Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Taariikh Nololeedka Taliyaha Ciidanka Lugta ee XDS
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Taariikh Nololeedka Taliyaha Ciidanka Lugta ee XDS
GudahaWararka

Taariikh Nololeedka Taliyaha Ciidanka Lugta ee XDS

By Ruush Abdullahi
Last updated: June 25, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)–Sareeyo Guuto Axmed Aadan Cali Taliyaha Ciidanka LUGTA ee XDS Waxa uu ku dhashay Degmada Balad xaawo ee Gobolka Gedo Sanadka Marka uu ahaa 1969 kii. Waxbarasadiisa Aas Aasiga waxaa ku soo qaatay Degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo.

Sanadihii 1985 kii /1986-kii Waxa uu ka baxay Dugsiga sare ee Jamaal Cabdi Naasir ee Magaalada Muqdisho. Isla Sanadkii 1986-kii waxa uu ku xarooday Kulliyadda Ciidanka ee Jaalle Siyaad.

Sanadkii 1988-kii waxaa uu ka qalin jabiyey Kulliyadda Ciidanka ee Jaalle Siyaad, isagoona halkaasi ka qaatay Xidigtii ugu horreysay, isla sanadkii 1988-kii isagoo ka tirsan qeybta 60 aad gaaska 13 aad ee CXDS waxaa uu qaatay Xidigtii Labaad.

Waxaa uu soo noqday Taliyaha Horinta Military police sanadkii 1990-kii waxaa loo dalacsiiyey Darajada Dhamme/Kabtan,
BurBurkii Dowladii Dhexe ee dalka ka jirtay ka dib waxa uu ka mid ahaa Saraakiishii aan dalka ka Bixin.

Sanadkii 2006-kii xiligii Dowladii ku meel gaarka aheed waxaa loo Magacaabay Taliyaha Ururka Seddaxaad ee guutada 15 aad ee CXDS.

Sanadkii 2007-kii waxaa uu tababar u aaday Dalka Ethopia, waxaa uuna ku soo bartay Saadka&Howlgalinta.

Sanadkii 2008-kii waxaa loo Magacaabay Taliyaha Saadka&Ururka Farsamada Guutada Danab.

Sanadkii 2009-kii waxaa loo Dalacsiiyey Darajada Gaashanle waxaana loo Magacabay Taliyaha Saadka ciidanka Dhulka ee XDS.

Sanadkii 2011-kiiย  waxaa loo Magacabay Taliyaha ururka koowaad ee Guutada Koowaad ee CXDS.

Sanadkii 2012-kii waxaa loo dalacsiiyay Darajada Gaashanle Dhaxe waxaana loo Magacabay Taliyaha Guutada 4 Aad ee Qeybta 12 Apri,l
isagoo ah Taliyaha Guutada 4 Aad waxaa loo dalacsiiyey Darajada Gaashanle Sare.

Sanadkii 2016-kii waxaa loo dalacsiiyay Darajada Sareeyo Guuto, waxa uu soo Noqday Taliye ku xigeenka Qeybta 12 April ee XDS, ugu Dambeyntiina Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu u magacaabay Taliyaha Ciidanka Lugta ee XDS.

Taliyahaanย  cusub ee Ciidanka Lugta Sareeyo Guuto Axmed Aadan Cali waxa uu saameyn weyn ku yeelanayaa horumarinta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, xilkaasi loo magacaabana Ilaah Subxaana Watacaalaa ha laga gatab galo.

Waxaa Qoray Abdiwahid Gedi

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Ergayga gaarka ah ee arrimaha xasillinta arrimaha Rayidka

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ergayga Gaarka ah ee u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka…

GudahaWararka
November 26, 2023

Madaxweyne Farmaajo oo ku Baaqay in Deg Deg loo joojiyo Dirirta dadka Walaalaha ah ee ka taagan Deegaannada Galbeedka Magaaladda Kismaayo.

Muqdisho (SONNA)-, Abriil 02, 2020; Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku tilmaamay murugo iyo uur-ku-taallo dirirta sokeeye ee ka taagan…

Wararka
April 2, 2020

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray waddo muhiim ah

Muqdisho,(SONNA):- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dhismaha waddada laamiga ah ee…

GudahaWararka
March 10, 2024

MADAXWEYNE FARMAAJO OO MARTIGALINAYA MUNAASABADDA LAGU DHAMMESTIRAYO ARRIMAHA DOORASHOOYINKA

Muqdisho, Maarso 01, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 4ta Maarso 2021 martigelinaya munaasabad lagu dhammeystirayo…

Wararka
March 2, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023