Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub
    May 13, 2026
    Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta oo xilka la wareegay
    May 12, 2026
    Maareeyaha Hay’adda NIRA oo Ivory coast uga qaybgalaya shirka ID4Africa
    May 12, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay caleemasaarka Madaxweynaha Uganda
    May 12, 2026
    Agaasimaha SONNA oo shir caalami ah uga qaybgalaya Masar
    May 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Dawladaha Ruushka iyo Ciraaq oo ka Wada Hadlaya Qiimaha Saliida iyo Xaalada Nabadgelyo ee Ciraaq iyo Siiriya.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Dawladaha Ruushka iyo Ciraaq oo ka Wada Hadlaya Qiimaha Saliida iyo Xaalada Nabadgelyo ee Ciraaq iyo Siiriya.
Wararka

Dawladaha Ruushka iyo Ciraaq oo ka Wada Hadlaya Qiimaha Saliida iyo Xaalada Nabadgelyo ee Ciraaq iyo Siiriya.

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 26, 2020
2 Min Read
Share

Madaxweynaha Dawladda Ruushka Vladimir Putin iyo Ra’iisal Wasaaraha Ciraq Mustafa Al-Kadimi ayaa ka wada hadlay qiimaha saliida suuqyada adduunka iyo xaalada amni ee Ciraaq iyo Siiriya.

Bayaan ay soo saartay dowladda Ciraaq ayaa lagu sheegay in Putin iyo Al-Kadimi ay wada yeesheen kulan ku dhex maray khadka telifoonka ayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo xallinta xaaladaha gobolka bariga dhexe, sidoo kale waxay isla soo qaadeen hoos u dhaca ku yimi qiimaha saliidda cayriin iyo saameynta ay dunida ku yeelatay.

Qiimaha saliida ayaa lumiyey oo hoos uga dhacay in kabadan kalabar qiimahii lagu ogaa bilihii ugu dambeeyay taasoo ka dhalatay saamaynta uu cudurka Corona ku reebay dunida oo dhan, kaasoo carqaladeeyay waaxyo waa weyn oo dhaqaalaha adduunka ah.

Bishii lasoo dhaafay ee April isbahaysiga OPEC oo ay ku jiraan dawladaha Ruushka iyo Ciraaq waxay gaareen heshiis taariikhi ah oo salka ku haya wax soo saarka saliidda iyagoo isku raacay in loo baahan yahay in maalintii lasoo saaro 9.7 milyan oo fuusto maalin kasta, iyada oo hadafku yahay in laga feejignaado sicir bararka suuqyada adduunka.

Putin iyo Al-Kadimi ayaa sidoo kale ka wada hadlay masiibada adduunka oo dhan ku habsattay ee Corona Virus, sidoo kale waxay isla soo qaadeen adkkaynta xaalada nabadgelyo ee dalalka Ciraaq iyo Siiriya”, sida lagu sheegay bayaanka kasoo baxay dawladda Ciraaq.

Dhiniciisa Ra’iisal Wasaare Al-Kaadimi wuxuu carrabka ku adkeeyay muhiimada ay leedahay danaha Dawladda Ciraaq kaga xiran xoojinta iskaashiga ay la wadaagto Dawladda Ruushka iyo in shirkadaha maalgashi ee Ruushka ay ku casuumi doonaan inay yimaadaan Ciraaq si ay u maalgashadaan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ugu yaraan 20 qof oo mudaaharaadayaal ah ah ayaa lagu dilay Myanmar

Myanmar.(SONNA):- Ugu yaraan 20 qof oo rayid ah ayaa dhintay , kadib markii ciidanka Myanmar ay rasaas ku fureen mudaaharaadayaal…

CaalamkaWararka
April 10, 2021

Maxkamadda G/Banaadir oo mudeysay dhageysiga Dacwadda ka dhanka ah eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud

Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa mudeysay dhageysiga Dacwadda ka dhanka ah eedeysane Sayid-cali Macalin Daa'uud oo loo haysto inuu xaaskiisa ku…

GudahaWararka
February 19, 2024

In kabadan 22 khawaarij ah oo lagu dilay howlgal ka dhacay Hiiraan iyo Mudug

Muqdishu.SONNA…Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad iyo horjoogeyaal…

Gudaha
March 14, 2026

Ciidanka Danab oo weeraray goob ay shir ku lahaayeen Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

Muqdisho:(SONNA)- Ciidamada Kumandoska Somaaliya ee Danab ayaa sheegay iney weerareen degaanka Carabow oo 50-km u jira degmada Bu’aale ee gobolka…

Wararka
May 11, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023