Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Duqeyn Qorsheysan Ka Fuliyay Deegaanka Ugunji ee Shabeellaha Hoose
    May 22, 2026
    Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibedda oo ka qeybgalay caleema-saarka Guddoomiyaha cusub ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika
    May 22, 2026
    Hayโ€™adda SoDMA iyo Bisha Cas ee dowladda Qatar oo daahfuray mashruuca Udxiyada 1447H
    May 22, 2026
    Kulan looga hortagayo faafidda cudurka Ebola oo lagu qabtay Muqdisho
    May 22, 2026
    Wasiirka hawlaha guud oo la kulmay wasiirka gaadiidka iyo dhismaha Turkiga
    May 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    โ€œKoonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyaddaโ€œ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka Caafimaadka XFS oo daah-furay Madasha iskaashiga adeegga gaarka loo leeyahy iyo kan Dowliga ee qeybta Caafimadka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Caafimaadka XFS oo daah-furay Madasha iskaashiga adeegga gaarka loo leeyahy iyo kan Dowliga ee qeybta Caafimadka
GudahaWararka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo daah-furay Madasha iskaashiga adeegga gaarka loo leeyahy iyo kan Dowliga ee qeybta Caafimadka

By Abdulkadir
Last updated: March 10, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA);- ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐‡.๐„ Dr. Ali Haji Adam ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ ๐š ๐ ๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฅ๐ž๐ž ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š.

Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. Guuleed Cabdijaliil waxaana kasoo qeybgaley Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, agaasimayaal, xubno ka socdey qeybaha gaarka loo lee yahay iyo kuwa Dowliga ah ee qeybta Caafimaadka Soomaaliya, aqoonyahano, kaadiriin dhanka Caafimaadka ah, Dhaqaatiir iyo marti sharaf kale.

Munaasabadda Daahfurka madasha wadahadlka u dhaxeeya qeybaha gaarka loo leeyahay iyo kuwa Dowliga ah ee bixiya Caafimaadka waxaa looga hadley isdii labada dhinac ay si wadajir ah u wada shaqeyn lahaayeen iyo in la hello jawi wadashaqeyn oo ka duwan midka hadda jira si loo gaaro yoolka fog ee ah in bulshadeenu hesho Caafimaad nidaamsan oo tayeysan taasoo qeyb ka ah bartilmaameedka Caafimaadka horumarsan ee dalkeena.

Dhammaan madaxdii kasoo qeybgashey ayaa tilmaantey in wadashaqeynta qeybaha gaarka iyo kuwa dowliga ah ay ka dhigan tahay in isbadal xoogan oo dhinaca horumarka ah uu ku socda Caafimaadka Soomaaliya taasoo muujineysa dadaalka aan kala joogsiga la heyn ee ay Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku baadi goobeyso xaqiijinta Caafimaadka dhameystiran ee Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji aden ayaa sheegey in waajib qaran ay tahay wadashaqeynta labada dhinac si bulsho waynta Soomaaliyeed ee u heelan adeegyada Caafimaadka u helaan, waxa uuna ka mahad celiyey in dedaalada qeybaha gaarka loo leeyahay iyo kuwa Dowliga ah ay markasta ugu hiilinayaan dadkeena.

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go’an wax ka qabashada baahiyaha Caafimaad ee ka jira Dalka iyo sidii lagu horumarin lahaa Caafimaadka
<span;>Soomaaliya si loo gaaro yoolka horumarinta Caafimaadka Qaranka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Duqeyn Qorsheysan Ka Fuliyay Deegaanka Ugunji ee Shabeellaha Hoose

Muqdisho- SONNA-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa maanta duqeyn qorsheysan ka fuliyay…

May 22, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shacabka Hobyo oo isxilqaan ku dhisanaya xarumaha danta guud

Hobyo (SONNA)-Maamulka iyo bulshada magaalada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa wado dadaallo lagu dhisayo xarumaha danta guud iyagoo dib u…

Wararka
September 26, 2020

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo qaabbilay saraakiil ka tirsan ciidamada Talyaaniga

Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa qaabbilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Carabinieri ee dowladda…

GudahaWararka
January 29, 2025

Madaxweynaha Galmudug oo booqday qoyskii uu ka baxay Mujaahid Axmed Fiiqane

Dhuusamarreeb-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo howlo shaqo ugu maqnaa caasimadd dalka oo galabta ku soo laabtay…

GudahaWararka
September 24, 2023

Ilhaan Cumar iyo Xildhibaanno kale oo dacwad ka gudbiyay Askar fal xun kula kacay Dad Muslimiin ah

USA-(SONNA)-Xildhibaanno ka tirsan Aqalka wakiillada Dalka Marayka oo ay ka mid tahay Ilhan Cumar ayaa dacwad ka gudbiyay ciidamada ka…

WararkaWargayska
September 1, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023