Abdukadir Fantastic

Guddoomiye Cali Yare oo qaabilay Safiirka Ugandha u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiye Ku Xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Md. Cali Cabdi Wardheere ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka  dowladda Ugandha Amba...

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay wafdi Ka Socda Hay,adaha Qara...

Muqdisho(SONNA):-Ku simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku xigeenka Dowlada goboleedka Galmudug ayaa madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi Ka Socda Hay,adaha Qaramada Midoobey ee...

Taliiska Ciidanka Booliska Soomaliyeed oo sheegay in ay qabteen koox dadka tahri...

Muqdisho(SONNA):-Taliska booliska Soomaaliya ayaa ka warbixiyay howlgalo lagu soo qabqabtay dad lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen fal lagu tahriibinayay muwaadiniin Soomaaliye...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo deeq gargaar ah gaarsiisay Magaalada Jowhar “S...

Muqdisho(SONNNA):-Wasaaradda Gargaarka XFS ayaa deeq raashiin waxa ay gaarsiisay Magaalada Jowhar taa oo ay ka faa'ideysan doonaan qooysaskii ku barakacay  fatahaada wabiga. Was...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo Maanta Xilka La Wareegay.

Muqdisho(SONNA):-Munaasabad balaaran oo ay kasoo qeyb galeen Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta , Agaasime waxeedyada iyo shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta ayaa waxaa xilka kula waree...

Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo sheegtay inuu gabo gabo marayo dhismaha wadad...

Muqdisho (SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud & Guryenta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan macalin ayaa ka hadlay xilliga sida rasmiga ah ee xariga laga ja...

Guddigii Farsamada ee dhismaha golayaasha degaannada Galmudug oo la kala diray

Muqdisho(SONNA):-Kusimaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug ahna Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arimaha guddaha Maamulka Galmudug ayaa soo saaray wareegto lagu kala diray guddigii fa...

Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha Qeybta 60-aad Ciidanka xoogga dalka oo gaaray Deg...

Muqdisho(SONNA):-Wafdi Saraakiil ah uu hoggaaminayo Taliyaha Qeybta 60aad ee CXDS Jenaraal Maxamed Sheikh Cabdullahi (Ciirow) ayaa Gaarey Degmada Baraawe ee Caasimada Koonfur Galbe...

Dowladda Shiinaha oo dadkeeda ka qaaday sharci caqabad ku ahaa dhalmada.

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay maanta oo isniin in muwadiniinteeda loo ogolaaay inay dhali karaan hadda kadib 3 carruur ah. Bayaan kasoo baxay dowladda ayaa la...

Taliye Xijaar”Ciidanka Boolisku waxaa ay awood u leeyihiin sugidda amniga ...

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka boliiska dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa ka hadlay qorshaha diyaar garoowga sugida amniga doorashooyinka ...

Wasaaradda arimaha guddaha oo daah-furtay shir looga arinsanayo nidaamka diiwaan...

Muqdisho(SONNA):-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS  Adam Abdinasir  ayaa maanta daahfuray Shirka heer wasiir ee looga arrinsanayo d...

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo Xukun ku riday Maleeshiya ka tirsan Alshaba...

Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda Ciidamadada qalabka sida aya xukun Xabsi Daa’in ah ku riday Cabdullaahi Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil, oo caan kaga ahaa Alshabaab Maxamed Carab iyo Maxa...