Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo safiir aan degenayn ku yeelanaysa Kyrgyzstan
    April 22, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo xariga ka jaray dhismaha cusub ee wasaaradda Dekadaha
    April 22, 2026
    Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka
    April 22, 2026
    Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta
    April 22, 2026
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Waxaa dar-dar ku socda howlgallo Khawaarijta looga laayay horjoogayaal dhibaatooyin ku hayay shacabka (Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Waxaa dar-dar ku socda howlgallo Khawaarijta looga laayay horjoogayaal dhibaatooyin ku hayay shacabka (Warbixin)
Maqaallada

Waxaa dar-dar ku socda howlgallo Khawaarijta looga laayay horjoogayaal dhibaatooyin ku hayay shacabka (Warbixin)

By Dahir Aadan Cali
Last updated: July 31, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Waxaa sii xoogeysanaya howlgallada ka dhanka ah kooxda Khawaarijta Al-shabaab ee ka socda gobollada Dalka, kuwaas oo lagu laayay maleeshiyaad iyo horjoogayaal muhiim u ahaa argagixisada oo qaarkood geeridooda warbaahinta laga qariyay, balse, warbaahinta qaranka ay bannaanka soo dhigtay.

Cumar Maxamed Abuu Ayaan oo ka mid ahaan jiray kooxda Al-shabaab, balse ka baxay ayaa warbaahinta qaranka u sheegay in howlgallada socda Khawaarijta looga laayay horjoogayaal dhibaatooyin badan ku hayay shacabka, aadna uga naxeen argagixisada  geeridooda iskuna dayeen in ay qariyaan.

“waxaa jira howlgalo iyo dagaalo goos goos ah oo khawaarijta looga laayey horjoogayaal dhibaatooyin badan shacabka ku haayey aadna ay uga naxeen dilkooda iskuna dayayaan iney geeridooda qariyaan”, ayuu yiri Cumar Maxamed Abuu Ayaan.

Sidoo kale, Abuu Ayaan ayaa tilmaamay in waxa Khawaarijta ku qasbaya in ay qariyaan geerida dhagar-qabayaashooda ay tahay in aysan ku socon waddo toosan oo xaq ah, kana naxayaan waddada uu ku dhintay in ay geeneyso naar.

” Waxa ay sameynayaan in aysan xaq ahayn waa ogyihiin, sidaas owgeed qof kasta oo ka dhinto waa ka murugoonayaan, sababta oo ah waxay ka naxayaan waxa uu ku dhintay iyo xaaladda uu ku jiray in ay tahay waddo naar ah in ay tahay, marka sidaas awgeed waa qarinayaan,”.

Waxaa jira horjoogayaal badan oo ay Khawaarijta laga dilay oo ay qariyeen sida horjoogayaal magacooda lagu soo koobay Naaleeye, waxaa ka mid ah horjoogayaasha ay dileen ka dibna ay qariyeen Baari oo dhanka qorsheynta ciidanka u qaabilsanaa Khawaarijta, Ibraahim Afghan oo ay dileen xitaa labo usbuuc ma maqal geeridiisa xaaskiisa iyo ehelkiisa, dilka horjooge “Anta-anta”, waa ay qariyee, sidoo kale, Camow iyo horjoogayaal badan oo qaarkood iyaga iska dilay iyo kuwa badan oo laga dilay inta badan waa ay qariyeen geeridooda.

Ciidamada Dowladda Federaalka oo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed ayaa sii laba jibaaray howlgallada ka dhanka Khawaarijta, kuwaas oo lagu beegsanayo deegaannada fog fog ay ku dhuumaaleysanayaan, waxaana jira deegaanno iyo degmooyin badan oo hadda xor ka ah gacanta Khawaarijta.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo safiir aan degenayn ku yeelanaysa Kyrgyzstan

Bishkek (SONNA): Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga mudane Fatxudiin Cali ahna Safiirka…

April 22, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Nuxurka Qodobada Heshiiska Iskaashiga Difaaca ee Soomaaliya & Turkiga

Madaxweynaha Turkey Recep Dayyib Erdogan ayaa booqday Muqdisho 25 bishii Janaayo ee sanadkii 2015-kii, si uu u furo mashaariic ay…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
February 28, 2024

‘Nin Warankaagu galin yeedhaaduu ma gasho.’ (WARBIXIN)

Nin ka mid ahaa askartii ay jabhaduhu baaddiyaha ka soo uruuriyeen oo ku jiray dagaalkii lagu riday Siyaad Barre ayaa…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
January 15, 2025

Doorka qurbejoogta Soomaaliyeed ee dagaalka dalka looga xoraynayo khawaariijta

Muqdisho(SONNA):-Qurbejoogta Soomaaliyeed waxay bulshadda Soomaaliyeed ugu jiraan kaalin muhiim ah,hore xiliyada abaarraha,ama ay dhacaan aafooyinka dabiiciga ah waxa gurmadka iyo…

MaqaalladaWararka
February 16, 2023

Howlgal gaar ah oo lagu bur-buriyay Gaadiid ay saarnaayeen hub iyo maleeshiyaad Khawaarij ah (Warbixin).

Muqdisho.(SONNA):- Khasaaro xoog leh ayaa maleeshiyaadka Al-shabaab ka soo gaaray howlgallo gaar ah oo ciidanka qaranku ay ka sameeyeen deegaanno…

Maqaallada
June 3, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023