Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Sarreeye Guuto Elio Manes oo si Rasmi ah u La Wareegay Taliska Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya
    January 30, 2026
    Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah
    January 30, 2026
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: “Aabahay waxaa dilay Al-Shabaab, waxaana i korineysa Dowladda” (Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > “Aabahay waxaa dilay Al-Shabaab, waxaana i korineysa Dowladda” (Warbixin)
MaqaalladaWararka

“Aabahay waxaa dilay Al-Shabaab, waxaana i korineysa Dowladda” (Warbixin)

By Abdulkadir
Last updated: January 11, 2023
4 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Waa arrin xanuun badan in aad weyso adigoo sabi ah qeyb kamid ah Waalidkaa ka oo qeyb ka qaadan lahaa koriimada iyo daryeel noloshaada intaba,waxa aan ka hadlayo waa Carruurta Agoonta ciidanka Booliiska Soomaaliyed kuwaa oo ay khawaarijtu dileen Abayaashood.

Sida aya rabtay khawaarijtu in nolosha carruutan ay mugddi u gasho ma aysan dhicin dowladda Soomaaliya ayaa u istaagatay in ay kafaala qaado nolosha,Caafimaadka ,waxbarasho Amni ee caruurtani oo wajiyadooda laga dheehan karay sida ay ugu farax sanyihiin daryeelka ay ka heleen dowladooda.

Warbaahinta qaranka ayaa booqatay xarunta Barbaarinta Agoonta ciidanka Booliska Soomaaliyeed, halkaa oo lagu xananeeyo in ku dhow 300 (saddex Boqol) oo ah carruurta Agoonta ciidanka Booliska soomaaliya,kuwaa oo dowaladu kafaalla qaaday in ay helaan inta Carruurta lamidka ah ay helaan sida waxbarsho,Caafimaad yo guud ahaan waxyaabaha nolosha Aas-aasiga u ah,iyagoo labaro waxbarashada Maadi iyo Diini intaba.

Ilama kasta waxa xaruntan keenna hoyooyinkoodย  kadib markey agoonteyeen oo Aabayashood ay dileen khawaarijta,haddaba sidii carruurtan loo keena xaruntan waxaa suโ€™ashan weydiina sareeyo Guuto Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) oo ah maamulaha xaruntan

โ€œWaa in la soo maraa taliyaha ciidanka Booliiskaย  lana xaqiijiyo qofka dhimashadiisa,codsiย  Maxkamada laga soo qorto wayo waxa macquul ah in marxuumku laba xaas katagay wanu xaqiijina kadib ayaa xerada la kenaaโ€ sidaa waxa yiri taliye Cali Gaab

Arrinta cajiibka ah ayaa ah in haโ€™adda Booliiska sameeysay isku tashi kana dhabeeysay in koriima bilaash ah ay helaan carruurta ay ka dhintaan askarta iyo sarakiisaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed waxanaย  si ay arintaa u dhaqan gasho talisku uu sameeyay in bil walba askariga Booliiska mushaarka uu qaato looga jaro Hal doolar,lacgtaa oo kaalin weyn ka qaadata daryeelka iyo waxbarashada caruurta Agoonta ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

โ€œWax aan la kulanno oo caqabad ah ma jiraan,cidnna looma baryo caruurtaan lacagta Akoonbaa loogu shubaa lacgtaa oo bil walba gaarto14,700(Afar iyo toban kun todoba boqol oo doolar) taa ayanu wax ugu karinaaโ€ayuu yiri markale Cali Gaabo

Carruurta qaarkood oo anu la hadalnay aya sheegay in ay u mahadcelinayaan dowladda askarta musharkooda qeyb uga jara,waxa ayna qabaan raja ah in markey waxbarataan ay ugu adegaan dalkooda iyo dadkooda si lamid waddadii ay ku baxeen abayashood oo ahaa geysiyaal wax badan u soo qabtay dalkood.

โ€œSiddeed Agoon ah ayaan heystaa oo mid kamid ah ayaaย  halkaan ku jiro kuwa kalana in aan keno oo wax la ii baraan rajeynaaย  wana u mahadcelinayaa dowladda iyo Abbo Cali oo ah Maamulaha xaruntaโ€waaxa sidaa yiri mid kamid ah walidiinta caruurtood ay ku jiraan xarunta Agoonta ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Intaasi caruur ah hal mar abayashood lama dilin midba meel ayuu Alle ku oofsaday Aabihiis,intooda badan waxa uu Alle ku sababay gacanta kooxada arxanka daran ee khawaarijta ah hada waxa loo soo jeeystay dowlad soomaaliya hadafka kowaad u ah dabar gooynta khawaarijta Agoonteeysay caruurtaan iyo kuwa kale oo fara badan..

Caruurtaani oo qarkood aad u yar yar ayaan u kuurgalnay sida ay u helaan adegayda ay u baahanyihiin iyo xananeyntooda waxana waxa kaweydiinay hooyo Xaawo Ayaanle oo kmaid ah walidiinta ay xaruntani u xil saaratay Caruurtaniย  daryeelkooda

โ€œQaar wey xanuun sanayan habeenkii kuwa wey sasayaan oo iska baxayaan waxas oo dhan waa in ad u tagnaata sidii ad uga caawin lahayd oo booskii waalidnimo u buuxin lahayd wana ku dadaalnaaโ€ ayay tiri hooyo Xaawo

Xarunta Barmaarinta Agoonta carruurta ciidanka Booliiska soomaaliyeed oo ku taal Degmada Wadajir waxa ay furantahy mudda shan sanadood ah ,waxasa xusid mudan in gobolada dalkeenna uu ka howlgallo ciidanka Booliska soomaaliyed aysan xarummoย  ku lahayn balsa mustaqbalka dhaw la rajeynayo in xaruma laga furo deganadasi

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Sarreeye Guuto Elio Manes oo si Rasmi ah u La Wareegay Taliska Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya

MUQDISHO(SONNA):-Sarreeye Guuto Elio Manes ayaa maanta si rasmi ah u la wareegay xilka Taliyaha Howlgalka…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Mashruuca taakuleeynta carruurta agoonta ah oo laga daah-furay muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-Wasiir dowlaha arrimaha gudaha XFS Saadaad Caliyow , Wasiir ku xigeenka shaqada iyo shaqaalaha XFS Cismsan Libaax oo ay wehliyaan…

GudahaWararka
October 2, 2024

Ciidanka Booliiska oo toogtay dhagar qabe miino ku aasayay deegaanka Garasbaaley

Muqdisho (SONNA) Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa toogtay dhagar qabe Miino ku aasayay waddada dhinaceeda. War ka soo baxay Boliiska ayaa…

GudahaWararka
April 9, 2023

Dowladda Soomaaliya iyo Safiirka Sweden oo ka hadlay tayeynta adeegyada garsoorka ee dalka

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan mujiim ah la qaatay Safiirka Safaarada…

Gudaha
January 7, 2023

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD

Muqdisho (SONNA), Nofeembar 28, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay…

Wararka
November 28, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023