Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    DEG DEG: Ciidanka NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta
    January 31, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo Munaasabad kagu taageerayay maamulka W/Bari kaga qeyb galay London
    January 31, 2026
    Guddiga Wada-hadallada DF iyo Golaha Mustaqbal oo la kulmay Bulshada Rayidka
    January 31, 2026
    Ra’iisul wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
    January 31, 2026
    Soomaaliya oo Ka Qayb gashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Hindiya iyo Carabta
    January 31, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ciidamada Xoogga dalka oo fuliyay howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay Khawaarijta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ciidamada Xoogga dalka oo fuliyay howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay Khawaarijta
GudahaWararka

Ciidamada Xoogga dalka oo fuliyay howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay Khawaarijta

By Dahir Aadan Cali
Last updated: October 12, 2024
3 Min Read
Share
Muqdisho.(SONNA):- Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abuukar Maxamed ayaa ka warbixiyay howlgalka ka dhanka Khawaarijta oo ciidamada xoogga dalka ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan gobollada Shabeellaha dhexe, Galguduud iyo gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo jab xooggan lagu gaarsiiyay cadowga ummadda Soomaaliyeed.
Afhayeenka ayaa sheegay in ciidamada 14-ka iyo kuwa Gor Gorย  oo kaashanaya dadka deegaanka ay howlgal ka fuliyeen deegaanno ku teedsan degmada Awdhiigle iyo Jannaale, halkaas oo Khawaarijta lagaga faramaroojiyay deegaanka Daarusalaam oo ay shacabka musliimta ku gumaadi jireen.
” Maalmihii ugu dambeeyay ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka, waxay howlgallo barakeysan ka fuliyeen gobolladda Shabeellaha hoose, Dhexe iyo Galguduud, haddii aan ku hormaro gobolka Shabeellaha hoose guutada 14-ka October iyo Guutada 17-aad ee kumaandooska Gor Gor ee xoogga dalka oo iskaashanaayo ayaa waxay howlgal barakeysan ku sifeeyeen deegaannada xiriiriyo Awdhiigle iyo Jannaale, sidoo kale, waxay gacanta ku dhigeen Daarusalaam ee hoostagta degmada Awdhiigle,”.
Sidoo kale, howlgallada oo saf-ballaaran ku socday ayay ciidamada geesiyaasha waxay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe, howlkaas oo Alle fadligii lagu khaarijiyay horjoogayaal iyo dhagarqabayaal ka tirsan Al-shabaab.
”Shabeellaha Dhexe, haddii aan ku xijino deegaan lagu magacaabo Harqaboobe, waxay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 3-aad, qeybta 12-ka Aprill, Guutada 25-aad ee Cumar Bini Khadaab iyo ciidamada CDS qeybahooda kala duwan oo iskaashanaya waxay howlgal ka fuliyeen halkaas, waxayna ku khaarijiyeen dhagarqabayaal ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab, waxaanna dhulka daadsan meydadkooda, ”.
Ciidamada xoogga dalka oo toddobaadyadii u dambeeyay waday howlgaloย  guulo wax ku ool ah laga gaaray ayaa cadowga ummadda Soomaaliyeed ku fara saaray deegaanka Waniile iyo deegaanno kale oo hoostaga Cowsweyne iyo Galcad, halkaas oo Khawaarijta cashar lama ilaabaan ah loogu dhigay.
”Gobolka Galguduud, xadka xiriiriyo Shabeellaha dhexe iyo Galguduud, howlgalka barakeysan ayaa ka dhacay qeybta 21-aad ee ciidamada xoogga dalka, ciidamada Gor Gor iyo DANAB oo iskaashanaya ayaa maalmihii la soo dhaafay waxay howlgal ka fulinayeen Waniile iyo deegaanno hoostaga Cowsweyne iyo Galcad, waxaanna Cadowga looga furtay hub tiro badan, waxaanna looga dilay iyo horjoogayaal iyo dhagarqabayaal ka tirsan Khawaarijta, toddobaadyadii ugu dambeeyay farxad ayay u ahayd ciidamada xoogga dalka guulaha wax ku oolka ah ay ka gaarayaan howlgalka ka dhanka Al-shabaab, sidaas oo kale, shacabka Soomaaliyeed ayaa ku faraxsan,” ayuu yiri afhayeenka Wasaaradda Difaaca.
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa Khawaarijta Al-shabaab deegaanno badan oo ka tirsan dalka, halkaas oo ay dadka rayidka ah ku dhibaateyn jireen.
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

DEG DEG: Ciidanka NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Muqdisho,SONNA;- Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal gaar ah oo lagu beegsaday…

January 31, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shiikh Maxamed Xasan Caadle:-“Waxaan wacyi-galintaย ka soo sameeyay deegaannadii Khawaarijta laga xoreeyay”.

Muqdisho,(SONNA):-Shiikh Maxamed Xasan Caadle oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ee wacyi galintaย  ka soo sameeyay deegaannada Khawaarijta laga xoreeyay ayaa…

GudahaWararka
August 3, 2023

Wasiiru-dawlaha Ganacsiga XFS oo ka qeybgalay kulan u qabsoomay Ururka Ganacsiga Dunida

Muqdisho.(SONNA)...Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa maanta ka qeyb-galay shirkii ugu horreeyey ee dhex-maraya…

Gudaha
June 18, 2021

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Bakool

Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Moora Gaabey, oo 30km dhanka waqooyi bari kaga beegan…

GudahaWararka
December 28, 2025

Soomaaliya Oo Daah-furtay Wada-tashi Qaran ee Istaraatiijiyadda Isbeddelka Dhijitaalka ee Soomaaliya

Muqdisho,(SONNNA):-ย Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyada , oo kaashanaysa Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU), ayaa maanta furtay Watashi Qaran oo socon doona…

GudahaWararka
October 12, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023