Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Natiijo Muhiim ah ka Helay Ciyaartii Isreeb reebka Qaramada Afrika
    March 27, 2026
    Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya oo ka Qaybgalay Shirkii Taliyayaasha Ciidamada Dhulka Afrika oo diiradda lagu Saaray Tiknoolajiyadda Casriga.
    March 27, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee  Dowladda Federaalka Soomaaliya
    March 27, 2026
    Xulka K/Cagta Qaranka oo galabta la kulmaya dhiggooda Mauritius
    March 27, 2026
    “Haa waan joojin karnaa” halkudhigga xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida
    March 27, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Ra’iisul wasaare ku xigeenka oo kormeeray wasaradaha waxbarashada iyo cayaaraha
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ra’iisul wasaare ku xigeenka oo kormeeray wasaradaha waxbarashada iyo cayaaraha
GudahaWararka

Ra’iisul wasaare ku xigeenka oo kormeeray wasaradaha waxbarashada iyo cayaaraha

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: January 20, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta Sare, Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga, iyo hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA).

Intii uu kormeerka ku guda jiray, Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa si qoto dheer ula socday hawlaha iyo adeegyada ay hay’adahan u hayaan bulshada Soomaaliyeed. Waxa uu kala hadlay madaxda hay’adaha sidii loo xoojin lahaa isla-xisaabtanka, hufnaanta maamul, iyo dabagalka qorsheyaasha horumarineed.

Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xaqiijiyey in qorshayaasha iyo mashaariicda wasaaradahan iyo SoDMA ay waafaqsan yihiin Qorshaha Isbeddelka Qaran (NTP), si loo gaaro yoolalka waaweyn ee horumarineed ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka ayaa bogaadiyey dadaalka wasaaradahan iyo hay’adda SoDMA ay ku bixiyaan adeegyadooda muhiimka ah. Waxa uu ku dhiirrigeliyey in la xoojiyo wada-shaqaynta iyo isku xirnaanta hay’adaha dowladda, si loo hormariyo nolosha bulshada, loona xaqiijiyo in adeegyadu gaaraan dhamaan muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Ugu dambayn mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ballan qaaday in xukuumaddu sii wadi doonto taageerada dhammaan hay’adaha qaranka, iyadoo mudnaanta la siinayo dhammaan qorsheyaasha lagu horumarinayo waxbarashada, dhalinyarada, isboortiga, iyo maaraynta musiibooyinka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Natiijo Muhiim ah ka Helay Ciyaartii Isreeb reebka Qaramada Afrika

Muqdisho- SONNA- Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta, ayaa galabta ciyaaray kulan muhiim ah…

March 27, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Waare oo Ka tacsiyeeyay geerida guddoomiye Ku-xigeenka amniga Sh/dhexe

Jowhar-(SONNA)- War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska warfaafinta madaxtooyada Hirshabeelle ayaa lagu yiri:- Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle, Dr…

Wararka
October 14, 2019

Nigeria oo xaqiijisay sii deynta 100-ruux oo la heystay 42 cisho

Cidamada  Boliiska ee fadhigoodu yahay gobolka Samfara ee waqooyi-galbeed dalka Nigeria ayaa sheegay in wadahadallo waanwaan ah lagu sii daayey…

Caalamka
July 21, 2021

Wasiirka difaaca dalka oo Mareykanka kala wareegay hub iyo saanad ciidan

Muqdisho (SONN):- Wasiirka gaashandhigga xukuumadda FS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya kala wareegay hub ay ugu…

GudahaWararka
January 8, 2023

Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka oo la kulmay Madaxda Wasaaradda Arrimaha Dibadda

MUQDISHO-(SONNA)-Guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Golaha Shacabka ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan kula yeeshay…

GudahaWararka
July 22, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023