Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo dhoweysay ansixinta dastuurka dalka
    March 5, 2026
    Madaxda Hir-shabeelle oo boogaadiyay go’aanka 2-da aqal ee ansixinta dastuurka dalka
    March 5, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 2-aad oo la sameeyay
    March 5, 2026
    Xukuumadda oo ahmiyad siinaysa daryeela Agoonta
    March 4, 2026
    Wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka oo soo dhowaysay Ansixinta Baarlaamaanka ee dhamaystirka Dastuurka
    March 4, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Goolhayihii hore ee Real Madrid Iker Casillas oo ugu hambalyeeyay saaxiibkiis Ramos Rikoodhkii uu xalay sameeyay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Goolhayihii hore ee Real Madrid Iker Casillas oo ugu hambalyeeyay saaxiibkiis Ramos Rikoodhkii uu xalay sameeyay
Ciyaaraha

Goolhayihii hore ee Real Madrid Iker Casillas oo ugu hambalyeeyay saaxiibkiis Ramos Rikoodhkii uu xalay sameeyay

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 13, 2019
2 Min Read
Share

Madrid (SONNA)- Goolhayihii hore kooxda Real Madrid ee Iker Casillas ayaa fariin hambalyo ah u mariyay saaxiibkiis Sergio Ramos boggiisa rasmiga ah ee Twitter, kaddib markii uu jabiyay rikoorkii kaga diiwaan gashanaa xulka qaranka Spain ee ahaa xiddiga ugu safashada badan maaliyada La Roja.

Macalinka xulk qaranka Spain ee Robert Moreno ayaa u soo xushay Sergio Ramos inuu qeyb ka noqdo kulankii xalay ay Norway ku kala baxeen barbaro 1-1 ah, kaasoo ka tirsanaa Isreebreebka koobka Euro 2020-ka.

Sergio Ramos ayaa xalay ciyaaray kulankiisii 168-aad isagoo xiran maaliyada xulka qaranka Spain, wuxuuna rikoodhkan kaga sara maray Iker Casillas oo soo ciyaaray 167 kulan ee ah xulka La Roja.

Rikoodhkan uu gaaray xalay kabtanta kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa waxay ka dhigeysaa inuu noqday kan ugu safa shada badan xulka qaranka Spain tartamada oo dhan taariikhda.

Haddaba Iker Casillas ayaa boggiisa rasmiga ah ee Twitter-ka wuxuu ku soo qoray fariin uu ugu hambalyeenayay Sergio Ramos wuxuuna yiri:


“Hambalyo Sergio Ramos inaad gaartay kulankaadii 168-aad ee xulka Spain, waxaad noqotay midka ugu safashada badan ee xulka qarankeena”.

Sergio Ramos ayaa dhankiisa ka soo jawaab celiyay fariinta hambalyada ee kaga timid Iker Casillas wuxuuna boggiisa rasmiga ah ee Twitter-ka uu ku soo qoray:

“Waad mahadsan tahay Iker Casillas, sharaf ayey ii tahay inaan ka helo hambalyadan halyeey iyo saaxiib addiga oo kale ah”.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo dhoweysay ansixinta dastuurka dalka

Muqdisho.SONNA...Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta XFS  iyo madaxda kale ee wasaaradda…

March 5, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Kulamo ka tirsan horyaalka Somali Premier League oo galabta ka kala dhici doona garoomada Jaamacadaha iyo Eng Yariisow Stadium

Muqdisho(SONNA)- Kulamo ka tirsan horyaalka Somali Premier League ayaa galabta ka kala dhici doona garoomada Jaamacadaha iyo Eng Yariisow Stadium.…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Wasiirka Dhalinyarada & cayaaraha XFS oo lacag gaarsiisay gabar Soomaaliyeed ka qeybgashay tartanka Golf-ka caruurta oo Mareykanka ka dhacay

Mareykanka(SONNA) Waxaa Dalka Mareykanka ka soconaya tartanka Golf-ka caruurta Adduunka,kaasi oo meel wanaagsan ay ka gaartay gabar Soomaaliyeed ee kunool…

CiyaarahaWararkaWargayska
July 12, 2020

Xulka Belgium oo laga saari la’yahay kaalinta koowaad qiimeynta billaha xulalka adduunka ee FIFA… (Kaalintee ayay ku jiraan xulkeenna Soomaaliya iyo dalalka la jaarka ah?)

World(SONNA)-Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa shaaciyey qiimeynta billaha ah ee kala sarreynta xulalka Adduunka, waxaana kaalinta koowaad ka…

Ciyaaraha
October 26, 2019

Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan oo caawa markale ka soo muqan doono Tartanka Kubadda Cagta Qaarada Afrika

Muqdisho(SONNNA);-Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan oo caawa ka soo muuqan doona kulankii shanaad Tartanka Kubadda Cagta Koobka Qaramada Qaarada Afrika ee…

Ciyaaraha
January 28, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023