Dahir Aadan Cali

Maamulka gobolka Gedo oo faah faahin ka bixiyay weerar ay argagixisada ku dishay...

Muqdisho.(SONNA):- Maamulka gobolka Gedo ka warbixiyay dhacdadii kooxda argagixisada Al-shabaab dad rayid ah oo ceel ka qodayey deegaanka Girileey ay ugu geysteen xasuuq maalintii ...

Ciidamo Militari oo la wareegay talada dalka Burkina Faso

Muqdisho.(SONNA):- Captain Ibrahim Traoré ayaa lawareegay awoodii dalka BurkinaFaso, wuxuu kala diray dowladda, isagoona sidoo kale laalay dastuurkii dalkaas. Wakaalada wararka ...

Ra’iisal wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay James Swan+Sawirro

Muqdisho.(SONNA):- Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u...

Ciidanka xoogga dalka oo baacsanaya argagixisada

Muqdisho.(SONNA):- Dagaal u dhaxeeyo ciidamada dowlada fadaraalka iyo maleeshiyada Al-shabaab ayaa hadda ka socdo tuulada Caracase oo u dhaxaysa degmooyinka Baladxaawo iyo Garbahar...

Howl-wadeeno ka socda wasaaradda qorsheynta XFS oo safar aqoon kororsi ah ku soo...

Muqdisho.(SONNA):- Hawl-wadeenno ka socda wasaaradda qorsheynta,maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya ayaa safar aqoon kororsi ah shan cisho ah ku soo qaatay  magaalada...

Ciidamada xoogga dalka oo si buuxda ula wareegay deegaanka Moqokori ee gobolka H...

Muqdisho.(SONNA):- Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa saakay kooxaha argagixisada kala wareegay deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada ...

Ciidamada xoogga dalka oo argagixisada ka saaray deegaano ka tirsan gobolka Baay...

Muqdisho.(SONNA):- Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgalo ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Baay waxay kula wareegeen deegaannada kala ah Baayale,Caliyow Dooyow, Xaawa Dhaays...

Ciidamada DF oo deegaano hor leh kala wareegay argagixisada Al-shabaab+Sawirro

Muqdisho.(SONNA):- Ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa dadka deegaanka oo sii wada howlgalada ka dhanka ah argagixisada Al-shabaab ayaa saakay la wareegay deegaano hor leh oo ku...

In ku dhow Boqol qof oo ku geeriyootay Dagaal beeleed ka dhacay dalka Congo

Muqdisho.(SONNA):- Dagaal beeleedka gobolk Mai-Ndombe ku dhex maray beelaha Teke iyo Yaka wuxuu dhacay Arbacadi iyo Khamiisti. Dagaalka oo daba socday go’aan lagu kordhiyey cash...

Howlgalada lagu baacsanayo haraadiga maleeshiyada Al-shabaab oo ka socda Galmudu...

Muqdisho.(SONNA):- Saraakiisha ciidamada xoreynta deegaanada koonfurta gobolka mudug ayaa sheegay inay sii wadayaan dagaalka gobolka Mudug looga ciribtirayo maleeshiyaadka Al-shaba...

Wasiirka deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Soomaaliya oo la kulantay wasiirka ar...

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka deegaanka iyo isbeddelka cimilada Soomaaliya Marwo Khadija Mohamed Al-makhzoumi ayaa magaalada New York de dalka mareykanka kulan kula qaadatay wasiirka...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka qeyb galay martiqaad uu u sameeyay madaxweynaha Ma...

Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey aya...