Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo digniin ka soo saaray maleeshiyaadka amniga qalqalgalinaya
    June 4, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo u Hambalyeeyay guddoonka cusub ee Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed
    June 4, 2026
    Mahad Maxamed Sheekh oo ku guuleystay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed
    June 4, 2026
    War-saxaafadeed: Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay falalka lagu dhaawacayo amniga caasimadda
    June 3, 2026
    Wasiirro ka tirsan xukuumadda FS oo u daawasho tagay horyaalka Soomaaliya oo koraya
    June 3, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Sergio Busquets oo diiday in la isla barbardhigo Tababarihii hore ee Barcelona Ernesto Valverde iyo midka cusub ee Quique Setien.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Sergio Busquets oo diiday in la isla barbardhigo Tababarihii hore ee Barcelona Ernesto Valverde iyo midka cusub ee Quique Setien.
Ciyaaraha

Sergio Busquets oo diiday in la isla barbardhigo Tababarihii hore ee Barcelona Ernesto Valverde iyo midka cusub ee Quique Setien.

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 21, 2020
2 Min Read
Share

Barcelona(SONNA)-Sergio Busquets ayaa diiday in la isla barbardhigo tababarihiisii hore ee Ernesto Valverde iyo hoggaamiyaha talada kooxda la wareegay dhawaantan ee Quique Setien kaddib guushii Barcelona ay 1-0 uga gaartay Granada.

Guuldarradii Spanish Super Cup ee ka soo gaartay Atletico Madrid 10 maalmood ka hor ayaa dhalisay in Barcelona ay ceyriso Valverde oo ay ku badasho tababarihii hore ee Real Betis, Quique Setien.

61-sano jirkaan ayaa wayihiisa macallinimo ee kooxda Barcelona ku bilaabay guul ay Barca ku gaartay garoonkeeda Camp Nou, kuna heshay saddex dhibcood oo nadiif ah, waxaana xusid mudan in kooxdiisa cusub uu ka dhigay mid ku raaxaysanaysay kubadda oo inta badan kubad haysashada ku wanaagsanayd, tiyoo ay jirto inuu kabtanka kooxda ee Lionel Messi uu  dhaliyay goolkiisii 12-aad dhammaan kulammada uu ka uu ka hor tagay kooxda Granada.

Kaddib kulanka ayuu kabtan ku xigeenka kooxda Barcelona ee Sergio Busquets tilmaamay inay qasab tahay in aan la isla barbardhigi karin labada hoggaamiye ee kala ah macallinkii hore ee kooxda laga cayriyay ee Ernesto Valverde iyo hoggaamiyaha talada kooxda la wareegay dhawaan ee Quique Setien.

“Looma baahna in la isla barbardhigo labada hoggaamiye.” ayuu ciyaaryahanka khadka dhexe ee Busquets u sheegay war sidaha reer Spain ee  AS.

“Tababaraha kasta wuxuu leeyahay qaabkiisa iyo fikirka uu ka haysto kubadda cagta, waad arki doontaa wixii Setien na faray inaan sameyno kulan walba.

“Ma doonayo in aan shaaciyo waxa uu ina faray macallinkeenna cusub, kulana waxaan xakamaynay kubadda, waxaanan soo saameynay fursado badan, hoggaan ahaanna waan ku faraxsanayn wax walba oo uu ahaa Ernesto, sidoo kale iminka aad ayaan ugu faraxsannahay Quique Setien.” ayuu hadalkiisa ku sii daray raaca dhisaha Kooxda Barcelona ee Sergio.

Barcelona ayaa kulankii xalay ay wajahday Garanada gacanta ku haysay ciyaarta inteeda badan, iyadoo ay wiilasha Barca abuureen fursado badan oo dahabi ahaa, balse aan gool loo badalin ka hor inta uusan Messi goolka guusha lugta midig ku dhalin kulanka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo digniin ka soo saaray maleeshiyaadka amniga qalqalgalinaya

Muqdisho (SONNA): Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Korneyl Mahdi Cumar oo shir jaraa’id…

June 4, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025

Dooxa (SONNA): Xulka kubadda cagta Qarankeena Soomaaliya ayaa galabta guuldarro aysan u qalmin kala kulmay dhiggooda Oman, kuwaas oo ay…

Ciyaaraha
November 26, 2025

Macalin Ole Gunnar Solskjær oo si weyn u ammaanay Klopp kahor kulanka ay caawa ku wada ciyaari doonaan Anfield

Manchester(SONNA)- Macalinka kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa si weyn u ammaanay qaab ciyaareedka naadiga uu hoggaamiyo…

Ciyaaraha
January 21, 2020

Ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga bisha October ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey…. (Kooxaha waaweyn oo labo ku leh)

England(SONNA)-Waxaa la shaaciyey ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga bishii October ugu fiicnaa horyaalka Premier League, waxaana ku tartamaya lix ciyaaryahan…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan oo caawa markale ka soo muqan doono Tartanka Kubadda Cagta Qaarada Afrika

Muqdisho(SONNNA);-Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan oo caawa ka soo muuqan doona kulankii shanaad Tartanka Kubadda Cagta Koobka Qaramada Qaarada Afrika ee…

Ciyaaraha
January 28, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023