Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka qaybgalay xuska maalinta Qaranimada Talyaaniga
    June 2, 2026
    Hay’adda SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo ka wada shaqaynaya xoojinta hawlaha samafalka
    June 2, 2026
    Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan oo shir kaga qaybgalaya Switzerland
    June 2, 2026
    Ra’iisul wasaare Xamse oo magacaabay guddiga sare ee Sanduuqa Qaran ee maareynta khataraha
    June 2, 2026
    Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Hay’adaha Amniga Soomaaliya
    June 2, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo guddoomiyey shirka heer wasiir ee ReSCo
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo guddoomiyey shirka heer wasiir ee ReSCo
GudahaWararka

Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo guddoomiyey shirka heer wasiir ee ReSCo

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: June 17, 2025
2 Min Read
Share

Jabuti (SONNA): Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Cali Xaaji Aaam, ahna Guddoomiyaha Ururka ReSCo oo ay ku mideysan yihiin 14 dal oo Bariga iyo Bartamaha Afrika, ayaa shir guddoomiyey Shirka heer wasiir ee Ururka ReSCo.

Shirkaas oo ay martigalisay Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa muhiimad gaar ah lahaa, waxaana diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dalalka gobolka ee dhinacyada caafimaadka.

Intii uu shirka socday, waxaa lagu falanqeeyey caqabadaha caafimaad ee ka jira gobolka, gaar ahaan kuwa ka dhasha cudurrada faafa iyo xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka. Sidoo kale, shirka waxa uu ka hadlay sidii loo horumarin lahaa ammaanka caafimaadka, iyadoo xoogga la saaray iskaashiga xuduudaha dalalka xubnaha ka ah ReSCo. Waxaa lagu guuleystay in la aasaaso guddi hoosaadyo cusub oo ka shaqeynaya howlaha muhiimka ah ee ururka, kuwaas oo diiradda saaraya, Kobcinta iskaashiga dhanka ammaanka Caafimaadka ee xuduudaha, si looga hortago faafitaanka cudurrada halista, dhisidda hanaan mideysan oo lagu ogaado laguna xakameeyo cudurrada dilaaga ah iyo xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka iyo xoojinta wadashaqeynta dalalka xubnaha ka ah ReSCo si loo gaaro horumar mideysan.

Soomaaliya ayaa hoggaaminaysay ReSCo saddexdii sano ee ugu dambeysay, iyadoo uu hoggaankaasi horseeday guullo la taaban karo oo dhanka iskaashiga caalamiga ah ah. Shirkan ayaa sidoo kale lagu qorsheynayaa in lagu doorto Guddoomiyaha cusub ee ururka, si uu ula wareego hoggaanka sanadaha soo socda.

Wasiirka Caafimaadka, Dr Cali Xaaji Aadam, ayaa bogaadiyay dadaalka muuqda ee ay dalalka xubnaha ah sameeyeen, isagoo xusay muhiimadda ay leedahay wadajirka iyo go’aan mideysan oo lagula tacaalayo caqabadaha caafimaadka ee gobolka. Waxa uu sidoo kale ku dhiirrigeliyay dalalka xubnaha ah inay sii wadaan iskaashiga iyo dadaalka ay ugu jiraan horumarinta caafimaadka guud ee gobolka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka qaybgalay xuska maalinta Qaranimada Talyaaniga

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta ka…

June 2, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

kulan looga hadlaayo Covid 19 oo berrito ka furmaya xarunta Q.Midoobay

Qaramada Midoobe  ayaa qaban doonta beri oo khamiis ah shir aan caadi ahayn  kaas oo looga hadlaaayo sidii looga hartegi…

Wararka
December 2, 2020

Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo qaabilay danjireyaasha Jaamacadda carabta iyo Germany ee Ethiopia

Addis Ababa-(SONNA)-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa Addis Ababa ku qaabilay safiirka Jaamacadda Carabta ee…

GudahaWararka
October 8, 2023

Taiwan : Shil Tareen oo sababay dhimasho iyo dhaawacyo

Ugu yaraan 54qof ayaa la sheegay in ay dhinteen, tiro kale oo bandanna, waxaa soo gaaray dhaawacyo ka dib markii…

Caalamka
April 2, 2021

Wafdi ka soday Baarlamaaka FS oo Sacuudi Carabiya kula kulmay madaxda Guddigga shuurada iyo kan sanduuqa horumarinta

Wafdi ka soday Guddigga  Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa dalka Sacuudi Carabiya wadahadal kula yeeshay masuuliyiin ka tiran…

Gudaha
September 15, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023