Home Maqaallada

Maqaallada

Xuska maalinta Saxaafadda ee Soomaaliya (warbixin)

21-ka Janaayo waa maalin qaran oo ku weeyn quluubta bulshada,waxaana manta oo kale loo dabbaldegaa munaasabadda maalinta warbaahinta Soomaaliya oo aasaaskeeda ama bud-dhigeeda laga...

Wakaaladda Wararka SONNA oo u dabbaaldegtay xuska 58-aad (warbixin)

Wakaaladaha wararka waa hey’ado u xilsaaran ,ururita iyo habeynta wararka iyo guud ahaan raadinta  macluuumaadka kale ee loo gudbiyo bulsho weynta caalamka,waxayna wakaaladuhu u qe...

Xuska Maalinta Ciidamada Boliiska ee 20-ka Disember

20-ka disember ,waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee umadda,gaar ahaan aasaaska ciidamada Boliiska oo ka mid ah qeybaha ciidamada ee xi...

3-da December Maalinta Caalamiga ah ee Dadka Naafada ah (warbixin)

Guud ahaan madaxda iyo shucuubta dalalka caalamka ayaa manta u dabbaaldegaya xuska maalinta caalamiga ah ee  Naafada Xuska  maalinta Naafadaoo waa mid sanadle ah,waxaana lagu dh...

Soomaaliya iyo dalal kale oo xusay maalinta ciribtirka xadgudubyada ku dhaca haw...

Xaflado ay horkacayaan Qaramada Midoobay ayaa maalinimadii shalay oo ku beegneyd 25-ka November ka kala dhacay guud ahaan dalalka caalamka,gaar ahaan gudaha Dalka Soomaaliya. Ma...

Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada

Maanta waa maalin ku wayn quluubta umadda Soomaaliyeed, waxayna ku beegan tahay sanadguuradii 47-aad maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel kasta  oo Soomaali joogtaba ...

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurka Oof-wareenka (warbixin)

Dalalka dunida ayaa manta u dabbaaldegaya xuska  munaasabadda 12-ka Nofembar oo ah maalinta wacyigelinta cudurka ku dhaca sanbabaha ee loo yaqanno Oof-wareenka Oof-wareen waa xa...

Xuska maalinta caalamiga ah ee soo afjaridda tacadiyada lala beegsado Suxufiyiin...

Dalalka caalamka ayaa manta u dabbaaldegaya xuska munaasabadda maalinta caalamiga ah ee soo afjaridda ciqaab la’aanta dambiyada  ee loo geysto qeybaha suxuufiyiinta ee ka howlgala ...

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka xusaya maalinta caasimadaha

Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa 31-ka Oktoobar u aqoonsaday maalinta magaalooyinka adduunka,si kor logu qaado danaha bulshooyinka caalamka,iyadoo la riixayo iskaash...

Wakhtiga iyo Masaafadu ma kala Gooyaan Saaxiibbada Dhabta ah sida Shiinaha iyo S...

Muqdisho, (SONNA)Oct 28, 2021;  Konton sanno ka hor maanta oo kale, dalka Shiinuhu waxa uu dib u soo ceshaday booskiisii xaqa ahaa ee Qaramada Midoobay.Soomaalidu waxa ay ugu farxe...

Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe (warbixin)

Waxaa nasiib darraa in muddo afar sano ah oo ka soo wareegatay qaraxii Soobbe ee galaaftay in ku dhow dad gaaraya kun iyo shan boqol oo ruux, in weli ay jiraan kooxo hubeysan oo u ...

Xal ayaan u aragnaa go’aanka Maxkamadda Caddaaladda ee ICJ (warbixin)   

Waxaa xaqiiqo ah in caalamkani uu yahay mid loo asteeyay aadanaha oo loogu talagalay in ay ka helaan adeegyada aasaasiga ah ee ku habboon nolosha,iyadoo sharci ahaan la dhowrayo xa...