Aadan Sooyaal

Ergeyga gaarka ah ee gurmadka abaaraha oo kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyee...

Ottawa-(SONNA)-Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ...

Soomaaliya iyo Maraykanka oo kala saxiixday heshiis dhaqaale+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday 86.7 Milyan USD oo lagu Horumarinayo Dimuqraadiyadda , Maaamulka, Xasilinta iyo Adkeysiga oo muhiimad gaar a...

Wasiirka difaaca XFS oo gaaray jiidaha argagixisada lagula dagaallamayo ee gobol...

Baxdo-(SONNA)-Wasiirka Gaashaandhigga,Taliyaha Ciidamada Xoogga iyo Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga ayaa gaaray furimaha dagaalka deegaannada hoostaga degmada Baxdo ee Gobolka ...

Soomaaliya iyo Qadar oo iska kaashanaya horumarinta gaadiidka

Canada-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa magaalada Montreal ee dalka Canada kula kulantay dhi...

Xubin ka mid ahaa kooxda Al-shabaab oo isu soo dhiibay Ciidanka Daraawiishta Gal...

Gaalkacyo-(SONNA)-Cabdullaahi Cali Xuseen (Cali qoodaar) oo ah wiil da’yar oo ay kooxda argagixisada ah ee Al- shabaab xoog kaga soo Askareeyeen magaalada Bacaadweyne ee gobolka Mu...

Wasiirka Wasaaradda howlaha guud oo daah furay shirka Ban-baxa Wasaaradda howlah...

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda howlaha guud, dib u dhiska iyo Guriyeynta DFS Mudane, Ismaaciil Cabdiraxmaan Shiikh Bashiir oo ay wehelinayaan Wasiir kuxigeenka Maxamed Cali M...

Ciidanka xoogga dalka oo maanta Al-shabaab kala wareegay deegaanno muhiim u ahaa...

Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Daariishta Gobolka Shabeellada hoose iyo Qeybta 12ka April ee Ciidanka xoogga Dalka  Ayaa Maanta la wareegay Gacan ku haynta deegaannada Jambaluul iyo Kax...

Wasaaradda Kalluumeysiga oo soo gudbisay bayaan ku saabsan ilaalinta kheyraadka ...

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda DFS, waxay halkan ku soo gudbinaysaa bayaan ku saabsan ilaalinta kheyraadka nool ee badaheenna ku jira. Wasaaradda...

Ciidamada Xooga Dalka Gobolka Bakool oo maanta howgallo ka sameeyey deegaanno ho...

Xuddur-(SONNA)-Saraakiisha Ciidamada Guutada 9aad Qeybta 60-aad ee CXD iyo Maamulka Gobolka Bakool ayaa horkacayay howgalladaan maanta laga sameeyay deegaanno hoos taga degmada xud...

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celisay tahriibayaal ku xannibnaa Libya...

Muqdisho-(SONNA)-Xafiiska Ergayga Gaarka ee dib u soo celinta Muhaajiriinta iyo Carruurta ee Dowladda Soomaaliya, ayaa maanta dalka dib ugusoo celiyey 9 dhallinyaro Soomaaliyeed oo...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray xarunta hooyada iyo dhallaanka ee degmada Shib...

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarigga ka jaray xarunta Hooyada iyo Dhallaanka (MCH) ee De...

Ciidanka xoogga dalka oo caawinaya beeraleyda gobolka Hiiraan+Sawirro

Buulo-burte-(SONNA)-Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka ee dhowaan kooxda argagixisada Al-shabaab ka xoreeyay degaanno badan oo ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa billaabay inay ca...