Home Sawirro

Sawirro

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Caawa Cisbitaalka Ku Booqday Macalimuu+Masawirr...

SONNA (Muqdisho, 17-01-22):-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Isbitaalka ku booqday Afhayeenka Xukuumadda Mudane Maxamed Ibraahim Macallimuu oo ku dhaawacmay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya oo ka wada hadla...

Muqdisho.(SONNA)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjiraha Jamhuuriyadda Talyaaniga u qaabilsan...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO MADAXDA DALALKA COMESA U BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHIGA ...

Muqdisho(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb-galay Shir Madaxeedka Suuqa-wadaagga Bariga iyo Koonfurta Afrika...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Safiirka Qatar ee Soomaaliya+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya mudane, Cusmaan Abuukar Dubbe oo uu wehliyay Agaasimaha Wakaaladda Wararka SONNA Cali C/qaadir Ca...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Dubbe ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Qin Jian, iya...

Habraaca hirgalinta heshiiska siyaasadeed ee hagaya doorashada 20201/2021 ee hee...

Muqdisho(SONNA) Guddiga Maamulka Doorashada Dadban ee 2020/21 ee Heer Dowladaha Xubnaha ka ah DF (GMDHDX) Muqdisho, 1 October 2020 Mabaadii’da 1. Golaha Wadatashiga Qaranka ...

Madaxweyne DENI Oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka Gobalka Mudug+Saw...

Gaalkacyo.(SONNA):- Kulankan ay wada qaateen Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Puntland iyo bahda dhaqanka ee Gobalka Mudug ayaa ahaa mid diiradda lagu saarayay adkaynta Nabadgelyada,...

R/wasaare ku-xigeenka dalka oo xarigga kajaray xarunta wasaaradda Qorsheynta XFS...

Muqdisho(SONNA) Mashaariic dib u dhis ah oo laga hirgeliyay wasaaradda qorsheynta Soomaaliya ayaa qeyb ka ah mashaariic horumarineed oo dowladda Qatar ay ka fulisay dalka. M...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay xuska munaasabadda1-da Luulyo+SAWIRRO

Muqdishi(SONNA)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey 60-guurada ka soo wareegtay Xornimada...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga oo markooda muujiyay dowr walaaltinimo

Ankara(SONNA) Sanadihii ugu dambeeyay waxaa sii kordhayay is dhexgalka iyo wadanoolaanshaha bulshooyinka Soomaaliyeed iyo kuwo Turkiga ee wadankaasi kunool,kadib markii ay sii koro...

Gudoomiyaha Golaha shacabka oo ka tacsiyeey geeridi ku timid xildhibaan Caateeye...

Muqdisho:(SONNA) -Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa guud ahaan Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Qoyska iyo ehelada uu ka geeriyooday...

Sawiro: Iibka Miraha dalkeena oo kordhay

Muqdisho(SONNA)-Waxa aan halkan idinkugu soo gudbinaynaa sawiro ka turjumaya qaar kamida miraha dalkeena oo cabitaan iyo cunisba loo adeegsanayo, qiimahiisana aad uga jaban, kana c...