Ciidamada ammaanka Samo-reeb oo fashiliyay weerar ay Al-Shabaab qorsheynayeen

La wadaag cid kale

Samo-reeb-(SONNA)-Ciidamada AMISOM oo kala socda Jabuuti iyo Ethiopia, ayaa fashiliyay weerar ay doonayeen Argagixisada Al-Shabaab in ay ku qaadaan Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Samo-reeb,

Cidamada ayaa helay xogta ah in dhagarqabayaasha Al-Shabaab ay maleegayaan weerar ka dhan ah Garoonka Diyaaradaha, waxaana ciidamadu ay ku guuleysteen inay ka hortagaan oo ay fashiliyeen weerarka.

Xaaladda ayaa haatan deggen, lamana ogo qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay weerarka isku dayga ahaa.

La wadaag cid kale