Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Horjoogaal Khawaarijta ka tirsan oo lagu khaarijiyay howlgal laga fuliyay Gobolka Hiiraan
    January 31, 2026
    Howlgalka Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deeegaano muhiim ah
    January 31, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo New Delhi kaga qeyb galay shir caalami ah
    January 31, 2026
    Shirweynaha isku-Duwidda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo ka furmay Dhuusamareeb
    January 31, 2026
    DEG DEG: Ciidanka NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta
    January 31, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasaaradda isgaarsiinta oo hawlgalgalisay adeegii Boostada muddo dheer ka dib
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasaaradda isgaarsiinta oo hawlgalgalisay adeegii Boostada muddo dheer ka dib
GudahaWararka

Wasaaradda isgaarsiinta oo hawlgalgalisay adeegii Boostada muddo dheer ka dib

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: July 28, 2025
3 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolojiyadda XFS Mudane Maxamed Aadan Macalin ayaa maanta si rasmi ah Muqdisho uga daahfuray dib-u-howlgelinta adeegga Boostada dalka.

Munaasabadda furitaanka adeegga boostada waxaa ka qeyb galay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Maareeyaha Hayโ€™adda Duulista Rayidka, Maareeyaha Garoonka, Agaasimaha Kastamka Garoonka, hoggaanka amniga ee garoonka Adan cadde, Agaasimaha Waaxda Boostada ee Wasaaradda, iyo qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Isgaarsiinta.

Agaasimaha waaxda Boostada ee wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda, ayaa sharaxay marxaladihii adkaa ee la soo maray iyo sida Wasaaraddu waqti adag ugu bixisay in dib loo hawlgeliyo adeeggan muhiimka ah ee boostada, isagoo tilmaamay in laga soo bilaabo bishii May 2025, adeegga boostada dalka si rasmi ah u shaqeynayay, laguna bilaabay adeegyada dirista iyo helista Boostada (sending and receiving).

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Mudane Maxamuud Cabdulqaadir (JEEGO), Maareeyaha Garoonka Aadan cadde ee Muqdisho mudane Maxamed Siciid Cabdullaahi iyo maareeyaha Hayโ€™adda Duulista Rayidka, Mudane Axmed Macallin Xasan oo ka hadlay munaasabadda dib-u-furitaanka ayaa si weyn u bogaadiyey dadaallada muuqda ee wasaaradda Isgaarsiinta & Teknoljiyadda ay hormuudka ka tahay, iyagoo xusay muhiimadda ay leedahay in dalka uu helo adeeg boosto casri ah oo la jaanqaadaya horumarka tiknoolajiyadda caalamka, taasoo xoojinaysa dowladnimada, isku xirka bulshada, iyo kobcinta adeegyada shacabka.

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda XFS Xildhibaan Maxamed Somali ayaa sheegay in maanta ay tahay maalin weyn oo dib loogu soo celiyay adeeg qiimo weyn ugu fadhiya shacabka Soomaaliyeed, kadib ku dhawaad 36 sano oo hakad ku jiray adeeggii boostada.

โ€œGuushan dib u hawl galinta adeega boostada dalka waxay ka tarjumeysaa dadaalka joogtada ah ee lagu horumarinayo adeegyadii dalka uu lahaa, Shaqaalaha boostada ayaa si heer sare ah u qaatay tababaro casri ah oo ay bixiyeen khubaro caalami ah oo dibadda laga keenay, halka qaar kalana ay dibadda u aadeen si ay u helaan xirfado dheeraad ah oo la jaanqaada isbeddelka teknolojiyadeed”. Ayuu yiri wasiir Maxamed Soomaali

Hawlwadeennada waaxda boostada ee gudaha dalka iyo xirfadlayaal kale ayaa si geesinimo leh uga shaqeeyay in dib loo hawlgeliyo xarumahan muhiimka ah, oo ka qeyb qaatay dadaalkan.

Wasaaradda Isgaarsiinta waxay diiradda saartay sidii shacabka Soomaaliyeed loogu heli lahaa adeeg boosto oo hufan, degdeg ah, casri ah, isla markaana ammaan ku dhisan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Horjoogaal Khawaarijta ka tirsan oo lagu khaarijiyay howlgal laga fuliyay Gobolka Hiiraan

Muqdisho,Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanka Aboorey ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo…

January 31, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taxanaha Taariikhda Tacliinta Soomaaliyeed qeybtii 6-aad(MAQAAL)

Nasiib darro waxay ahayd bilowdgii dhibaatada, Xasan Sheekh ayaa noqday u dhaqdhaaqe bulshada rayidka ah isaga oo adeegsanaya hab diploomaasiyadeedkiisa…

GudahaMaqaalladaWaxbarashada
July 3, 2023

Kaaliyaha Agaasimaha Sirdoonka Milatariga Ciraaq oo ka badbaaday isku day dil

Muqdisho (SONNA):-Sida ay soo werisay wakaaladda wararkaย  Ciraaq, laamabaha amnigana ay xaqiijiyeen, Kaaliyaha Agaasimaha Sirdoonka Milatariga ee Wasaaradda Difaaca Ciraaq,…

CaalamkaWararka
April 3, 2021

Dowladda Shiinaha oo dadkeeda ka qaaday sharci caqabad ku ahaa dhalmada.

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay maanta oo isniin in muwadiniinteeda loo ogolaaay inay dhali karaan hadda kadib 3 carruur ah. Bayaan…

CaalamkaWararka
May 31, 2021

Ra’iisul wasaare Xamse “Waxaan billaabayna Kacdoon lagula dagaalamayo Musuq-maasuqa”

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalmiga ah ee La-Dagaallanka…

GudahaWararka
December 18, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023