Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta XFS oo la kulmay wafdi ka socda Hay’adda IOM
    September 28, 2025
    Kulanka Hordhaca ah ee Yagleelidda Ururka Qiimeynta Soomaaliya
    September 28, 2025
    Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Waqooyi Bari oo soo gaaray Muqdisho
    September 28, 2025
    Muxuu Wasiir Xoosh Kala hadlay Guddiga Xiriirka Arrimaha Xasillinta?
    September 28, 2025
    Wasiirka Amniga oo kulan la qaatay Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya
    September 28, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
    Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
    September 1, 2025
    Madaxda Ruushka & W/Kuuriya oo todobad kadib ku wajahan Shiinaha
    August 28, 2025
    Drone nooc cusub ah oo Dunida ku soo biiray
    August 16, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Wax ka ogoow Taariikhda Farsamo yaqaankii ugu horreeyay ee Raadiyo Muqdisho (SAWIRRO)
    September 24, 2025
    Guushu waa adigoo wax yar Cagaha Dhulka ku haya (FAALLO)
    September 15, 2025
    Afar fariimood oo ay dirtay jabinta difaacyadii iyo duullaankii Khawaarijta
    September 15, 2025
    Gobolka Banaadir oo qeyb ka noqday abaabulka wajiga cusub ee la dagaalanka khawaarijta
    August 30, 2025
    Xogaha Shidaalka Soomaaliya (WARBIXN)
    August 29, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
Reading: Hindisaha Kaabaha Dhaqaale : Wadada Nabadda ee Wakhtiga Cusub  
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Hindisaha Kaabaha Dhaqaale : Wadada Nabadda ee Wakhtiga Cusub  
Maqaallada

Hindisaha Kaabaha Dhaqaale : Wadada Nabadda ee Wakhtiga Cusub  

By Abdulkadir
Last updated: November 12, 2023
8 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Is ogolaanshaha iyo wada-noolashada waxa uu kumanaan-sano u ahaa qaranka Shiinaha yool. 2013-kii Madaxweyne Xi Jinping ayaa soo bandhigay hindisaha(Belt and Road Initiative) oo ah mashruuc kaabe dhaqaale ah, iyada oo u jeedka laga leeyahay uu yahay in la dhiira-geliyo horumar nabbad ah, loona helo dunida nolol wanaagsan.

10-kii sano ee la soo dhaafay, waxaa aad u kordhayey rumoowidda arragtida hiddisahan. Bishii hore, Shirka Iskaashiga Caalamiga ah ee hindisahan(Belt and Road Forum for International Cooperation) kiisa 3-aad ee noociisa ayaa lagu qabtay caasimadda waddanka Shiinaha ee Beijing, waxaana ka soo qayb galay in ka badan 10’000 wakiila ah oo ka kala socday 151 dal oo ay Soomaaliya ku jirto iyo ururo caalami ah.

 

Waayahan, dunida waxa ka jira xasilooni darro weyn iyo isbeddelo. Colaadda Falastiin iyo Isra’iil  waa  weyn tahay halka mushaakiladda Ukraine ay  weli jiitamayso. Waa inaan laba daran mid dooranaa. Ma waxa aan dooranaa wax-wada qabsi mise go’doomin, garab-istaaag ama kala qayb-sanaan mise inaan si wadajira hore ugu socona ama waddooyin kale oo gooni ah ? Jawaabta waxa ay taageero siinaysaa in hindisaha BRI uu yahay mid wajiyo badan oo dhisaya bulsho mustaqbal wadaag ah, si looga hadlo caqabadaha ka jira adduunka, waa inaan joogteynaa in aan nabbad kuwada jirno ebed.

 

Madaxweyne Xi Jingping ayaa khudbadiisa shirka Caalamiga ah ee BRF ku sheegay in Beni’aadamka uu yahay bulsho mustaqbal wadaaga; iskaashi guuleysta ayaa ah wadada la hubo ee guusha in la daahfuro hindisooyin waaweyn oo laga wada faa’ido; wada xiriirta ahna (Silk Road) ee muhiimada nabbbad, wax wada-qabsiga, isu-furnaanshaha, fursado loo siman yahay, in wax la kala barto ama la wada faa’ido waa isha uga muhiimsan ee awoodda iskaashiga kaabaha dhaqaale(Belt and Road Cooperation). Beijing waxa  ay dunida u dirtay farriin cad taas oo ah in aan u baahanay wax-wadaqabsi, isu furnaan iyo natiijo guul u wada ah, ma ahan qayb-sanaan, iska hor-keyn, go’doomin ama siyaasadda ah in dhinac uu guuleysto, dhinaca kalena uu khasaaro. ka sokow in uu jiro isbedelo waaweyn in aan la arag mudo qarni ah, Iskashiga kaabaha dhaqaale waxa uu tamar weyn siinaya xasiloonida iyo nabbadda adduunka.

 

Baaqa in la is ixtiraamo :- Hindisaha kaabaha dhaqaale(BRI) Shiinaha ayaa figradiisa leh waxaana ay la wadaagtay adduunka. Mana ahan wax afka baarkiisa ka ah Shiinaha balse waa  wax ka wada farxinaya dalalka qaybta ka ah, wuxuuna ku dhisan yahay wada tashi, wax iska darsi si loo wada faa’iido. In la sii wado  hindisahaan, Shiinaha marnaba ma faragelin doona arrimaha gudaha ee dalal kale, kumana soo rogi doono nidaamkiisa horumar ee bulsho, Shiinaha ma ciyaaro siyaasadda ku salleysan fara-gelinta, laakiin waxa uu abuurayaa hab iskaashi oo la wada guuleysto, Shiiinaha ma doonayo in koox yar ay meel isku oodo balse waxa ay dooneysa qoys weyn oo dhammaan dalalka adduunka ay ku wada noolaan karaan si is-gol ah.

 

Waxa ay sii wadaysaa natiijooyin wada guuleysta :- Hindhisaha kaabaha dhaqaale(BRI) waxa uu hadafkiisu yahay in wax badan oo weyn la wada dhisto lana sameeyo, waxa uu ka soo horjeedaa in la abuuro naadiyo yar-yar mise laga raadiyo dano gaar ah. 10-kii sano ee la soo dhaafay, waxa sare loo qaaday iskaashiga u dhaxeeya mashruucan iyo ajendaha Qaramada Midoobey ee 2030 ee ah horumarka waara, Ajendaha Midowga Africa ee 2063-da iyo sidoo kale qorshayaasha horumarka ururada caalamiga iyo kuwa gobalkaba. In si weyn loo mideeyo dhaqaalaha iyo iskaashiga waxa ay keeni doontaa nabad iyo xasilooni dunida oo dhan ah. Madaxweyne Xi Jinping ayaa tilmaamay casriyeynta Shiinaha wado in aysan ahayn dalka kaliya balse uu hormarinayo waddamada iyada oo la sameynayo dadaal wadajir ah. Wuxuu ka sheegay furintaanka xafladda in Shiinaha uu ballaarin doono suuqa, isbedel dheeraad ahna ku sameynayo dhinacyada shirkadaha dowladdu leedahay, dhaqaalaha danabeysan, hal-abuurka dadka, iyo sida ay dowladda wax u soo iibsato, ayna u gasho heshiis ganacsi oo xor ah iyo ilaalinta heshiisyada maalgashi ee dalalka kale. Suurta-galnimada in Shiinaha uu yahay suuqa uga weyn ee adduunka waa ay sii soconaysaa. Hay’adaha Maaliyadeed ee dowladda Shiinaha waxa ay hirgeliyeen lacagta waddanka ku maal-gelinayaa fursado cusub ayna ku taageerayaan mashaariicda kaabaha dhaqaale oo ku sallaysan cilmi-baaris si fiican loo darsay. Shiinaha waxa uu dhiira-gelinayaa shaqaalaha wadadamada iyada oo loo marayo mashariicda iskaashi lana fulinayo 1,000 mashaariicyo kale oo kaabayaa noloshooda. Waxa aan aaminsanahay in tallaabadan muhiimka ay sare u qaadi doonto horumarka ayna fursad weyn siini doonto casriyeynta dunida.

 

Tamarsiinta horumarka :- Aragtida hindisaha BRI ee la taaban karo waa mid furan, ahna mid laga wada faa’ido. Soomaaliya waxa ay ku biirtay mashruucaan sannadkii 2018-dii, Shiinaha waa dalka ay Soomaaliya ganansiga uga weyn ay la leedahay sannado badan. Shiinaha waxa uu Soomaaliya ka taageera halkaan iyo fagaaraha caalamka. Sannadkii la soo dhaafay, Shiinaha waxa uu ka caawiyey Soomaaliya dhinacyada amniga, cunnada, daryeelka agoomo, tababaro, deeqo waxbarasho iyo sidoo kale dayactirka cusbitaalo, iskuulo iyo dhismaha hay’ado dawli ah.  Wuu ku mahadsan yahay Shiinaha deeqaha waxbarasho ee uu siiyey boqalaalka Soomaalida ah ee ay ku jiraan Diplomasiyiin, saraakiil militari, iyo garsoor, khubaro dhanka gaadiidka, saxafiyiin iyo arday oo helay fursad ay ku aadan Shiinaha iyaga oo u tagaya tabaro xirfadeed iyo barnaamijyo jaamacadeed.

 

Horaantii Qarnigii 15-aad, bad-mareenkii caanka ahaa ee Shiinaha, Zheng He ayaa ayaa xilligii Ming Dynasty safaro badan ku yimid Muqdisho, weli waa la xasuusta maanta. Wuxuu ku guuleystay taariikhda in uusan ahayn qof wax ku qabsanaya Markab dagaal, qori ama seef. Taa cagsigeeda waxaa lagu xasuustaa in uu ahaa saaxiib, wakiil ama Safiir badmareen ah. Mashruuca BRI waxa uu sidoo kale caddeynayaa in horumarka nabadeed iyo iskaashi wada guuleysta in uu muujinayo isbedel guud ee himilada dadka. Isku-hor-imaadka habkii dagaalka qaboobaa iyo in lakala dhantaalo dadaalada waxa ay aadaysaa cagsiga hirka taariikhda, meelna ma gaarayo. Shiinaha iyo Soomaaliya waa laba dal oo nabbadda jecel. October 27, labadeena dal waxa ay u codeeyeen qaraar ku baaqaya xabad joojin bini’aadanimo oo la dhex-dhigo Gaza kullankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyagoo wadaagaya dareenka nolosha dadka aan waxba galabsan iyo rabitaanka nabad. Shiinaha waxa uu sii wadayaa in uu maro dhabaha horurmarka nabad ah,siina wado  halganka Belt & Road isagoo ka yeelaya waddo nabad gacantana is haysta Soomaaliya iyo dalalka kale si loo gaaro amni iyo horumar loo siman yahay.

Waxa qoray Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Amb. Fei Shengchao

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta XFS oo la kulmay wafdi ka socda Hay’adda IOM

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr.…

September 28, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Khawaarijta Al-shabaab oo lagu jabiyey dagaalka tooska ah

Muqdisho.(SONNA):- Kooxda Khawaarijta Al-shabaab ayaa ku jabay dagaalka tooska ah ee ay la galeen ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya xoogagga…

GudahaMaqaalladaWararka
March 12, 2023

Sidee ugu baxay Al-shaab magaca ah Khawaarita? (WARBXIN)

Kooxda Maleeshiyaadka Khawaarijta ayaa waxay yihiin Urur Maafiya ah oo aan wax shaqo ah ku lahayn Diinta Islaamka oo aan…

GudahaMaqaallada
January 7, 2023

Soomaaliya iyo saameynta Isbedelka Cimilada

Inta badan Dunida waxaa sanooyinkii ugu dambeeyay soo kordhaayay Abaaro, Daadad, Fataahado iyo wixii la mid ah, kuwaasi oo halis…

EnvironmentGudahaMaqaalladaWararka
August 1, 2025

Khawaarijta oo wayday xubin muhiim u ahayd(Warbixin).

Muqdisho.(SONNA):- Bishan waxay ahayd bil si weyn loo gumaaday Kooxda argagaxisada ah ee Khawaarijta, gaar ahaan Gobolka Shabeellada Dhexe, waxaana…

GudahaMaqaalladaWararka
December 18, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023