Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka
    April 22, 2026
    Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta
    April 22, 2026
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Dagaalka Dalka looga xoreynayo Khawaarijta yuusan Dhab ka ahayn (warbixin).
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Dagaalka Dalka looga xoreynayo Khawaarijta yuusan Dhab ka ahayn (warbixin).
Maqaallada

Dagaalka Dalka looga xoreynayo Khawaarijta yuusan Dhab ka ahayn (warbixin).

By Dahir Aadan Cali
Last updated: May 16, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):- Dhallinyaradii S.Y.L, haddii ay keeneen gobonimo, iyagoo ka hor tagay gumeyste damaciisu ahaa in gacanta  hoostiisa ay geliyaan madax bannaanida dalkeenna,sidaasina taariikhda ay ku galeen, dhallinyarada hadda u bareertay howlgalka Khawaarijta miyey ku guuleysan doonaan in Soomaaliya ay ka dhigaan mid ka caaggan argagixisada sidaasina taariikhda ay ku galaan?

Muddo wadankeennu, wuxuu ku jiray amni-daro soo martay heerar kala duwan, waxayse ugu darneyd in xaaladdaas ay ka faa’ideystaan Khawaarij aan xurmeyn Diin iyo dhaqan iyagoo adeegsanaya dhallinyaro ay qaldeyn.

Inka badan, dhowr iyo toban Sano oo aan la nooleyn, labo dhibaato oo kala ah amni-daro iyo Khawaarij,waxaa kacaamay dhallinyaradii daweyn lahyd dhibaatooyinkaas ina curyaamiyay.

Haddii aan ku bilaabo dhanka ciidamada,dhallinyaro badan ayaa ku biiray. Kuwaas oo wacad ku maray in ay noqon doonaan furaha nabadda Soomaaliya iyo tallaabo ka qaadista kooxda Khawaarijta Al-shabaab.

Dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta,ee  hormuudka u tahay Dowladda Soomaaliya, dhallinyaro badan oo ajiibay ku biirista ciidanka qeybna ka noqdaan dagaalka ayaa fagaaraha dagaalka u tegay sidii ay uga guuleysan lahaayeen kooxda argagixisada Al-shabaab.

” Dhallinyaro badan oo adinka idinla mid ah oo walaalihiin ah, idinla dhashay, saaxiibo aad tihiin ayaa sii qul qulaya oo u socda meesha uu cadowgu joogo si ay dalka uga xoreeyaan cadowga, saakay ayaa ugu dambeysay magaalada dhallinyaraa ka sii baxeysay oo baabuur sii saaran oo sii socota, beri iyo beri dambe kuwo kale ayaa sii bixi doona, dalkan amni-darada dhallinyaraa keentay, amni-daradaa ka bixineynaa go’aan ah ayay gaareen dhallinyaradaas,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Go’aan dhallinyarada ee ku aadan in ay kooxaha Khawaarijta dalka ka qabtaan Kuma eka kuwa ku biiray ciidamada.

” kuwa ay u tegeen ee deegaannadii jooga, ee tuulada jooga ee fursadaha magaalada ka jira aananba arag ee nolosha Miyiga ku nool oo ah dadkeennu meeshu badan yahay ayaa kacay oo yiri anaguna waa idinkula jirbaaye cadowga aan iska qabano,”. ayuu yiri madaxweynaha JFS.

Dhallinyarada ciidamada ku jira iyo kuwa gobollada ku nool haddii ay go’aansadeen in ay gacan saaraan maleeshiyada Al-shabaab, halkeese ayuu taaganahay doorka Dhallinyarada caasimadda, muxuuse aragti ah oo uu madaxweynuhu ka qabaa?.

” Dhallinyarada magaalada joogta ayaa umaleysaa wali in meelaha qaarkood go’aan ka gaarin, li’anna Khawaarijta magaaladani ku dhex nooshahay, intaan maanta haddii si dhab ah loo hadlo in badan oo idinka mid ah dad Khawaarij ah oo magaalada ku nool oo ay yaqaanaan,ogyihiina meesha ay ku nool yihiin oo aanay sheegeynin ayaa jira, ama waa cabsanayaa ama waa qabiilkiisa,qaraabadiisa waaye qabiilkiisa waa daraateed,”.

Dagaalka Khawaarijta oo ay horkacayaan dhallinyarada ayaa keennay guulihii ugu horeeyay iyadoo la dareemay, daciifnimada Khawaarijta iyo awoodda dhallinyarada u leeyihiin in dalkooda ka xoreystaan argagixisada.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Muqdisho 22 Abriil 2026:— Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo…

April 22, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Tartan-Isgaarsiineedka Shirkadaha INTERNET-ka yuu faa’iido u yahay?

Magaca internet wuxuu ka yimid ereyga interconnection network, oo loo soo gaabiyey internet. Internet waa hab aduunka oo dhan u furan iney isu dhaafsadaan ogaalka,wacaasha, cilmiga,…

GudahaMaqaallada
December 4, 2024

Faarax Sh. Cabdulqaadir”sanadka 2030-ka dadka wax bartay waxay gaari doonaan 8 Malyan”

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh C/qaadir ayaa hambalyo ku aaddan 21-ka November u diray macallimiinta Soomaaliyeed. Wasiirka…

GudahaMaqaalladaWararkaWaxbarashada
November 21, 2023

Soomaaliya oo mar kale ka soo muuqaneysa saaxadda Caalamka (WARBIXIN)

Bishii Juun ee sannadkan, Madaxda Bariga Africa waxay ansixiyeen Warbixinta Xaqiijinta Codsiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, si ay uga mid noqoto…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
November 25, 2023

Khawaarijtu waxay maleegayeen ayay ku halaagmeen (WARBIXIN)

Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Bulshada Deegaanka, ayaa habeen hore fuliyay hawlgal aad u culus aadna loo qorsheeyay, kaasi oo…

GudahaMaqaallada
May 3, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023