Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan xasilinta oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika
    November 6, 2025
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulmay Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya
    November 6, 2025
    Safiirka Soomaaliya ee Ukraine oo la kulmay Madaxweynaha dalkaas
    November 5, 2025
    Ra’iisul Wasaare Xamse oo guddoomay haddiyad ka timid Matxafka nabadda Soomaaliya ee Carta
    November 5, 2025
    Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay wafdi ka socda dalka Ciraaq
    November 5, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
    Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
    September 1, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadaha (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
    Tiigsigii wuu taabbo-galayaa
    October 20, 2025
    Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe
    October 14, 2025
    Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliya
    October 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
Reading: Wasiirka cusub ee Cadaaladda XFS oo soo dhaweyn loo sameeyey+sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasiirka cusub ee Cadaaladda XFS oo soo dhaweyn loo sameeyey+sawirro
WararkaWargayska

Wasiirka cusub ee Cadaaladda XFS oo soo dhaweyn loo sameeyey+sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 26, 2020
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA) Maamulka Wasaaradda Caddaaladda XFS ayaa munaasabad soo dhaweyn iyo isbarasho isugu jirta ugu sameeyey Muqdisho Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Caddaaladda XFS, Mudane Mudane C/qaadir Maxamed Nuur(Jaamac)

iyadoo uu casha sharafta goobjoog ka ahaa Wasiirkii hore ee Wasaaradda Caddaaladda, haatanna ah Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Avv. Xasan Xuseen Xaaji.

Waxaa sidoo kale, goobta joogay Agaasimaha guud, Agaasima Waaxeedyada iyo dhammaan la-taliyayaasha Wasaaradda Caddaaladda iyagoo u ballan-qaaday Wasiirka wada-shaqeyn wacan.

Soo dhaweyn iyo isbarasho kadib, Wasiirkii hore ee Wasaaradda ayaa hadal warbixin kooban iyo hambalyeyn isugu jira goobta ka jeediyey isaga oo sheegay in ay weli xil-wareejintu dhiman tahay oo ay u dhici doonto si rasmi ah xilliyada ugu dhaw, balse tan ay tahay casho sharaf isbarasho.

Waxaa sidoo kale, goobta ka jeediyey khudbad kooban Wasiirka cusub ee Wasaaradda Caddaaladda XFS Mudane, Abdulqaadir Maxamed Nuur isaga oo uga mahadceliyey dhammaan agaasinka sida wacan oo ay ku dheehan tahay niyad wanaagga ugu agaasimeen casho sharafeed, soo dhaweyn iyo isbarasho.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan xasilinta oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika

Muqdisho-(SONNA)-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan xasilinta iyo ilaalinta arrimaha rayidka,…

November 6, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Ciraaq

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Ciraaq Mudane Cabdi…

Gudaha
April 25, 2025

Roobab xooggan oo ka da’ay Brazil oo sababay khasaare dhimasho

Muqdisho.(SONNA):- Roobab ka da’ay koonfur bari dalka Brazil ayaa sababay khasaare dhimasho ka dib markii darbi kusoo dumay doomo marayey…

Caalamka
January 9, 2022

Wasiir Dubbe” Agaasime Sharma’arke hadda waa ladan yahay,”

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa ku booqday Hoygiisa Istanbul…

GudahaWararka
January 30, 2022

Maamulka Qunsuliyadda Soomaaliya ee Sacuudiga  oo ka qeybgalay mahrajaan sanadeed ka dhacay Jiddah   

Maamulka Qunsuliyadda Soomaaliya ee Dalka Sacuudi Carabiya ayaa ka qeybgalay  mahrajaan sanadeed ka dhacay Magaalada Jiddah oo kagu soo bandhigayey…

Gudaha
January 20, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023