Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliye Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo gaaray Baydhabo
    May 13, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kampala kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Sacuudiga
    May 13, 2026
    Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub
    May 13, 2026
    Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta oo xilka la wareegay
    May 12, 2026
    Maareeyaha Hay’adda NIRA oo Ivory coast uga qaybgalaya shirka ID4Africa
    May 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Waa kuma horjoogaha ajanabiga ah ee lagu dilay gobolka Bakool? (Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Waa kuma horjoogaha ajanabiga ah ee lagu dilay gobolka Bakool? (Warbixin)
Maqaallada

Waa kuma horjoogaha ajanabiga ah ee lagu dilay gobolka Bakool? (Warbixin)

By Dahir Aadan Cali
Last updated: July 26, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):- Jabka Khawaarijta Al-shabaab lagu gaarsiinayo howlgallada wali ka soconaya Dalka ee ay iska kaashanayaan shacabka iyo ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, haatanna waa dhinaca Bakool.

Howlgal qorsheysan oo ciidamada Dowladda federaalka ay ka sameeyeen deegaan hoostaga degmada waajid ee gobolka Bakool, waxaa khasaaro xoog leh lagu gaarsiiyay maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab.

Ku dhowaad 25-ka ka tirsanaa argagixisada ayaa halkaas lagu dilay, kuwaas oo isku diyaarinayay dhagarta shacabka Soomaaliyeed, 25-ka la dilay, shan ka mid ah waxay ahaayeen ajaaniib oo isku soo baheystay dulminta iyo duibaateynta shacabka.

Shanta Khawaarij ee ajaaniibta ah waxaa ku jiray horjoogihii hoggaaminayay waxay ugu yeereen jabhadaha, kuwaas oo qaabilsanaa deegaanno hoostaga degmada Waajid ee gobolka Bakool.

Horjoogahan ajanabiga ah ayaa u dhashay Dalka Tanzaaniya, sida aan ka helnay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay.

Guddoomiyaha degmada waajid ee gobolka Bakool Maxamed Macallin Yuusuf oo la hadlay warbaahinta Qaranka, waxa uu xaqiijiyay geerida Khawaarijtan isugu jira Soomaalida iyo ajaaniibta, waxaa sii badanaya horjoogayaasha lagu dilayo howlgallada qorsheysan. Howlgallo fara badan oo kuwan la mid ah oo lagu dilay horjoogayaal fara badan oo shacabka dhibayay, kuwaas oo laga fuliyay gobollada Jubbooyinka.

Ciidamada xoogga Dalku, wali waxay u taagan yihiin badbaadinta shacabka iyo dhabar jabinta Khawaarijta oo hadda gabalkooda sii dhacayo.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Taliye Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo gaaray Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa goordhaw gaaray magaalada Baydhabo ee…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Kulan ciyaareed xiiso badan oo lagu soo dhaweynayo Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo lagu qabtay Baydhabo

Baydhabo(SONNA):-Kulan ciyaareed xiiso badan oo lagu soo dhaweynaayo Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud looguna diyaar…

MaqaalladaWararka
November 25, 2023

Neef gowracan geedo kama waabto (warbixin)

Muqdisho (SONNA) Kooxda khawaarijta Al-shabaab ayaa hada xaladoodu mareeysaa heer gaba qabo ah iyadoona geesiyaasha xoogga dalka iyo kuwa degaanka…

MaqaalladaWararka
January 22, 2023

Dagaal Ooge Abiy oo ku hor kufay Masraxa siyaasadda (WARBIXIN)

Inta aan u gudagalin mowduuca warbixinta aan marka hore jalleecno wareysiga uu Raiisul-wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Jaamac Axmed…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
January 21, 2024

Khawaariijtu waa shufto aan shaqo ku lahayn Diinta

Muqdisho(SONNA):-Kooxda Maleeshiyaadka Khawaarijta oo ah Urur Maafiya ah oo aan wax shaqo ah ku lahayn Diinta Islaamka oo aan caqiido…

MaqaalladaWararka
February 20, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023