Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Waalidiinta Dhallinyaro ku xiran dalka Maali oo tabashadooda la dhageystay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Waalidiinta Dhallinyaro ku xiran dalka Maali oo tabashadooda la dhageystay
GudahaWararka

Waalidiinta Dhallinyaro ku xiran dalka Maali oo tabashadooda la dhageystay

By Dahir Aadan Cali
Last updated: July 26, 2025
2 Min Read
Share

Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay waalidiinta dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran dalka Maali

Muqdisho, 26 July, 2025 – Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xildhibaan Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa maanta oo Sabti ah ku qaabilay dhismaha Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, tobaneeyo waalidiin oo ah ehellada dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran dalka Maali, isaga oo dhagaystay tabashadooda, ugana warbixiyay dadaalladii ugu dambeeyay ee dowladdu ku bixisay soo siidaynta muwaadiniintaasi.

Wasiir Isaaq Mursal, ayaa caddeeyay in Wasaaraddu xiriir kala samaysay arrinkani Dowladda Maali iyada oo loo maray Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Magaalada Addis Ababa, ayna si dhow ula shaqayneyso hayโ€™adaha ay khuseyso si loo fududeeyo soo sii deynta iyo dib u soo celinta dhammaan muwaadiniintaasi xiran. Waxa uu intaasi ku daray in wafdi ka socda dowladda uu dhawaan tagi doono magaalada Bamako si ay u sii dardargeliyaan dadaalladaasi.

Waxa uu markale caddeeyay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka goโ€™an tahay badbaadinta muwaadiniinteeda ee ku sugan dalka dibadiisa, isaga oo xusay in dad ka badan 700 oo qof laga soo daad gureeyay dibadda dalka si nabad ahna dib loogu soo celiyay dalka tan iyo horraantii sanadkan 2025-ka.

Wasiir kuxigeenka ayaa sidoo kale kula dardaarmay waalidiinta in ay kaalin mug leh ka qaataan sidii dhalinyarada looga wacyigelin lahaa khatarta tahriibka, isaga oo ku baaqay in la xoojiyo wadashaqeynta hayโ€™adaha amniga iyo garsoorka si loola dagaallamo shabakadaha wax tahriibiya, loogana hortago musiibooyin kale.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Muhiimad intee la’eg ayuu leeyahay iskaashiga amniga ee dowladaha Soomaaliya iyo Masar?

Muqdisho, (SONNA): Admiral Faarax Qare oo wareysi siiyay Warbaainta Qaranka ayaa ka hadlay heshiiska ay wada gaareen Soomaaliya iyo Masar…

GudahaWararka
August 16, 2024

Raโ€™iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo bogaadiyay Ciidanka xoogga dalka iyo Daraawiishta Jubbaland

Muqdisho-(SONNA)-Ku simaha Raโ€™iisul Wasaaraha ahna Ku Xigeenka Raโ€™iisul Wasaaraha Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa bogaadiyay sida nafhurnimada leh ee Ciidamada…

GudahaWararka
July 23, 2024

Ku-Xigeenka Cusub ee Wakiilka Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya oo soo gaartay Muqdisho

Muqdisho (SONNA)- Ku-xigeenka cusub ee Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (DSRSG), Marwo Anita Kiki Gbeho, ayaa maanta…

Wararka
March 2, 2021

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda XFS iyo Ergeyga Q.Midoobey oo ka hadlay u diyaargarowga doorashooyinka Dalka.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Cusman , ayaa ย xafiiskiisa ย  ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee…

Wararka
January 11, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023