Hay’adda SoDMA oo heshiis la saxiixatay Xarunta Khariidadeynta iyo Maareynta Kheyraadka ee RCMRD

Muqdisho, (SONNA): Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin, ayaa maanta magaalada Muqdisho saxiixay heshiis muhiim ah oo hay’addu la gashay Xarunta Khariidadeynta iyo Maareynta Kheyraadka (RCMRD).

By Khadar Mahdi

CAALAMKA

Caalamka oo caro ka muujiyay 40 ruux oo lagu dilay dugsi ku yaalla Gaza

Militariga Israa'iil ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan Gaza, iyagoo dilay 40 kale oo Falastiiniyiin ah ,xilli ay sii

Gashaanle sare Axmed Khaliif oo loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Golaha Sharciga Bariga Afrika

Lusaka-(SONNA)-G/Sare Axmed Khalliif Jiinow ayaa loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Golaha Sharciga Military-ga Afrika ee u qaabbilsan gobolka Bariga Afrika.

Qaramada Midoobay “Gaza waxaa ka taagan xaalad bini’aadanimo oo daran”  

Afhayeenka Qaramada Midoobay Stephane Dujarric ayaa sheegay in in ka badan hal milyan oo qof oo ku nool bartamaha iyo

Hantidhowraha Qaranka oo Norway kula kulmay Ururka Caalamiga ah ee Hay’adaha Hantidhowrka

Oslo-(SONNA)-Hantidhowraha Guud ee JFS, Axmed Ciise Guutaale iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway kulan kula qaatay

GANACSIGA

WARAR DHEERAD AH

Hay’adda SoDMA oo heshiis la saxiixatay Xarunta Khariidadeynta iyo Maareynta Kheyraadka ee RCMRD

Muqdisho, (SONNA): Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin, ayaa maanta magaalada

Dowladda Soomaaliya oo si adag u cambaareysay shixnad hub ah oo ay Itoobiya si sharci daro ah ugu dirtay Puntland

Muqdisho, (SONNA): Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay shixnad hub iyo rasaas ah oo

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Midnimada Shacabka waa muhiim, kala qeybsanaantuna Cadowga ayay fursad siineysaa”

Muqdisho, (SONNA): Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Salaadda Jimcaha uga hadlay muhiimada

Xubno ka socday hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka oo lagu soo dhoweeyay Dhuusamareeb

Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka oo ka kala socdasy Wasaaradda Cadaaladda iyo