Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini
    June 1, 2026
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Isbedello laga dareemayo ageegyada ay qabato Qunsuliyadda Soomaaliyeed ee Sucuudiga
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Isbedello laga dareemayo ageegyada ay qabato Qunsuliyadda Soomaaliyeed ee Sucuudiga
Wararka

Isbedello laga dareemayo ageegyada ay qabato Qunsuliyadda Soomaaliyeed ee Sucuudiga

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 25, 2019
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA) Wadanka Boqortooyada Sucuudi Carabiya  waxaa uu kamid yahay wadamada inta badan ay ku nool yihiin Bulshada Soomaaliyeed,kuwaasi oo halkaasi ku haysto nolol qaabad kaladuwan leh,Wakaaladda(SONNA) ayaa waxbadan ka ogaatay macluumaadka ku saabsan habka muwaadiniinta Soomaaliyeed ay dalkaasi ugu nool yihiin.

Soomaalida dalkaasi kunool oo lagu qayaaso kummanaan qof,waxay dalkaasi ku galeen qaabad kala gedisan,qaar taahriiba,qaar sifo sharci ah ku tagay iyo kuwo muddo halkaasi deganaansho ku haysta,waxaana dhamaan ay yihiin kuwo u nool siyaabo kaladuwan,waxaana kamid ah kuwo ganacsato ah,qaar xirfado kala duwan leh,sida baabuur wadidda,shirkadaha ganacsi iyo meelo kale.

Qunsulka Guud ee Soomaaliya u jooga dalkaasi Sucuudiga Amba Ilyees Sheekh Cumar Abuubakar oo xog-wareysi la yeelatay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee (SONNA) ayaa u sheegay tani ay meesha ka saareyso aragti qaldan oo laga aaminsanaa in Soomaalida kunool dalkaasi ay la kulmaan oo kaliya dhibaatooyin,balse taasi dhanka kale marka laga fiiriyo Soomaalidu fursado aad u muhiimsan ay ka helaan wadankaasi.

Waxaa soo wehliya arrimahaasi dad Soomaaliyeed oo inta badan xabsiyada kujira,si ay cadaalada u helaanna,Qunsulka Guud ee Soomaaliya u fadhiya Sucuudiga Amba Ilyees Sheekh Cumar Abuubar ayaa markale (SONNA) u sheegay in ka diplomaasiyiin ahaan ay dadaal xoogan ugu jiraan sidii wax badan ay uga ogaan lahaayeen xaaladda maxaabiista ku xir xiran xabsiyada dalkaasi,iyagoo cadaalada u raadinaya hadii ay helaan muwadiniinta Soomaaliyeed oo xiran,iygoo kaashanaya hay’adaha dalkaasi oo ay wada shaqeyntu kala dhexeyso.

Dhanka kale Qunsuliyadda Soomaaliyeed ee Sucuudiga ayaa laga dareemayaa isbedel ballaaran marka laga hadlayo hawlaha u adeegista muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalkaasi ku dhaqan,ama kuwo hawlaha kala duwan dalkaaso ugu safrayo oo ay kujiraan Madaxda iyo shaqaalaha hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Howlwadeenada ayaa si firfircowni leh ugu adeega Bulshada,taasi oo bulshadu ay soo dhaweeyeen,arrinkaasi ayaana sii xoogeystay tan iyo markii mas’uuliyiinta Qunsuliyaddaasi oo uu ugu horeeyo Amb Ilyees Sheekh Cumar ay bilaabeen qorshayaal lagu dhiirogelinayo shaqaalaha howlkarka ah,iyadoo la abaalmarinayo shaqsi kasta oo dhanka Bulshada adeeg hufan u qabta.

Magaalooyinka Jiddah,Makka iyo Maddiina ayay inta badan kunool yihiin dadka Soomaaliyeed,inkastoo ay jiraan meelo kale oo Soomaalidu ay ku nooshahay,muwaadiniin Soomaaliyeed ayaa ka shaqeysa gaadiidka isaga kala goosha magaalooyinkaasi,iyadoo la marayo habka shuruucda iyo nidaamka shaqo ee dalkaasi u yaala.

Iskuxirka Safaaradaha Soomaalia ay ku leedahay wadamada Caalamka iyo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dunida ku kalanool waxay waxbadan ka taraysaa in muwaadiniinta Soomaaliyeed ay helaan xuquuqaadka ay leeyihiin,si lamid ah bulshooyinka wadamada kale ka soo jeeda,haddii ay dhacdo xadgudubyo,handadaad,xariga iyo dhibaatooyinkale.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

R/Wasaare Xamse oo ugu baaqay Ganacsatada in ay xoojiyaan maalgashiga dalka

Muqdisho,SONNA--- Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray Suuqa casriga ah ee Jubba HyperMarket…

Gudaha
April 7, 2023

Warbixin Kooban:-Aamusnaanta iyo Faa’iidooyinka ay Leedahay 

SONNA:-Dhawaqa  codadka kala duwaan  ee aan ka fogeyn ayaa ah kuwo sabab u noqda dulqaad yarida,iyadoo Aadanaha qaar ay jacayl…

GudahaMaqaalladaWararka
February 23, 2023

NISA oo gacanta ku soo dhigtay 2 eedeysane oo dilal ka geystay Muqdisho 

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa soo qabtay Cali Hilowle Ibraahim iyo Axmed Samatar Cali oo ku eedeysan inay…

GudahaWararka
November 13, 2024

Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay…

Wararka
February 17, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023