Diirshe

30-sano ka dib diyaaradii ugu horraysay ee laga diiwaan galiyey Soomaaliya oo du...

Muqdisho (SONNA)- Diyaaraddii ugu horeysay oo ku duushay taargada Soomaaliya ayaa maanta rakaab ka qaaday garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyadoo si nabad gelyo ah ku geysay Gaalkacy...

Hay’adda duulista rayidka oo sheegtay in rabshadaha Muqdisho ka dhacay ays...

Muqdisho (SONNA)-Maareeyaha hay’adda duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in duulimaadyada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu hakad k...

Galmudug oo qalab Kalluumaysi siisay Kalluumaysatada xeebaha Hobyo

Hobyo (SONNA)- Wasaaradda Dekaddaha, Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Galmudug oo garab ka helaysa Hay’adda FOA ayaa maanta qalab kallumaysi u qeybisay in ka badan 22 ka mid ah k...

Madaxweyne Farmaajo oo shir isugu yeeray madaxda Federaalka, dawlad goboleedyada...

Muqdisho (SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaanta siinaya dhaqan gelinta Heshiiskii 17-kii Sebteembar ee doorasho...

Dawladda oo amarro cusub ka soo saartay xakamaynta cudurka Karona Fayras

Muqdisho (SONNA)- Shir jaraa’id oo galabta ay Muqdisho ku qabteen wasiirada caafimaadka, warfaafinta iyo amniga oo ay hareer joogeen taliyaasha ciidamada xoogga iyo Booliska ayaa l...

Shirka arrimaha doorashada looga hadlayo oo maalintii 2-aad Baydhabo ka socda

Baydhabo (SONNA)- Wasiirka wasaaradda Dastuurka xukuumadda FS mudane Saalax Axmed Jaamac oo ah shir gudoonka gudiga farsamo ee ka socda dawladda FS,dawlad goboleedyada iyo gobolka ...

Wasaaradda caafimaadka oo sheegtay inay kordheen kiisaska Corona ee Soomaaliya

Muqdisho (SONNA)- Wasiirka caafimaadka dawladda FS marwo Fawsiyo Abiikar Nuur oo la hadashay warbaahinta Qaranka ayaa sheegtay in kiisaska laga diiwaan galiyey dalka ee cudurka COV...

Maxkamadda ICJ oo diiday dalabkii Kenya, islamarkaana qaadaysa dacwadii Badda wa...

The Hague (SONNA)- Ra’iisul Wasaare kuxigenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) ayaa shegay in Maxkamadda Caalamiga ee ICJ ay laashay dalabkii Kenya ee ahaa in dib loo dhigo da...

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliy...

Garoowe (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoob...

Dawladda oo sheegtay in dagaalkii Balad-xaawo ay ku qabatay ku dhawaad 100-maxaa...

Muqdisho (SONNA)- Shir jaraa’id oo uu maanta Muqdisho ku qabtay wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dawladda FS Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa waxa uu ku sheegay in la soo afj...

Dawladda iyo hay’adda WFP oo ka wada hadlay qorshaha hay’ada ee 4-ta...

Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda qorsheynta maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha dowladda Soomaaliya  ayaa dib u eegista muddada dhexe  ee qorshaha hay’adda Cunatada Aduunka (WPP-So...

Dawladda oo ka hortagtay shabakado hub sharci darro ah doonayey inay dalka soo g...

Muqdisho (SONNA)- Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay xogo muhiim ah ku heshay in hay’ado ajanebi ah, waddamo shisheeye iyo dad Soomaali ah oo isbahaystay ay maalmahan isku deye...