Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasaaradda Caddaaladda oo shaacisay xiliga la qabanayo Shirweynaha 1-aad ee Bahda Caddaaladda Soomaaliyeed
    November 17, 2025
    Guddiga Madaxa Bannaan ee Dastuur BFS oo kulamo ka yeeshay arrimaha Dastuurka dalka
    November 17, 2025
    Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo war muhiim ah soo saaray
    November 16, 2025
    Arday Soomaaliyeed oo Bandhig dhaqameed kaga qeyb galay Shiinaha
    November 16, 2025
    Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo xaqiijisay xadgudub sharci-daro ah oo lagu beegsaday e-TAS
    November 16, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadaha (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
    Tiigsigii wuu taabbo-galayaa
    October 20, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
Reading: Agaasimaha hay’adda socdaalka oo qaabilay wafdi ka socda Azerbaijan
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Agaasimaha hay’adda socdaalka oo qaabilay wafdi ka socda Azerbaijan
GudahaWararka

Agaasimaha hay’adda socdaalka oo qaabilay wafdi ka socda Azerbaijan

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: August 18, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda mudane Mustafa Duhulow iyo mas’uuyiin kale oo katirsan hay’adda ayaa xarunta dhexe kulan kula qaatay wafdi ka socday dowladda Azerbajan kuwaas oo marti u ahaa Dowladda Soomaaliya.

Wafdiga ayaa ugu horreyn soo bandhigay hannaanka Dowladda Azerbajan u horumarisay adeegyada dadweynaha, isbeddellada horumarinta ee dhanka Teknooliyidda iyo hufnaanta adeeg-bixinta dalkaas. Wafdiga ayaa sidoo kale soo bandhigay qorshayaashooda ku aaddan sidii ay u taageeri lahaayeen hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, gaar ahaan horumarinta adeeg-bixinta, tababarada shaqaalaha, iyo adeegsiga teknoolojiyada casriga ah.

Dhanka kale, hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa wafdiga u soo bandhigtay hannaanka ay adeegyada u bixiso iyo dadaallada horumarineed ee lagu xoojinayo awoodda hay’adda iyo tayada adeeg-bixinta bulshada.

Ugu dambayn, wafdiga ayaa booqasho kormeer ah lagu geeyay xafiisyada Baarista Dukumentiyada ee FDU iyo Xafiiska Madbacadda Baasaboorada, halkaasoo oo ay ku arkeen habraacyada shaqo iyo nidaamka casriga ah ee loo isticmaalo diyaarinta iyo bixinta dukumentiyada muhiimka ah ee socdaalka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasaaradda Caddaaladda oo shaacisay xiliga la qabanayo Shirweynaha 1-aad ee Bahda Caddaaladda Soomaaliyeed

Muqdisho(SONNA)-Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Faysal Aadan Xasan, ayaa warbaahinta u…

November 17, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dab ka kacay buurta Daalo ee gobolka Sanaag

Ceeragaabo (SONNA): Dab xooggan ayaa ka kacay Buurta Daallo ee gobolka Sanaag gaar ahaan agagaarka deegaanka dhul beereedka loo yaqaan…

GudahaWararka
June 30, 2025

Kulan Isboorti oo Lagu Xasuusanaayey  Eng Yariisow oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho.(SONNA)...Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay kulan Isboorti oo loogu duceynayay Allaha…

Wararka
August 2, 2020

Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo daah furay biya mareen biyaha ka qaadaya warta KM4 “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)- Guddoomiyha gobalka Banaadair ahna duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo uu wehliyo guddomiye ku-xigeenka hawlaha…

Wararka
September 23, 2020

Wasiirka Cadaaladda XFS oo bogaadiyay guulaha laga gaaray khawaarijta

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS Mudane, Xasan Macallim Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay guulaha wax ku oolka ah ee laga…

GudahaWararka
August 22, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023