore ee Afgaanista...

Mareykanka iyo dalal badan oo xulafo la ah ayaa ugu baaqay Taliban inay joojiyaan dilalka qorsheysan ee loo geysanayo xubno hore uga tirsanaan jiray ciidamada Boliiska iyo kuwa amm...

Saraakiisha Turkiga oo kulan la qaatay wafdi ka socday howlgalka Qaramada Midoob...

Muqdisho(SONNA):-Saraakiisha Turkiga ayaa kulan kula yeeshay magaalada caasimadda ah ee Ankara wafdi ka socday howlgalka Qaramada Midoobay ee Taageerada Liibiya (UNSMIL). Sida l...

Madaxweynaha Turkiga oo Istanbul kula kulmay Madaxweynaha Bisha Cas ee Turkiga

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa magaalada Istanbul kula kulmay Madaxweynaha Bisha Cas ee Turkiga Kerem Kınık iyo Xoghayaha Guud ee Ururka Caalamiga ...

Mareykanka oo adkeynaya shuruucda khuseysa xagga safarka

Madaxweynaha Mareykaka Joe Biden ayaa shaaca ka qaaday in la adkeynaayo xeerarka safarka xili Mareykanku uu xaqiijiyay in ay jiraan tiro ku saabsan cudurka Omricom oo lagu arkay gu...

Qaramada Midoobay oo codsatay gargaar bini’aadanomo oo gaaraya 41-bilyan

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in baahida loo qabo gargaar bini’aadanimo ay gaari doonto heerkii ugu sarraysay sanadka soo socda,iyadoo masiibada, isbedelka cimilada iyo colaaduhu...

Yugandha oo ciidamo u dirtay Koongo si ay u ugaarsadaan kooxda ADF

Ciidamada Yugandha ayaa u tallaabay dhanka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, si ay qeyb uga noqdaan howlgallada ka dhanka ah ciidamada Allied Democratic Forces (ADF), oo ah k...

Yugaandha iyo DRC-Kongo oo bilaabay weeraro ka dhan ah mucaaradka ADF

Ciidamada Milateriga Dalalka Yuganda iyo Coongo ayaa qaaday weerarro dhinaca cirka ah iyo madaafiic  ay u adeegsadeen kooxda hubeysan ee Allied Democratic Forces (ADF). Afhayeen...