Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga bisha October ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey…. (Kooxaha waaweyn oo labo ku leh)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga bisha October ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey…. (Kooxaha waaweyn oo labo ku leh)
CaalamkaCiyaaraha

Ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga bisha October ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey…. (Kooxaha waaweyn oo labo ku leh)

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 1, 2019
2 Min Read
Share

England(SONNA)-Waxaa la shaaciyey ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga bishii October ugu fiicnaa horyaalka Premier League, waxaana ku tartamaya lix ciyaaryahan oo wacdaro ka dhigay horyaalka bishii la soo dhaafay.

Ilkay Gundogan, Willian, Jamie Vardy, ayaa ka mid ah musharixiinta abaalmarinta Premier League ee billaha ah ee bisha October.

Kabtanka Aston Villa ee Jack Grealish ayaa qeyb ka ah musharraxiinta abaal-marinta laacibka bisha, wuxuu kaalin muhiim ah ka qaatay laba guulood ay kooxdiisa gaartay bishii lasoo dhaafay, waxay 5-1 kaga badiyeen Norwich City, wuxuuna dhaliyay gool, halka sidoo kale uu gool caawiyay kulankii ay 2-1 kaga badiyeen Brighton & Hove Albion.

Xiddiga xulka qaranka Germany iyo kooxda Manchester City ee Ilkay Gundogan ayaa qeyb ka ah liiskan musharaxiintan kaasoo bishii hore si cajiib ah ugu ciyaaray khadka dhexe kooxda difaacaneysa horyaalka Premier League, isagoo 94% baasaskii uu sameeyay ay noqdeen kuwa sax ah saddexdii kulan uu ciyaaray, wuxuuna sidoo kale dhaliyay gool ciyaartii ay 3-0 kaga adkaadeen Aston Villa.

Goolhayaha kooxda Sheffield United ee Dean Henderson ayaa ilaashaday shabaqiisa labo kulan, waxaana ka mid ah kulankii ay 1-0 kaga adkaadeen Arsenal, wuxuuna sameeyay siddeed badbaadin, xilli Sheffield United aysan wax guuldaro ah la kulmin bishii October.

Xiddiga khadka dhexe ee reer Belguin iyo kooxda Leicester City ee Youri Tielemans ayaa wuxuu dhaliyay gool cajiib ah kulankii ay wajaheen naadiga Burnley, wuxuuna sidoo kale dhaliyay gool isla markaana sameeyay caawin kulankii Leicester City ay 9-0 kaga badisay Southampton.

Jamie Vardy ayaa sidoo kale shabaqa soo taabtay kulankii Burnley wuxuuna seddexleey ku soo dhaliyay garoonka St Mary ee kooxda Southampton, wuxuuna hoggaaminayaa tartanka gooldhalinta ee horyaalka Premier League, isagoo ilaa iyo haatan dhaliyay 9 gool.

Xiddiga reer Brazil ee Willian ayaa ciyaaray kaliya 20 daqiiqo oo ka mid ah saddex guul oo ay Chelsea gaartay bishii October, wuxuu caawiyay gool kulankii Southampton, ka hor inta uusan hal gool dhalinin isla kulankaas, sidoo kale wuxuu gool ka dhaliyay kulankii Burnley.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood

Muqdisho(SONNA(:-Natiijada kulanka xalay ee Tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo u dhexeeyey degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir iyo Degmada Laascaanood ee…

CiyaarahaWararka
March 1, 2025

Waa tee kooxda ay Arsenal wadahadallada la furtay si ay u siiyaan Mesut Ozil?

London(SONNA)-Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay wadahadallo la furtay naadiga Fenerbahce si ay ugala xaajoodaan suurto-galnimada heshiis…

Ciyaaraha
October 10, 2019

Diyaaradaha Israa’iil oo duqeeyay Marinka Qaza

Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeyn xagga cirka ah ku qaaday saddex goobood oo kala duwan oo ku yaalla marinka…

Caalamka
January 7, 2023

Golaha ammaanka oo canbareeyay go’aan ka soo baxay Daaliban

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku booriyay Daalibaan inay ka waantobaan  siyaasadaha lagu beegsanayo Haweenka Afgaanistaan, iyagoo walaac ka…

CaalamkaWararka
December 28, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023