Ruush

Taliyaha Xoogga dalka oo digniin culus u diray dadka Isticmaala Astaamaha iyo Tu...

Muqdisho(SONNA)--Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo Shir Jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in maalmihii la soo dhaafay ay soo badanayeen shaqsiyaad gaar ah oo isticmaala Gaa...

Ciidanka Kumaandooska oo soo qabtay Horjoogayaashii Al-shabaab ee Sirdoonka iyo ...

Mubaarak(SONNA)--Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka Soomaaliyeed oo beryaaanba waday howlgalo lagu baadigoobayo deegaanada ay ku dhuumaaleeysanayaan Maleeshiyaadka Argagixisada Al-...

Madaxweyne Farmaamjo oo ka tacsiyeeyay geerida madaxweynihii hore ee Puntland

Muqdisho-(SONNA)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Ca...

Wasiirka Shaqada XFS oo Xafiiskiisa ku qaabbilay Madaxa IOM ee Soomaaliya

Muqisho(SONNA)--Wasiirka Shaqada XFS Mudane, Saddiiq Xirsi Warfaa ayaa Maanta  Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ku qaabbilay Madaxa cusub ee howlgalka Soomaaliy...

Dhallinyaro hal Abuur Ganacsi cusub ku soo kordhiyay Magaalada Xudur “SAWIRRO”

Xudur(SONNA)--Hal abuurkaan ganacsi cusub oo ay dhallinyarada magaalada ka horgeliyeen ayaa ah xaruun lagu iibiyo agabka isboortiga isla markaana lagu buufiyo qoraalo, calaamada...

Xeer ilaalinta Qaranka oo war kasoo saartay dil ka dhacay Waddada Makka Al-mukar...

Muqisho(SONNA)-Dilka Marxuum Maxamed C/qaadir ayaa ka dhacay wadadda Maka Almukarama, agagaarka Tre biano, waxaana Gaari uu watay rasaas ku furay Askar ilaalo u ah Wasiirka Cada...

Madaxweynihii hore ee Maamul goboleedka Puntland, Maxamed Cabdi Xaashi oo xalay ...

Madaxweynihii hore ee Maamul goboleedka Puntland, Maxamed Cabdi Xaashi ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Marxuumka oo maalmahan xanuunsanaa aya...

Nin ku labisnaa dharka Dumarka oo Balcad lagu qabtay

Balcad(SONNA)--Ciidamada Maamulka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxay xalay gudaha degmadaasi ay ka qabteen Nin la sheegay in uu ku labisnaa dharka Dumarka,kaasi...

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo dib u bilaabeysa Bixinta Baasaboorka....

Muqdisho(SONNA)--Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) waxay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudihiisa ku wargelineysaa in maalinta Axadda ah ee taariikhdu tahay,July...

Shir looga hadlayo Fatahaadaha Webiga Shabeelle oo laga daahfuray Beledweyne

Beledeyne(SONNA)--Madaxweynaha dowlad goboledka Hirshabele Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta daah furay qorshe lagaga hortagaayo fatahadaha Wabiga Shabeele uu ka geysto deegaanada Hi...

Mashruuc cusub oo laga dhagax dhigay garoonka ciyaaraha ee Muqdisho

Muqdish(SONNA)--Mashruuc lagu horumarinaayo Garoonka Kubadda Cagta ee Mogadisho stadium ayaa maanta waxaa dhagax dhigay Wasiirrada Dhallinyarada iyo ciyaaraha ee XFS, Khadiijo Maxa...

La soco xaaladaha ugu dambeeya ee Corona Virus, COVID19

Caabuqa koroona fayrays ee sababa cudurka COVD-19 wuxuu gaari karaa waddan kasta si dhakhso leh, waxaan shaki ku jirin in waddamo badani aanay heysan sheybaaro casriya, qalab tayey...