Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    WARSAXAAFADEED:Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka (GMDHD)
    April 20, 2026
    Ciidamada amniga oo Khaarijiyay horjooge ka tirsan Khawaarijta
    April 19, 2026
    Wasiirka Cadaalladda iyo Arrimaha Dastuurka oo guddoomiyay shir muhiim ah
    April 19, 2026
    Shirweynihii Baarlamaannada Adduunka oo lagu soo gebo-gebeeyay Turkiga
    April 19, 2026
    Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo billaabay aqoon-isweydaarsi soconaya muddo toddobaad ah
    April 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: DF oo taageero caalami ah u heshay ciribtirka Khawaarijta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > DF oo taageero caalami ah u heshay ciribtirka Khawaarijta
Maqaallada

DF oo taageero caalami ah u heshay ciribtirka Khawaarijta

By Dahir Aadan Cali
Last updated: June 6, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho.( SONNA):- Wakiilo ka kala socda dalalka Soomaaliya, Qatar, Imaaraadka Carabta, Turkiga, UK iyo Mareynkanka oo kullankoodii saddexaad ku yeeshay magaalad Dooxa ee caasimadda Dalka Qatar ayaa waxay ka wada hadleen xaaladda Soomaaliya gaar ahaan dhinnacyada amniga, siyaasadda iyo arrimaha Bini-aadamnimada.

Kulanka oo dhacay isniintii shalay, ayaa saaxiibada kulmay waxay hoosta kaga xariiqeen arrimo badan oo muhiim ah oo ay ugu weyn tahay isku xirka dagaalka lagu ciribtiriyo kooxaha Khawaarijta argagixisada ah iyo kaalmada caalamiga ah ee dhinaca amniga.

Sidoo kale, Saaxiibada caalamka ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ku taageerayaan horumarka amniga iyo xasilloonida, waxaa kale oo kullanka looga dooday sidii kor loogu qaadi lahaa kalsooni dhiska iyo xoojinta hay’adaha Dowladda.

Waxa ay soo dhoweeyeen ka go’naanta dowladda Soomaaliya in ay xoojiso hay’adaheeda amniga, u diyaar garowga in ciidanka qaranka ay amniga si buuxda ugala wareegeen hawlgalka Midowga Afrika marka la gaaro bisha December 2024, si loo gaaro dhameystirka hawlahahan, waxa ay isku raaceen waddamada kulmay wafuudooda in ay xoojiyaan isku-duwidda dedaaalkooda, sidoo kalena la shaqeeyaan Dowladaha iyo hay’adaha kala ee caalamiga ee saaxiibka la ah Soomaaliya.

Waxa ay ka doodeen muhiimadda ay leedahay in dhammaadka sannadka ay isugu yimaadaan shir lagu dejinayo qorshe amni oo la xiriira sida loo joogteynayo amniga kadib sannadka 2024, sidoo kale, saaxiibada waxay falabqeyn kooban ku sameeyeen ahmiyadda ay leedahay hubinta xasilloonida waarta iyo wanaag laga hirgeliyo deegaannadii laga dhawaan laga xoreeyay Khawaarijta Al-shabaab iyo sida ay uga go’an tahay saaxiibada caalamiga ah isku- duwidda kaalmo lagu xasilinayo deeganadaasi oo ah mid ay dowladda Soomaaliya hoggaamin doonto.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay balan qaaddey in ay sameynayso lana wadaagayso saaxiibada taageera hannaanka isku duwidda dedaalada xasilinta Soomaaliya.

Saaxiibadda waxa ay taageereen in Golaha wadatashiga Qaranka kordhiyo dadaalada dib u heshiisiinta siyaasadda iyo in la kala xadeeyo mas’uuliyaadka hay’adaha dowladda si loo hubiyo xasiloonida Soomaaliya .

Ugu dambeyntii, Dalalka Qatar, Turkiga, Imaaraadka Carabta, Mareynkanka iyo UK ayaa isla qiray horumarka laga sameeyay dhinaca dhaqaalaha Soomaaliya iyo dib u habeynta hay’adaha maaliyadda, waxayna qireen in dhabbaha lagu socdo Soomaaliya uu gaarsiin karo in laga cafiyo daymaha iyo in la helo qorshe dhaqaale oo lagu horumariyo dalka, dayn cafinta kadib.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

WARSAXAAFADEED:Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka (GMDHD)

Muqdisho(SONNA);-Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD), Avv. Burhaan Aadan Cumar, isagoo tixraacaya…

April 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MALAAQ YUUSUF CABDIYOW MACALLIN.

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MALAAQ YUUSUF CABDIYOW MACALLIN. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh…

MaqaalladaWararka
March 15, 2021

Sidee Isbeddelka Cimiladu u Hurinayaa Degganaansho La’aanta Geeska Afrika?

Muqdisho, Soomaaliya – Eray bixinta lagu cabbiro xasaradaha Geeska Afrika ayaa is beddeleysa. Muddo tobannaan sano ah, waxaa lagu sifeeyay…

EnvironmentMaqaallada
July 29, 2025

Magac walba oo ay noo bixiyeen, maanta iyaga ayaa shalaay jooga (Warbixin).

Muqdisho,( SONNA):- Bilowgii so ifa-bixida Khawaarijta Al-shabaab, waxay soo saareen go'aanno ah ciddii salaanta ciidanka in la dili doono, go'aankaas…

Maqaallada
May 14, 2023

Al-shabaab oo duurka ka soo firxanaya (WARBIXIN)

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta ayaa howlgal gaar ah ka fuliyay  deegannada Maraay Suuleey, Shiikhoow gaab, Hilowle…

GudahaMaqaallada
August 9, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023