Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladda oo casriyeynaysa habraacyada Baasaboorka
    May 7, 2026
    Hoggaamiye Jabriil C/rashiid oo qaabbilay wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka
    May 7, 2026
    Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyay xeerar muhiim u ah amniga iyo hanti-dhowrka
    May 7, 2026
    ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ ๐ ๐š ๐ค๐š ๐ฃ๐š๐ซ๐ž๐ฒ ๐š๐๐ž๐ž๐  ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐๐ก๐ข๐ฒa๐ฒ ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐ญ๐ข๐ข๐ง๐ข
    May 7, 2026
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka difaaca labada dal
    May 7, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    โ€œKoonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyaddaโ€œ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray ammar lagu joojinayo howlaha fulinta dhulka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray ammar lagu joojinayo howlaha fulinta dhulka

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray ammar lagu joojinayo howlaha fulinta dhulka

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 7, 2026
3 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu hakiyay bannaynta dhulalka danta guud ee Gobolka, taas oo ay ka timid cabasho dadweyne.

War-saxaafadeedka ayaa lagu yiri

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Dr; Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) joojiyay howlaha dhul bannaynta ee magaalada Muqdisho.

Mudane Muungaab oo fulinaya ammarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud isla markaana tixgelinaya cabashada dadweynaha ee ka timid dedaallada dib u habaynta dhulalka caasimadda ayaa soo saaray goโ€™aannada soo socda

1-Waxaa si kumeel gaar ah loo hakiyay howlaha fulinta bannaynta iyo jidad furista dhulalka ee hadda socda, iyadoo taliska qaybta guud ee booliska gobolka Banaadir la farayo in ay si dhaqso ah u dhaqan geliyaan qodobkan.

2-Waxaa la magacaabay guddi ka kooban khuburo arrimaha dhulalka dowladda hoose ,sharci yaqaanno, culimaaโ€™udiin iyo xubno ka mid ah bulshada rayidka ah, kuwaasi oo loo xil saaray in ay waraystaan oo hubin iyo u kuurgelin qoto dheer ku sameeyaan dadka cabanaya iyo Decumentiyada ay wataan, waxayna guddida warbixin dhammaystiran usoo gudbinayaan Duqa magaalada si goโ€™aanno maamul loogu soo saaro xal u helidda cabashada.

Xubnaha guddiga ayaa kala ah.

1-Dr; Xasan Maxamed Cumar-Guddoomiyaha guddiga

2-Dr;Cabdi Shakuur Ibraahim Cabdi-Xubin

3-Eng: Maxamed Xasan Cumar -Xubin

4-Eng:Cumar Cali Geeddi- Xubin

5-Sheekh Yuusuf Duur-xule -Xubin

6-Sheekh Aadan Macallin Abuukar (Suufi yare)-Xubin

7-Maxamuud Cabdulbaari Sheekh Ibraahim-Xubin

8-Drs-Faadumo Maxamed Cali -Xubin

9-Maxamed Cabdullaahi Abuubakar-Xog-haynta guddiga

3-Dhanka kale, Dowladda hoose ee Xamar oo kaashanaysa Wasaaradda howlaha guud,dib u dhiska iyo guriyeynta XFS waxay u howlgeli doonaan in dhul lasiiyo, loo dhiso, isla markaana dib u dejin loogu sameeyo dadka soo barakacay iyo kuwa ay saamaynta ku reebeen qorshayaasha dib u habaynta dhulka danta guud ee ka socda magaalada Muqdisho.

War-saxaafadeedka ayaa gabagabadii lagu yiri, dowladda hoose ee Xamar oo ka duuleysa aragtida hoggaamineed ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda waxay mar walba u heellan tahay ka jawaabista cabashada dadweynaha, iyadoo dhanka kalana mudnaan gaar ah la siinayo dib u dhiska iyo soo horumarinta caasimadda oo maanta maraysa heer soo kabasho ah oo aad u sarraysa.

 

 

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowladda oo casriyeynaysa habraacyada Baasaboorka

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane…

May 7, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maareeyaha hayโ€™adda isgaarsiinta Qaranka oo shir caalami ah uga qaybgalay Sucuudiga

Riyaad (SONNA): Wafdi ka socda Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud, Mudane Mustafa Yaasin Sheekh, ayaa ka…

GudahaWararka
September 3, 2025

Shaqooyin Garsoore iyo Kaaliye ka banaan Garsoorka

Muqdisho (SONNA): Maxkamadda sare ee dalka ayaa soo bandhigtay fursado shaqo oo garsoorenimo oo ka banaan maxkamadaha gobolka Banaadir HALKAN…

GudahaWararka
August 8, 2023

Madaxweynaha JFS oo casho sharaf u sameeyay Aqoonyahannada ka qaybgalay Shirweynaha 15aad ee Daraasaadkaย 

Muqdisho(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casho sharaf ku maamuusay aqoonyahannada, cilmi-baarayaasha iyo masโ€™uuliyiinta ka qeyb-galay…

GudahaWararka
December 19, 2024

Caasha Shaacuur oo deeq gaarsiisay Dadkii ku waxyeelloobay fatahaadaha Dalka+ Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Marwo; Caasho Shaacuur Ugaas, ayaaa Guddiga Qaran ee gurmadka fatahaadaha waxaa ay ku wareejisay deeq isugu jirta dharka Dumarka, maro…

Wararka
November 12, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023