Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Afka laguma dumin karo Dowladnimada (WARBIXIN)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Afka laguma dumin karo Dowladnimada (WARBIXIN)
GudahaMaqaallada

Afka laguma dumin karo Dowladnimada (WARBIXIN)

By Ruush Abdullahi
Last updated: July 2, 2024
3 Min Read
Share

Dalkeenna Soomaaliya muddo laaba sano ah ayaa waxaa u qabsoomay arrimo badan oo ay horey u sii qorsheysteen, Soomaaliya waxa u ku biirtay Bulshada Bariga Afrika, waxaan helnay Kursiga Golaha Ammaanka ee Qarmada Midoobay, Soomaaliya waxaa kaloo laga qaaday Cuna-qabateynta hubka, waxaan ku guuleysannay Daynta Cafinta, waxaa heer geba-gabo ah maraya dhameystirka Dastuurka, waxaa sidoo kale laga shaqeynayaa Ciribtirka Khawaarijta, si loo xaqiijiyo Soomaaliya oo Amniga ah 100% insha Allah.

“kama cabsanayno kuwa isku dayaya inay Afka ku duminayaan Dowladnimada, ee horseed ayaan u noqonaynaa in bulshada ay naga helaan waxay rabaan” Madaxweynaha oo ka hadlayay munaasabad lagu xusayay 64 guuradii kasoo wareegatay maalinta Xorriyadda Soomaaliya iyo midowgii labada gobol oo dhawaan lagu qabtay Muqdisho ayaa intaa raaciyay in ay horseed noqonaynaan ka dowlad ahaan in bulshada ay helaan waxa ay doonayaan.

Khudbadda Madaxweynaha oo dhinacyo badan taabanaysay ayaa wuxuu si gaar ah diiradda u saaray dowlad wanaagga iyo sida ay beesha caalamka ula dhacsan tahay horumarrada la gaaray, wuxuuna Madaxweynuhu ka digay in aan lagu kadsoomin kuwa sawirrada qaldan ka bixinaya horumarrada la taaban karo ee ay gaartay dowladdu, isagoo sheegay inaanan layska indha tiri karin guulaha is-daba joogga ah ee lagu tallaabsaday labadii sano ee lasoo dhaafay, haatanna uu rajeynayo in horay loogu socdo.

Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa isna sidoo kale tilmaamay horumarka iyo isbeddelada waaweyn ee dalka ka socda, isagoo rajo weyn ka muujiyey in Soomaaliya ay gaari doonto mustaqbal ifaya oo ka tarjumaya himilooyinka shacabka Soomaaliyeed.

“Wax wada-hadal ah oo aan la furnay Khawaarijta ma jirto waa been, dadka Soomaaliyeed waxaan rabaa walaahoowgaas in ay aad iyo aad uga baxaan”, ayuu yiri Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, mar uu ka hadlaayay arrinta ah ‘ wax wadahadal ah ma lala gali karaa Kooxda ‘KHAWAARIJTA AH’ ee Al-shabaab, iyadoo hadalkaasi Madaxweynaha ayaa imanaya xilli maalmihii u dambeeyay leysla dhex marayay in uu jiro  qorshe ku aaddan wada hadallo lala furo khawaarijta, taasi oo uu Madaxweynuhu ku sheegay ‘wax kama jiraan’ oo aan sal iyo raad laheyn, isagoo ku cel-celiyay in aysan muuqan wax ay ka wada hadli karaan khawaarijta.

“ma jiraan wax wada hadal ah oo ay dowladdu la furtay khawaarijta, waayo wax ka dhaxeyn kara ayaanba jirin:, ayuu si cad u sheegay Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ee Soomaaliya Dr: Xasan Shiikh Maxamuud.

Madaxweynaha oo ka hadlayay munaasabad lagu xusayay 1-da Luulyo oo xalay lagu qabtay Muqdisho ayaa sheegay in dowladda iyo khawaarijtu aysan yeelan wax wada hadal ah, wuxuuna dadka Soomaaliyeed faray in ay iska saaraan walaahoowga arrintaasi ku aaddan.

Abwaan Cusmaan Guure ayaa waxaa laga hayaa “BILAASH KU DOODYA BEEN HAWAAS, WAX BADAN KAMA SOO BAXAAN”.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo kulan la yeeshay Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari

Muqdisho(SONNA);- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daauud Aweys Jaamac , ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay…

GudahaWararka
February 15, 2026

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo hambalyo u diray Ciidanka Xoogga iyo qoysaskooda

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda…

GudahaWararka
April 12, 2025

Maareeyaha SODMA oo kulan afur ah u sameeyey Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed

Miqdisho(SONNA):-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa kulan afurin iyo soo dhoweyn isugu jira u sameysay Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed oo uu hoggaaminayo…

GudahaWararka
March 14, 2025

Xulka 17-jirrada Soomaaliya oo guul taariikhi ah ka gaaray South Sudan

Kampala, (SONNA): Xulka 17-jirrada Soomaaliya ayaa guul weyn ka gaaray tartanka isreeb-reebka koobka qaramada Afrika ee da’yarta (U-17 AFCON CECAFA…

GudahaWararka
December 27, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023