Home Ciyaaraha

Ciyaaraha

Kooxda reer holand Ajax oo 2-0 ku garaacday dhigeeda Beşiktaş

Muqdisho(SONNA):-Kooxda reer Holland ee Ajax ayaa 2-0 ku garaacday Beşiktaş Champions League laba gool oo qeybtii hore ah oo ay dhaliyeen Steven Berghuis iyo Sebastian Haller, taas...

Cayaartooyda Hayland oo Muqdisho soo gaaray

Muqdisho...SONNA...Cayaartooyda kubada cagta ee ka yimid Haayland oo ka tirsan degaanada  maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho waxaan...

Kooxda Horseed oo ku guuleysatay horyaalka Soomaali Premier League

Muqdisho-(SONNA)-Kooxda kubadda cagta Horseed ayaa galabta  41-sano kaddib ku guuleysatay Horyaalka Soomaali Premier League xilli ciyaareedkan 2020-21. Kooxda Cawo iyo Maalin ay...

Kooxda Horseed oo ka adkaatay dhigeeda Dekadda, qarkana u saaran inay hanato hor...

Muqdisho (SONNA)-Kulan ka tirsan Horyaalka heerka koowaad ee dalka oo ahaa kii ugu dambeeyay ee ay wada cayaarayaan Kooxaha Horseed iyo Dekadda ayaa galabta lagu soo gabo gabeeyay ...

Kooxda Elman oo markii ugu horeysay u laabatay horyaalka heerka labaad.

Muqdisho…SONNA…Kooxda kubadda Cagta Elman oo ka mid ah kooxaha ugu waaweyn ee Soomaaliya ayaa maanta ka hartay horyaalka koowaad ee Dalka kadib markii ugu horeysay tan iyo markii...

Kooxaha Horseed iyo MCC oo isku garab dhacay kulan ka tirsan Horyaalka Soomaaliy...

Muqdisho (SONNA)-Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, xubno ka socday Maamulka Gobolka Banaadir, marti sharaf iyo dadweyne fara badan ayaa ka qeybgalay kulan ka tirs...

Xulka Talyaaniga oo u soo baxay Final-ka koobka Qaramada Qaaradda Yurub ee Euro ...

Muqdisho (SONNA)- Xulka Talyaaniga oo u soo baxay Final-ka koobka Qaramada Qaaradda Yurub ee Euro 2020. Xulka Ku badda Cagta Dalka Talyaaniga ayaa gaaray kama-dambeysta koobka Q...

Saraakiisha ciidamada Talyaaniga iyo spain ee jooga Soomaaliya oo qalab isboorti...

MUQDISHO-(SONNA)-Saraakiisha Ciidamada Talyaaniga iyo spain ee ku sugan Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay qalab isboortis guddoonsiiyeen ciyaaryahanada xulka gobolka Banaadir ee dhaw...

Duqa Muqdisho oo Xulka Gobolka Banaadir kala qeyb galay farxadda dabaal degga gu...

Muqdisho (SONNA) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa farxadda dabaal degga la qeyb saday xulka kubadda cag...

Tartan isboorti oo ku saabsanaa isdhexgal bulsho oo lagu soo gabo gabeeyay Dhuus...

Dhuusamareeb (SONNA) - Kulankan xiisaha badan oo ay foodda isku dadareen Naadiyada Ciyaaraha ee iskuulada Galgaduud iyo Ablaal ayaa kama dambeys u ahaa tartan Ciyaareed muddo 15-ma...

Tartanka kama dambeysta ah ee Galmudug iyo Banaadir oo ka socda garoonka Eng. Ya...

Muqdisho (SONNA)-Cayaarta kama dambeysta ah ee tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa waxaa galabta kulanka final-ka ah wada cayaaray xulalka kubad...

Maamulka Gobolka Banaadir oo kormeer dhiirogalin ah ugu tagay ciyaartowda gobolk...

MUQDISHO-(SONNA)-Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali-Yare)  oo ay wehliyaan agaasimaha guud ee arrimaha Bulshada gobol...