Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka warfaafinta XFS oo ka qayb galay shir lagu xoojinayo xiriirka dalalka Turkiga iyo Soomaaliya
    February 25, 2026
    Degmada Xudur oo u gudubtay wareegga labaad ee tartanka Ramadaan
    February 25, 2026
    Soomaaliya iyo Kasakhstan oo iska kaashanaya sahminta Shidaalka
    February 25, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo madaxtooyada Qaranka ku qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska boqortooyada Ingiriiska
    February 24, 2026
    War-saxafadeed: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo war rasmi ah ka soo saartay ….
    February 24, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiir ku-xigeenka Tamarta & Khayraadka Biyaha XFS oo shir Tamarta ku saabsan uga qeybgalay Abu-Dubai+sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasiir ku-xigeenka Tamarta & Khayraadka Biyaha XFS oo shir Tamarta ku saabsan uga qeybgalay Abu-Dubai+sawirro
Wararka

Wasiir ku-xigeenka Tamarta & Khayraadka Biyaha XFS oo shir Tamarta ku saabsan uga qeybgalay Abu-Dubai+sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 12, 2020
2 Min Read
Share

Abu,Dubai (SONNA) Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Cismaan Libaax Ibrahim,Wakiilka Soomaaliya ee Hay’adda caalamiga ah ee Tamarta is-cusbooneysiisa Eng. Cumar Shuuriye iyo siihayaha safaaradda Soomaaliya ee Abu,Dubai, waxay ka qaybgaleen Shirweynaha Sannadlaha ee Hay’adda Tamarta Is-cusbooneysiisa oo xarrunteedu ku taalo Magaalada Caasimadda Isutagga Imiraadka Carabta ee Abu Dhabi.

Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee (SONNA) oo la xiriirtay Mudane Cismaan Libaax Ibraahim Wasiir ku-xigeenka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Soomaaliya isagoo jooga Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa u sheegay Wakaaladda (SONNA)  in shirkaasi muhiimad gaar ah uu u lahaa Soomaaliya,ayna ka faa’ideysandoonaan waxyabo badan oo dhinaca Tamarta laxiriira.

Waxaa shirkaasi ka qeybgalay wafuud gaaraysa ilaa 1,500 oo ka kala socotay 16o dowladood oo Soomaaliya ay kujirto,Hay’adaha sida gaarka ah loo leeyahay iyo Ururada bulshooyinka wadamadaasi,kuwaasi oo ejeedkoodi ahaa sidii ay diiradda u saari lahaayeen arrimaha laxiriira horumar laga sameeyo tamarta Caalamka.

Mudadii labada maalmood ahayd oo uu shirkaasi socday waxyaabaha la isla gorfeeyay waxaa kamid ah in loo baahanyahay xoojinta iskaashi iyo wadashaqeyn dowladaha xubinta ka ah Hay’adda Caalamiga ah ee Tamarta Is-cusbooneysiisa sidii loo joog tayn lahaa horumarinka ka faaideysiga khayraadka Tamarta,la isna dhaafsado qibradaha iyo aqoonta dhinaca Tamarka ah.

Wafdiga uu hoggaaminayo wasiir ku-xigeenka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xil Cismaan Libaax Ibraahim ayaa Inta ay joogaan magaalada Abu,Dubai waxay la kulmi doonaan madax kala duwan sida Agaasimaha Hay’adda Tamarta Caalamka(IRENA) iyagoo kala hadli doona sidii mashaariic horumarineed looga fulin lahaa Soomaaliya.

Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal xooggan uga jirtaa sidii Bulshada Soomaaliyeed loo gaarsiin lahaa adeegyada Tamarta iyo Biyaha ee Dalka,waxaana jira qorshayaal mashaariic looga fulinayo Soomaaliya,iyadoo la kaashanayo hay’adaha Dowladda Soomaaliya ka taageera arrimahaasi.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka warfaafinta XFS oo ka qayb galay shir lagu xoojinayo xiriirka dalalka Turkiga iyo Soomaaliya

AnkaraSONNA):-Shir heer sare ah oo lagu xoojinayo saaxiibtinnimada iyo iskaashiga u dhexeeya dalalka Afrika iyo…

February 25, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Rabshadaha ka jira Koonfur Afrika oo sababay dhimashada in ka badan 72

Saraakiisha amniga ayaa sheegay in dowladdu ay ka shaqeyneyso sidii loo soo afjari lahaa rabshadaha iyo bililiqada, taasoo ku faaftay…

Caalamka
July 14, 2021

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo booqday ciidamadii ku dhaawacmay Qaraxii shalay

Muqdisho (SONNA): Ku simaha Ra’iisul wasaaraha ahna Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Saalax Axmed Jaamac oo ay weheliyaan xubno…

GudahaWararka
July 25, 2023

Ra’iisul WasaareKhayre: Hannaanka Guud ee Lagu Gaarayo Hadafyada Horumarka Waara Ma Aha Inuu Hannaan Qura Ku Habboonyahay Xaaladaha Oo Dhan

Paris (SONNA), Talaado, Nofeembar 12, 2019---Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galay kulanka sanadlaha…

Wararka
November 12, 2019

Ra’iisulwasaare Xamse oo booqday Machadka Cilmibaarista Caafimaadka Xoolaha ee dalka Masar+Sawirro

Qaahira-(SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa saaka lagu soo dhaweeyay Machadka Cilmibaarista Caafimaadka Xoolaha ee…

GudahaWararka
January 10, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023