Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub
    May 13, 2026
    Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta oo xilka la wareegay
    May 12, 2026
    Maareeyaha Hay’adda NIRA oo Ivory coast uga qaybgalaya shirka ID4Africa
    May 12, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay caleemasaarka Madaxweynaha Uganda
    May 12, 2026
    Agaasimaha SONNA oo shir caalami ah uga qaybgalaya Masar
    May 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Dowladda Maraykanka oo soo saartay liiska xubno ay u aqoonsatay argagixiso caalami ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dowladda Maraykanka oo soo saartay liiska xubno ay u aqoonsatay argagixiso caalami ah
GudahaWararka

Dowladda Maraykanka oo soo saartay liiska xubno ay u aqoonsatay argagixiso caalami ah

By SB
Last updated: May 25, 2023
2 Min Read
Share

Washington(SONNA):-Dowladda Maraykana ayaa soo saartay liiska xubno ay u aqoonsatay argagixiso caalami ah.

Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ayaa warbixin ay soo saartay waxay shan xubnood ugu aqoonsatay argagixiso caalami ah, waxayna sheegtay in ay xiriir la leeyihiin kooxda Al-qaacida, iyadoo loo cuskaday tirsiga (E.O.) 13224.

Liiska xubnaha iyo shaqooyinka ay kooxaha khawaarijta u qaabilsanaayeen ayaa waxay kala yihiin sida warbixinta hoose lagu xusay;

1: Maxamed Siidow ayaa lagu sheegay in uu yahay horjoogaha maaliyadda iyo Horjooge ciidanka Sirdoonka oo ka tirsan kooxda khawarijta Al-shabaab, isagoo u qaabilsan deegaanka Caliyow Barrow oo ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose,.sidoo kale wuxuu ka qayb qaatay qorshaynta iyo fulinta weeraro loo adeegsaday qaraxyo.

2: Cali Yare ayaa isagana lagu sheegay horjooge maaliyadeed oo kooxda khawaarijta Al-shabaab u qaabilsanaa soo ururinta lacagaha baadda ah ee ay ka qaadaan deegaanka tuulada Beled Aamin ee gobolka shabeellaha hoose. Ninkan ayaa wuxuu sidoo kale amri jiray jaangoynta lacagaha baadda ah ee laga qaado oday dhaqameedka deegaanka sidoo kale wuxuu wax ka abaabulay weeraro ka dhacay deegaanka Calaagacad oo ka tirsan Shabeellaha hoose November 2018.

3:Saleebaan Cabdi Daa’uud waa horjoogaha deegaanka Beled Aamin ugu magacaaban kooxda khawaarijta in uu yahay guddoomiyaha degmada sidoo kale wuxuu qayb ka yahay maamulka Maxkamad beenaadka uga hawlgala deegaanka, hore wuxuu uga tirsanaa garabka khawaarijta ee xog ururinta.

4: Maxamed Cumar Maxamed waa horjoogaha kooxda khawaarijta Al-shabaab ugu magacaaban degmada Diinsoor ee gobolka Baay,wuxuu masuul ka ahaa weeraro lagu qaaday shacabka degmada ku nool sidoo kale wuxuu hore u ahaa horjoogaha waxay ugu yeeraan jabhada eedegmada Berdaale gobolka Baay.

5: Maxamed Daa’uud Gaabane waa horjoogaha kooxda Khawarijta Al-shabaab ugu magacaaban horjoogaha Maaliyadda ee degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose.

Dhinaca kale warbixin kale oo ay soo saartay Xafiiska Mareykanka u qaabilsan koontaroolka Hantida shisheeye Waaxda lacagaha ayaa sidoo kale xayiraad ku soo rogtay 21 qof oo lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin kooxda Al Shabaab, iyadoo sidoo kale xayiraad ku soo rogtay todobo shirkadood oo ganacsi.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dhagarqabe ka tirsaa Khawaarijta oo iska soo dhiibay Koofur Galbeed

Baydhabo (SONNA): Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ee ku sugan deegaanka Burjaad ayaa maanta waxaa isku soo dhiibay Buubaay Ganuun Salaad,…

GudahaWararka
June 2, 2025

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay arrimmo badan oo ay ku jiraan siyaasadda iyo difaaca dalka

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Telefishinka Al-Carabiya, ayaa…

Gudaha
February 12, 2026

Wasaaradda Caafimaadka Oo Xaqiijisay In 51 Qof Oo Cusub Ay Ka Bogsoodeen Feyruska Karoona

Muqdisho (SONNA) Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19…

Wararka
July 8, 2020

Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay Shacabka iyo Dowladda Pakistan,kadib qarax lala beegsaday masaajid ku yaalla Islamabad

Muqdisho(SONNA):-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si qoto dheer ula wadaagaysaa Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan murugada ka dhalatay…

GudahaWararka
February 7, 2026

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023