Home Siyaasadda

Siyaasadda

Obama ayeeyadiis oo ku geeriyootay galbeedka Kenya

Kenya.(SONNA):- Sarah Obama oo ah ayeeyada madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa ku geeriyootay dalka Kenya iyadoo 99 jir ah. Qaar ka mid ah qoyskeeda ayaa warbaahi...

Madaxweynihii hore ee Madagascar oo geeriyooday

Madagascar.(SONNA):- Madaxweynaha Madagascar Andry Rajoelina ayaa sheegay in madaxweynihii hore ee dalkaas, Didier Ratsiraka geeriyooday. Didier Ratsiraka oo Madagascar soo xuku...

14 qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Indonesia

Indonesia.(SONNA):- Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhaawacmay, qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay albaabka Kaniisad ku taal magaalada Makassar ee  dhacda koofurta Indonesia. Wararku w...

Wasiirada arrimaha dibadda ee Faransiiska, Jarmalka iyo Talyaaniga oo booqasho k...

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Faransiiska, Jarmalka iyo Talyaaniga ayaa maanta booqasho wada jir ah ku tegay dalka Liibiya. Seddexdaan Wasiir  ayaa la...

Ciidanka Suudaan oo hub ku qabtay xadka ay la wadaagaan Itoobiya

Muqdisho.(SONNA):- Bayaan kasoo baxay Ciidamada Suudaan ayaa lagu sheegay in ciidamada ku sugan xadka ay la wadaagaan Itoobiya ay gacanta ku dhigeen hub sharci darro ah. Bayaank...

Sidee bay Kenya uga falcelineysaa gar maqalka badda ee noo dhaxeysa ?

Muqdisho:- Dawladda, Shacabka iyo warbaahinta dalka aanu deriska nahay ee Kenya ayaa siyaabo kala duwan waxay uga falceliyeen dacwadda gar maqalka badda Soomaaliya oo ay Kenya oo k...

Wasaaradda Shaqada XFS oo hakisay xaadirinta Shaqaalaha Dowladda

Muqdisho-(SONNA)-)-Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada dowladda Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa lagu sheegay in la hakiyay xaadirinta s...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Dubbe ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Qin Jian, iya...

Habraaca hirgalinta heshiiska siyaasadeed ee hagaya doorashada 20201/2021 ee hee...

Muqdisho(SONNA) Guddiga Maamulka Doorashada Dadban ee 2020/21 ee Heer Dowladaha Xubnaha ka ah DF (GMDHDX) Muqdisho, 1 October 2020 Mabaadii’da 1. Golaha Wadatashiga Qaranka ...

Madaxweyne Farmaajo oo furay shirka wadatashiga doorashada +Sawirro

Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey furitaanka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Madaxweynayaasha Koofur Galbeed iyo Puntland oo ku kulmay Muqdisho

Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo howla shaqo u jooga Magaalada muqdisho ee Caasimada dalka ayaa hoy...

81 qof oo ku dhimatay rabshado ka dhacay Addis Ababa kadib dilkii Fanaan caan ka...

Addis Ababa(SONNA)-Uga yaraan 81 qof ayaa ku dhintay rabshada labadii beri ee la soo dhaafay ka dhacay magaalada caasimada u ah Itoobiya ee Addis Ababa kadib caro ka dhalatay dilka...