Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: ‘Ninkii Aayad ku roon iyo Ninki Orod ku roon Allaya Owrtii’ (WARBIXIN)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > ‘Ninkii Aayad ku roon iyo Ninki Orod ku roon Allaya Owrtii’ (WARBIXIN)
GudahaMaqaalladaSiyaasadda

‘Ninkii Aayad ku roon iyo Ninki Orod ku roon Allaya Owrtii’ (WARBIXIN)

By Ruush Abdullahi
Last updated: September 3, 2024
5 Min Read
Share

“Soomaaliya waa xor cidda ay doonto ayay la heshiinee, cidna kala tashameyso, qofna kala tashan doono masiirkeena” sidaas waxaa kl hore yiri Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feeraalka Soomaaliya Dr: Xasan Sheekh Maxamuud xilli dowladda Soomaaliay ay iskaashi dhinacyo badan leh ay dhawaan kala saxiixdeen, uuna ka mid yahay midk Militari dowladda Masar oo cadow ay isku yihiin Itoobiya, iyadoo ay Xabashadu cabasho iyo qeylo dhaan badan ka muujisay, waxaana ogsoonahay in xabsgidu ay dhowr wadan u dirtay wufuud, si ay xulufeyso u sameysato, meelihii ay tegtay waxaa ka mid ahaa wadamada Faransiiska, Marooko, Shiinaha iyo kuwo kale, waana ku fashilantay meel marinta damaceeda guracan ee ay wadato.

“Itoobiya waxay ka soo horjeedaa oo dhib ku ah in Soomaaliya ay dhisanto, islamarkaana yeelato ciidan awood leh.”,  sidaa waxaa yiri:- mudane Daahir Maxamuud Geelle oo horey Wasiir u soo noqday, wuxuuna intaasi raaciyay in Itoobiya ay ka soo horjeeddo isla markaana dhib ku ah in Soomaaliya ay dhisato ciidan awood leh,  waxaa kaloo xusay  in daandaansiga Itoobiya uusan salka ku hayn heshiiska lala galay Masar, balse ay diiddan tahay in ay Soomaaliya xoog yeelato ama amni iyo horumar ay gaarto, kana dhaadhici la’dahay ‘in aynu nahay laba dal oo deris ah, in aynu nabad ku wada noolaanno iyo in ay Soomaaliya u madax bannaanaan karto danaheeda guud iyo cidda ay xiriirka la samaysanayso’.

“Dagaalka Xabashida Dadkii nooga dhawacmay iyo kuwii nooga dhintay ayaa wali qalbiyeega ku qoran”, sidaasi waxaa si qiiro leh u yiri, mid ka mid ahaa ciidamadii ku soo dhawacmay dagaalkii 1977-kii lala galay Dowladdii Xabashida ee uu markaasi hoggaaminayay Mingiste Xeyle Maryam. “Waqti kasta wuxuu leeyahay Raggiisa; maanta waa maalinteennii, waana qaadaneyna kaalintii aan laheyn, waaxana ku difaceynaa Dalkeyna Af, Muruq, Maal Iyo Maskax, Dhallinyarada maanta waa maalintiina. Innagu waa soo gudanay waajibkeennii, dagaalka gala oo xornimada ilaashada”.

Taliyaha Ururka 193’aad Guutada 19’aad ee kumaandoska Gor-Gor,Dhamme Mustaf Mohamed Husseen oo la hadlayay boqolaal ka mid ah ciidanka kumaandooska Gor-Gor ee xogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ciidanka qaranku ay mar walba u taagan yihiin difaaca dalka,ayna u dhaarteen cid walba oo soo damaacisa qaranimada & midnimada Ummadda Soomaaliyeed.

“Cadawga Soomaaliyeed innagaa ku filan, kamana yeeleyno cid walba oo soo damaacisa madax bannaanida jamhuuridda Soomaaliya “ayu yiri Taliye
Dhamme Mustaf Mohamed Husseen, wuxuuna ciidanka u sheegay in  ay u diyaar garoobaan difaaca dalka, cid laga yeelayana aysan jiri xadgudbka ay waddo itoobiya oo si cad u dafirtay Madaxbannaanida Ummadda iyo Dowladnimada Soomaaliyeed.

“Adiga maxaa lagaaga tashaa?”, waxay Cinwaan u aheyd qormo kooban ee uu qoray Prof. Yaxye Sheekh Caamir, isagoo qormadiisa ku bilaabay in Been la isku sheego lama rabo, Adiga maxaa lagaaga tashaa haddii Ethiopia Dagaal soo qaado?, isagoo iska hadlaaya waxa uu yiri:-

  1. Aniga Haddii la yiraa Gacan ayaa la iskula tagaa oo waa leys feeraa kuma jiro, Odaygu waa tabar yareeyay mana rabo in aan guul daro soo hooyo. Haddii la yiraa waad is qarxinee, taasu waa masalo kale, su’aal Diini ah ayaan ka qabaa.
  2. Safka hore iga raadi haddii la yiraa Hubaa lagu dagaalamaa. Sida AK47 iyo Madaafiicda Goobta, Labadaas aqoon iyo tababar Ciidan ayaan u leeyahay.
  3. Haddii uu jiro hub kale oo isticmaalkiisa deg deg loo bara karo igu tasho, safka hore.
  4. Haddii uu jiro Dagaal Afka ah, Duco, Qaaraan iyo Qur’aan la akhrinaa safka hore.
  5. Haddii Sahan Ciidan, Sirqa dhigoow iyo Arimo Saadka la xiriiro leysku diraa ka seexamaa, safka hore.

Prof. yaxye Sheekh Caamir waxaa kaloo laga hayaa, isagoo Itoobiyaanka fariin u diraaya ayaa waxa uu yiri:- “ Soomaalidu nabadna waa taqaan, colaadna waa taqaan

Soomaalidaa ku maahmaahdo ( Ninkii Aayad ku roon iyo Ninki Orod ku roon Allaya Owrtii ), ugu dambeyntii waxa uu ku soo qatimiyay qormadiisa“Been ha sheegin, tabar laguugu nici maayo , Adiga oo Allaah ka cabsanaa, Adiga maxaa lagaaga tashaa?”.

By. C/lahi Ruush

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa jadwalka doorashada Guddoonka iyo hoggaanka Dowlad Gobolleedka…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay Shirka Golaha Midowga Dhaqaalaha ee Dalalka Carabta

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan uga qaybgalay Shirka Golaha Midowga Dhaqaalaha Waddamada…

Gudaha
January 7, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo salaada Janaasada ku tukaday Marxuum Khadiija Maxamed Diiriye

Muqdisho (SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Madaxda Qaranka iyo wafdi heer wasiirro ah…

GudahaWararka
December 21, 2023

Xildhibaan Fowsiyo oo si rasmi ah ugu dhawaaqday inay u sharaxan tahay xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika

Muqdisho, (SONNA)- Xildhibaan Fowsiyo Xaaji Aadan oo ka mid ah Golaha Shacabka BJFS ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay…

GudahaWararka
February 29, 2024

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka…

GudahaWararka
May 28, 2026

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023