Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta
    April 22, 2026
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Kooxda Elman oo Saakay soo bandhigtay saxiixyadeeda cusub… + SAWIRRO
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Kooxda Elman oo Saakay soo bandhigtay saxiixyadeeda cusub… + SAWIRRO
Ciyaaraha

Kooxda Elman oo Saakay soo bandhigtay saxiixyadeeda cusub… + SAWIRRO

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 26, 2019
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA)-Kooxda kubadda cagta Elman ayaa saakay xerada tababarka waxa ay ku soo bandhigtay saxiixyadeeda dhawaan galka ee ay kooxdu la soo wareegtay.

Naadiga jaalayaasha ee Elman ayaa diyaar-garow xooggan ugu jirta tartammada kala duwan sida General Daa’uudka iyo Horyaalka Somali Premier League, iyadoo dhow ciyaartoy ay kala soo saxiixatay kooxaha dalka iyadoo ay jiraan xiddigo kale oo ay ka keensatay bariga iyo bartamaha Afrika.

Xiddigaha ay la soo saxiixatay kooxda Elman ayaa kala ah Maxamed Cusmaan Meynis oo ay ka keensatay kooxda madbacadda qaranka, Xamse oo ugu yimid Jeenyo, Ibraahim Kenyaawi oo ay ka soo qaadatay kooxda Jazeera Sports Club, Faaruq oo ay ka keentay dalka Uganda, Cusmaan oo ugu soo dhaqaaqay  kooxda Midnimo iyo xiddigii hore kooxda Horseed iyo xulka qaranka Uganda Ajiga Issa ayaa ka mid ah xiddigaha ay la soo saxiixatay Kooxda Elman.

Ugu horeyn waxaa goobta ka hadlay macallinka labaad ee Kooxda Elman, Cumarey kaasoo kooxda ku soo dhaweeyay xiddigaha cusub, waxaana uu sidoo kale sheegay inay ciyaartoydan cusub wax u qaban doonaan kooxda.

Sidoo kale xiddigaha ajaanibta ayaa dareenkooda ka hadlay ku soo biiritaankooda kooxdan, waxaana ay xuseen inay ka farxin doonaan kooxda Elman iyo Taageerayaasheeda.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Muqdisho 22 Abriil 2026: —Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda…

April 22, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Cumar Axmed Maxamed oo loo magacaabay Macalinka xulka 18 jirada ee Qarankeena

Cumar Axmed Maxamed oo ku magac dheer macalin  "Jabshe" ayaa loo magacaabay tababaraha xulka Soomaaliya ee dhallinyarada 18 jirada, kaddib…

Ciyaaraha
October 5, 2023

Horudhac: Manchester City vs Aston Villa… (Wax waliba oo aad uga baahan tahay kulanka galabta ee Premier League)

Manchester(SONNA)-Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa kulan ka tirsan horyaalka Premier League galabta ku soo dhoweynaysa Aston Villa garoonkeeda Etihad…

CaalamkaCiyaaraha
October 26, 2019

Laacibka Sanadka, Tababaraha ugu fiican, Wakiilka ugu shidan, Kooxda ugu wanaagsan… (Ka bogo wax kasta oo aad uga baahan tahay Abaal-marinnada Globe Soccer Awards 2019)

Dubai(SONNA)-Abaal-marinta sanadlaha ah ee Globe Soccer Awards ayaa la soo saaray musharixiinta  kama dambeysta ah ee ku tartami doona, Laacibka…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

Wasaaradda dhallinyarada oo qabatay tartan loogu talo galay dhallinyarada maqalka la’

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda dhallinyarda iyo Isboortiska Soomaaliya ayaa qabatay tartankan, kaas oo ay ka qayb galeen 8 kooxood oo isugu jiro cayaartooy,…

Ciyaaraha
May 17, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023