Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Duqa muqdisho oo qaabbilay kusimaha Safiirka Libiya u fadhiya Soomaliya
    July 23, 2025
    Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabbilay wafdi ka socda Unicef
    July 23, 2025
    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka maalgashi ee u dhexeeya labada dowladood
    July 23, 2025
    Duqa muqdisho oo dhaggax-dhigay toddoba waddo oo interlock ah
    July 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Wasiirka Maaliyadda XFS oo kormeeray Furdada Cashuuraha ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Maaliyadda XFS oo kormeeray Furdada Cashuuraha ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
GudahaWararka

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kormeeray Furdada Cashuuraha ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 19, 2021
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudaneย Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa hawl kormeer ah u tagay Furdada Cashuuraha ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho oo ka mid ah ilaha dhaqaalaha dalka.

โ€œ Waxa aan labadii maalin ee la soo dhaafay ku howlaneyn kormeerka Furdada Cashuuraha ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo ka mid ah ilaha dhaqaalaha ay ka soo galaan dalka, intii aan ku guda jirnay kormeerkii Furdada waxaa inoo suuro gashayย  in aan xog wareysano shaqaalaha ku howlan dakhli uruurinta iyo qaar kamid ah ganacsatadii loo adeegayayโ€.

Sidaas waxaa Boggiisa Facebook ku qoray Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda mudane Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle.

Wasiirka ayaa hadalkisa sii raaciyay โ€œWasaaradda Maaliyadda waxaa ka goโ€™an in ay si daah furan ugu adeegto bulshada Soomaaliyeed iyada oo la dhaqan galinyo hanaanka dib u habeynta Maaliyadda iyo sare u qaadidda Dakhliga gudaha ee dalkaโ€.Ugu danbeeyn Wasiir Beyle ayaa xogwareysi la yeesheen Howl wadeenada ku howlan dakhli uruurinta waxaana uu ku booriyay inay bulshada si daah furan ugu adeeggaan.

Ugudanbeeyntii Wasiir Beyle ayaa xogwareysi la yeesheen Howl wadeenada ku howlan dakhli uruurinta waxaana uu ku booriyay inay bulshada si daah furan ugu adeeggaan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)

Muqdisho (SONNA): Warbaahinta caalamiga ah ee Al Jazeera waxaa lagu daabacay warbixin qoto dheer oo…

July 23, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra”iisulwasaare Xamse oo magacaabay isu-duwaha arrimaha haweenka ee xafiiska

Muqdisho(SONNA):-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u magacaabay marwo Aamina Axmed Samatar Isu-duwaha Arrimaha Haweenka…

GudahaWararka
January 25, 2025

Shirka wadatashiga Arrimaha Waxbarashada Soomaaliya oo ka furmay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (SONNA):-Madaxwayne ku-xigeenka Dowlad goboleedka Galmudug Mudane, Cali Daahir Ciid iyo wasiirka Waxbarashada XFS mudane, Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa maanta…

GudahaWararka
June 20, 2023

Hawlgal lagu naafeeyey Khawaarijta oo ka dhacay Shabeelaha dhexe

Jowhar (SONNA): Hawlgal lagu naafeeyey kooxda Khawaarijta ayaa ka dhacay deegaan u dhow deegaanka LLabo-garasee gobolka Shabeelaha dhexe. Maleeshiyaadย ka tirsan…

GudahaWararka
March 17, 2025

Maamulka Gobolka Banaadir oo faah faahin ka bixiyay khasaarihii ka dhashay Roobkii ka da’ay Magaalada Muqdisho

Muqdisho(SONNA):-Maamulka gobolka Banaadir ayaa faah faahin ka bixiyay khasaarihii ka dhashay roobkii 24-saac ee la soo dhaafay ka da'ay magaalada…

GudahaWararka
June 24, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023