Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Maaliyadda XFS oo saaka booqday Safaaradda Soomaaliya ee dalka Aljeeriya
    May 24, 2025
    ‘Macawisleyda gobolka Hiiraan oo muujiyey Dhabar adeeg iyo Geesinimo (WARBIXIN)
    May 24, 2025
    Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka xal u helista Barakacayaasha oo Addis ababa lagu qabtay
    May 24, 2025
    Guddoomiye kuxigeenka 2-Aad ee golaha shacabka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzaniya
    May 24, 2025
    Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo Ankara kula kulmay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibada Turkiga 
    May 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Trump oo xannibay awoodda Jaamacadda Harvard ee diiwaangelinta ardayda caalamka
    May 23, 2025
    Shaqaale ka tirsan Safaaradda Israel oo Washington lagu dilay
    May 22, 2025
    Hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta oo ka socda Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe
    May 20, 2025
    Trump oo dhameystay socdaal uu ku tagay Sacuudi,Qadar iyo Imaaraadka
    May 16, 2025
    Wasiir Fiqi oo boogaadiyay howsha wax ku oolka ah ee ka socota Dugsiga Tababarka TURKSOM
    May 16, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    ‘Macawisleyda gobolka Hiiraan oo muujiyey Dhabar adeeg iyo Geesinimo (WARBIXIN)
    May 24, 2025
    “Janno Aakhira iyo Jiritaan Xornimo u Jahaad gala”
    May 21, 2025
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
    Sahmintii Shidaalka oo heer gabagabo ah soo gaaray (WARBIXIN)
    May 6, 2025
    Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda
    May 3, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
    Wasiirka Cadaaladda oo qeyb galay furitaanka Tartanka Wacyigelinta Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir
    February 17, 2025
    Danjiraha Soomaaliya ee Uganda oo casho sharaf  ku maamuustay ciyaartoyda 17-jirada ah
    December 28, 2024
    Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dhiirrigelisay xulka Qaranka ee 17-jirada
    December 24, 2024
Reading: Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka “Dallacsiinta geesiyaasha Qaranka waxay niyad dhis u tahay Ciidanka.”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka “Dallacsiinta geesiyaasha Qaranka waxay niyad dhis u tahay Ciidanka.”
GudahaWararka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka “Dallacsiinta geesiyaasha Qaranka waxay niyad dhis u tahay Ciidanka.”

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 18, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxuddiin ayaa sheegay in dallacsiinta geesiyaasha Qaranka ay niyad dhis u tahay Ciidanka.

Taliyaha oo ka hadlayay munaasabad loogu mahad celinayay Madaxweynaha Qaranka oo dallacsiiyay xubno firfircoon oo ka mid ah guutada 14-ka Oktoobar ee Ciidanka xoogga dalka, kuwaas oo wacdaro ka dhigay dagaalka lagulala jira khawaarijta.

Munaasabaddan oo ay ka qayb galeen mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha kala duwan ee dowladda iyo  saraakiil ciidan ayaa sheegay in dallacsiinta xunbahan uu ku mahadsan yahay Madaxweynaha JFS, Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo xusay in sidan oo kale uu horay u dallacsiiyay madaxweynuhu qaar ka mid ah Ciidamada ku jira furimaha dagaalka ka dhanka ah argagixisada.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka Maaliyadda XFS oo saaka booqday Safaaradda Soomaaliya ee dalka Aljeeriya

(SONNA)-Wasiirka Wasaarada Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iiman Cige oo howlo shaqo u joogay dalka Aljeeriya…

May 24, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Caalamka oo berrito u dabbaaldegaya xuska 24-ka Oktoobar ee dhaqangalinta Axdiga Q.Midoobay

Maamulka iyo Madaxda Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in maalinimada berrito oo ku began 24-ka Oktoobar ay u  dabbaaldegaan xuska…

Wararka
October 23, 2020

Wasiirka Arrimaha Dibedda XFS oo la kulmay dhigiisa Sucuudiga

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudiga kula kulmay Wasiirka Arrimaha…

GudahaWararka
October 27, 2024

Hay’adda NISA oo shaacisay magacyada iyo sawirada Horjoogeyaal Khawaarij ah oo lagu dilay hawgalladii ugu dambeeyey

Muqdisho (SONNA): Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa shaacisay magacyada iyo Sawirada qaar ka mid ah horjoogeyaashii…

GudahaWararka
September 12, 2023

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka XFS oo furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka ee Soomaaliya

Muqdisho(Sonna):-Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka XFS Mudane Salah Ahmed Jama oo furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka ee Soomaaliya (Somali Internet Governance Forum). Ra’iisul…

GudahaWararka
November 30, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023