Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guddoomiyey shirka guddoomiyaasha degmooyinkooda
    January 7, 2026
    Wasiir Fiqi oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Gorgor
    January 7, 2026
    Culimada Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qabtay isu soo bax ay kaga soo horjeedaan farogelinta Israa’iil kula kacday Soomaaliya
    January 7, 2026
    Taliska ciidanka Booliiska oo warbixin ka soo saaray koox dhalinyaro abaabulan oo sameeyey banaan bax fowdo ah
    January 7, 2026
    Golaha nabadda iyo amniga ee Midowga Afrika oo soo saaray bayaan ku saabsan Soomaaliya
    January 6, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Inter Milan oo dharbaaxa xoogan la damacsan kooxaha Real Madrid iyo Barcelona
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Inter Milan oo dharbaaxa xoogan la damacsan kooxaha Real Madrid iyo Barcelona
Ciyaaraha

Inter Milan oo dharbaaxa xoogan la damacsan kooxaha Real Madrid iyo Barcelona

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 10, 2019
2 Min Read
Share

Milano (SONNA). Sida ay shaaca ka qaadeen wararka ka imaanaya gudaha Talyaaniga kooxda Inter Milan ayaa soo bandhigtay liis ka kooban afar ciyaaryahan ee khadka dhexe ah, si midkood ay ula saxiixdaan suuqa furmi doono bisha Janaayo ee soo aadan.

Nerazzurri ayaa waxay qorsheeneysaa inay buuxiso booskii uu kaga baxay xiddiga reer Belgian ee Radja Nainggolan, kaasoo si amaah ah ugu dhaqaaqay kooxda Cagliari ee isla dalka Talyaaniga.

Warar horudhac ah ayaa waxay sheegayeen in Antonio Conte uu aad u daneynayay xiddiga reer Chile ee Vidal, laakiin wadahadalada heshiiskaas ma aysan dhicin.

Sida laga soo xigtay wargayska โ€œTuttosportโ€ ee dalka Talyaani afarta ciyaaryahan uu magacaabay tababare Antonio Conte si uu ula saxiixdo midkood ayaa waxaa ka mid ah Ivan Rakitic (Barcelona), Donny van de Beek (Ajax), Nemanja Matic (Manchester United) iyo Milinkovic Savic (Lazio).

Wargayska โ€œTuttosportโ€ ee dalka Talyaaniga ayaa wuxuu sii tilmaamay in xulashada ugu qiimaha yar ee afartan xiddig uu yahay xiddiga kooxda Manchester United ee Nemanja Matic, kaasoo qandaraaskiisa Red Devils uu dhacayo dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Dhinaca kale Donny van de Beek ayaa ka mid ah xiddigaha ay Real Madrid bar-tilmaameedka ka dhiganeyso, si ay ula saxiixato suuqa kala iibsiga ee soo aadan, ama dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Arrintan ayaa ka dhigeysa in kooxda Inter Milan ay dharbaaxi xoogan la damacsan tahay kooxaha Real Madrid iyo Barcelona, maadaama liiska afartan xiddig ay ku jiraan xiddigaha Ivan Rakitic oo Barca ka tirsan iyo van de Beek oo bar-tilmaameed u ah Los Blancos.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guddoomiyey shirka guddoomiyaasha degmooyinkooda

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab)…

January 7, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena

Nairobi, (SONNA) โ€“ Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle, ayaa hambalyo u diray kooxda kubadda…

Ciyaaraha
September 28, 2025

Kooxda Elman oo Saakay soo bandhigtay saxiixyadeeda cusubโ€ฆ + SAWIRRO

Muqdisho(SONNA)-Kooxda kubadda cagta Elman ayaa saakay xerada tababarka waxa ay ku soo bandhigtay saxiixyadeeda dhawaan galka ee ay kooxdu la…

Ciyaaraha
October 26, 2019

Juventus oo bartilmaameedsanaysa bisha Janaayo xiddig ka tirsan Kooxda Chelsea

Turin(SONNA)- Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Juventus ee ka dhisan dalka Talyaaniga ayaa bartilmaameedsanaysa bisha Janaayo xiddiga ka…

Ciyaaraha
October 10, 2019

Muxuu ka yiri Gerrard awoodda ciyaareed ee kooxda Liverpool & qaar ka mid ah xiddigaheeda?

Liverpool(SONNA)- Halyeeyga kooxda Liverpool ee Steven Gerrard ayaa amaanay qaab ciyaareedka Reds uu hogaaminayo tababare Jรผrgen Klopp ay haatan ka…

CaalamkaCiyaaraha
October 13, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023