Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddiga qaban qaabada toddobaadka xorriyadda oo kulmay
    June 7, 2026
    Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka JFS oo booqasho shaqo ku jooga Shiinaha
    June 7, 2026
    Wasiirka Warfaafinta XFS oo Furay Aqoon isweydaarsiga Qaran ee Barnaamijka Diiwaanka Xasuusta Dunida ee UNESCO
    June 7, 2026
    Danjiraha JFS ee Sacuudiga oo la kulmay Xoghahaya Guud ee Golaha Iskaashiga Khaliijka
    June 7, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo La Kulmay Agaasimeyaasha Waaxyaha Wasaaradda
    June 7, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Xuseen Sheekh: Itoobiya waxaan kaga adkaanay Diblomaasiyad
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Xuseen Sheekh: Itoobiya waxaan kaga adkaanay Diblomaasiyad
GudahaWararka

Xuseen Sheekh: Itoobiya waxaan kaga adkaanay Diblomaasiyad

By Abdulkadir
Last updated: May 19, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA);-La taliyaha Madaxweynah JFS ee Arrimaha Dastuurka Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud oo u waramay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay guulaha dowladda gaartay muddada labada sano ah ee uu xukunka Hayo Madaxweyne Xasan sheekh, Mudane Xuseen waxa uu sheegay in hormar badan laga gaaray dhinacyada Amniga iyo Arrimaha dibada Gudaha iyo xasiloonida guud ahaan dalka.

Waxa uu sheegay in damaca gurracan ee itoobiya dowlada ay kaga hortagtay si Diblomasiyaad ku jirto,waxa uu tilmaamay in dalalka mudda dheer soo shaqeynayay ay soomaaliya kaga hormarsan tahay xaga Diblomaasiyadda islamarkaan dhammaan wadamada caalamka ay si cad uga hor yimadeen gardarada qaawan ee Itoobiya

“Soomaaliyada 1977-kii iyo mida 2024-ka, farqiga u dhaxeeya waa Diblomaasiyadda aan heerka sare ka gaarnay, waana aragteen waxa aan Itoobiya ku dhignay, inagoo aan adeegsan awood.”

Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale sheegay in dowaldda oo ka duuleeyso halku dhigii madaxweynaha Ee ahaa ‘Somaali Heshiis ah dunidana hishiis la ah’ay dowalda ku guuleysatay wanaajinta iyo la macaamilka wadamada caalamka si ku dhisan wax is dhaafsi,tana ay keentay soomaaliya wax badan oo horumar ah ay u qabsoomaan.

Wax uu intaa ku daray hadalkiisa in soomaaliya ay hadda isku diyaarineyso in u tartanto xubin kamid ah Golaha Amaanka Qaramada Midooba taas oo muujineyso horumarada muuqda ee ay gaartay dowladda Soomaaliya

15-bishaan ayay dowladda u buuxsantay laba sano,waxana la qabtay arima dhowr ah oo ay kamid tahay Deyn Cafinta,Cunaqabteyntii hubka iyo Ku biirista ururka iskaashiga Dhaqaalah Bariga Afrika iyo in degaano badan oo ka tirsan dalka laga xoreeyo khawaarita oo mudda dheer dhibaatada ku hayay shacabka Soomaaliyeed

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddiga qaban qaabada toddobaadka xorriyadda oo kulmay

Mqudisho,(SONNA):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka warbixiyay…

June 7, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shir looga hadlayo horumarinta Kalluumeysiga oo ka furmay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Garaad Yuusuf ayaa si rasmi ah u furay…

GudahaWararka
May 28, 2024

Madaxweyne Laftagareen oo saxiixay Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Gargaarka Bani’aadanimada

Muqdisho(SONNA);-Madaxweynaha Dowlada goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdıcasııs Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Gargaarka Bani’aadanimada oo ay diyaarisay…

GudahaWararka
February 9, 2025

Saciid Xuseen Raage oo ka tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay Dowladda

Muqdisho.(SONNA):- Saciid Xuseen Raage oo ka tirsanaa Nabadoonadii la shaqeyn jiray Khawaarijta Al-shabaab ee aagga deegaanka Masaajid Cali-Gaduud illaa deegaanka…

GudahaWararka
December 18, 2022

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay gogosha wadatashiga Qaran

Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo daahfuray gogosha Wadatashiga Qaran ayaa umadda Soomaaliyeed ugu baaqay adkaynta midnimada…

GudahaWararka
June 16, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023