Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Saraakiil ka tirsan Xafiiska hantidhowrka oo ka qalin jabiyey Henley Business School Africa
    July 26, 2025
    Diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo si habsami leh uga socota gobolada dalka
    July 26, 2025
    Soomaaliya iyo Azerbaijan oo ka wadahadlay maalgeshiga iyo tamarta cagaaran
    July 25, 2025
    Wasiirka gaashaandhiga XFS oo la kulmay wasiirka warshadaha difaaca dalka Azerbaijan
    July 25, 2025
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
    July 25, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Kanada oo sheegtay in Israel ay ku xad gudubtay sharciga bini’aadanimada
    July 25, 2025
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Soomaaliya iyo mar kale Kaduudiye (WARBIXIN)
    July 25, 2025
    Ficilada Cimilada Soomaaliya: Khataraha, Digniinaha hore iyo Xalka
    July 24, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Qisada Hooyo Leyla Cali oo dhibane u ah Khawaarijta Al-shabaab (Warbixin).
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Qisada Hooyo Leyla Cali oo dhibane u ah Khawaarijta Al-shabaab (Warbixin).
Maqaallada

Qisada Hooyo Leyla Cali oo dhibane u ah Khawaarijta Al-shabaab (Warbixin).

By Dahir Aadan Cali
Last updated: April 27, 2023
5 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Leylo Cali Xidir, waa Hooyo Soomaaliyeed oo leh lix carruur ah, Wiil iyo Shan Gabdhood, waxay ka mid tahay hooyooyinka Soomaaliyeed ee dhibaatada kala kulmay kooxda Khawaarijta Al-shabaab.

Waxay dileen saddex wiil oo la dhalatay iyo seygeeda, sanadkii 2009, hooyo Leylo Cali waxay gacanta Al-shabaab ku weysay walaalkeed ka weyn, curudkii Aabaheed iyo hooyadeed Cabdi Cali Xidir oo ay Khaawrijtu ku dileen isgoyska Bakaaraha.

โ€œ Walllaahi wiil ila dhashay ayay dileen markii ugu horeysay,waxay ku dileen isgoyska Bakaaraha,waa waqtigii aas-aaskooda soo bilaabanayay 2009kii, bishii shanaad, wuxuu ahaa ciidankii lagu soo tababarayay itoobiya waqtigii AUN Cabdullaahi Yuusuf,โ€.

18-maalin ka dib, Leylo oo aysan ka bixin Murugadii walaalkeed,curudkii Aabaheed Cabdi Cali, waxaa markale soo gaartay geerida walaalkeed Siciid Cali Xidir oo ahaa oo curudkii labaad ee Aabaheed, walaalkii labaad oo ay weysay maalmo uun ka dib markii godka la geeyay Cabdi.

โ€œ Kan xiga waa walaalkey ila dhashay daโ€™dii iga yareyd waaye, waxaa lagu dilay Shabeellaha hoose, isagoo Dowladda u shaqeynayo oo shaqo ku jiro, waxaa lagu dilay meel Afgooye ka xageyso oo la yiraahdo Doolka,โ€ ayay tiri hooyo Leylo.

Shan sano ka dib, Leylo ka dib geerida walaalaheed Siciid iyo Cabdi, waxa ay la kulantay xanuun kale oo aan ka liidan kuwii hore, 2014kii bishii 3-aad, xanuunkii saddexaad oo ay Leylo Cali u geysteen kooxda Khawaarijta Al-shabaab ayaa ah in ay agoon ka dhigeen wiil iyo shan gabdhood oo ay u heysay Leylo Alle ha u naxariistee Cabdi Maxamuud Xuseen oo ahaa askari ka tirsan Ciidamada Xoogga.

โ€œ Ilmaheyga Aabahoodna waxaa la dilay 2014kii, bishii saddexaad Maarso, isagoo shaqo u sii socdo ayaa la dilay qorigana laga qaatay,wuxuu ka tirsanaa ciidamadii lagu soo tababaray Uganda, adduunyo waxaan la arkeyn malahan, waxaan dareemay xanuun aad iyo aad u badan, waxaa iigu darneyd habeenkii la soo duugay ilmahaas Aabahood, canug yar oo saddex bilood jirtaa ii joogtay,โ€.

Waxaa u soo xigtay xanuun kale, waxa ay weysay qof kale oo muhiim u ahaa Leylo, kaa oo wehel ay ka dhigatay markii ay weysay Alle ha u wada naxariistee walaalaheed Cabdi, Siciid iyo Seygeeda, markale, gacanta Khawaarijta waxay ku weysay Alle ha u naxariistee, Bile Cali Xidir, oo marnaba aan waligii qaadin qori, wuxuu ahaa mid u xamaala carruurtiisa iyo kuwa agoont ah ee walaashiisa Leyla, balse, Khawaarinta oo ah kuwo aanan lahayn wax naxariis ah, ayaa si bareer ah u toogtay Bile.

โ€œ Waxaa ku soo xigay mid kale, gacantooda ayuu ku baxay isagana iyagaa dilay, Cali Kamiin ayay ku dileen, isagoo iska xamaalanayo,iska socdo askari ma ahayn, ayay beegsadeen oo ay dileen waagii madax jabiska uu jiray,โ€.

Leyla, saddexdii wiil ee la dhalatay Siciid, Bile, Cabdi iyo Seygeedaba markii ay weysay waxa ay ku cidlootay korinta lix carruur ah oo ay agoon ka dhigeen Khawaarijta Al-shabaab, waxayna maaliba, maalinta ka dambeysay ay la daala dhaceysay korinta carruurteeda oo ay ku cidlootay.

โ€œ Walaahi aniga hadda hooyadeyna waa joogtaa, walaalaheyna waa joogaan, laakiin muhiimadda waa ani, anigaa u baxo, anigaana u imaado, cid kale oo hadda ay ku tiirsan yihiin noloshooda iyo waxbarashadooda hadda oo intii hore ka waa weyn yihiin cid kafaala qaaday ma jirto, aniga unbaa waxbarashadooda iyo noloshooda kale kafaala qaaday,โ€.

14-sano, Leyla ayaa dib ugu soo laabatay Galcad, Maqaayaddii ugu horeysay ayay ka furtay deegaankan, waa meel xusuus badan ay ku tabeyso, marnaba ma aysan ka niyad jabin, halkii ay ku dhalatay oo ay ku guursatay kuna dhasay lix carruur ah.

โ€œ Hadda gurigeyga lix bilood ayaa ka maqanahay, Lix bilood Xamaraa deganahay, lix bilood deegaankan Galcad oo aan taaganahay kuna dhashay ayaa joogaa, 2009kii, markii wiilka ku dileen meeshan subaxii ka dambeysay ayaa baabuur ka raacay ka dib uma soo laaban, wax badan oo aan nool ayaa ku haminayay inaan Galcad mar un tago, oo anigoo caafimaad qabo aan tago,โ€.

Qoysas badan ayay Khawaarijtu sabab u noqotay in ay dunida ku kala fogaadaan, waana sababta qof kasta uga qoomameyn la dagaallanka Khawaarijta qowleysatada ah ee khaarijiyay ama qashay Qoysas badan oo si farxad leh dunidan ugu noolaa.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Saraakiil ka tirsan Xafiiska hantidhowrka oo ka qalin jabiyey Henley Business School Africa

Muqdisho(SONNA):-๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‡๐š๐ง๐ญ๐ข๐๐ก๐จ๐ฐ๐ซ๐ค๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐‰๐…๐’ waxa uu ku faraxsan yahay qalinjabinta afar xubnood oo ka…

July 26, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maxaa u qabsoomay Madaxdweyne Xasan Sh. muddada halka sano ah. (WARBIXIN)

Inta aan u gudagalin nuxurka warbixinta aad bal dib yara jaleecno, sidii mar kale loogu doortay Xilka Madaxweynaha JFS Dr:…

GudahaMaqaallada
May 15, 2023

Doorka reer Jubbaland ee dagaalka Khawaarijta (Warbixin)

Muqdisho(SONNA):-Doorka reer Jubbaland ee dagaalka Khawaarijta (Warbixin Dagaalka ka dhanka kooxda khawaariijta ayaa gelaya wejigii labaad ee dib u xoraynta…

MaqaalladaWararka
March 11, 2023

Musuq maasuqu wuxuu caqabad ku yahay Dawladnimada Qeybta 3-aad ย 

Dagaalka ay Dowladda ku wajaheyso dadka xatooyada ku sameynaya hantida loogu adeegayo dadka iyo dalka ayaa ku soo aadaya xilli…

GudahaMaqaallada
July 16, 2023

‘Hindisahaan waa Rajada iyo Hiigsiga Soomaalida’ (WARBIXIN)

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaan daah-furay โ€˜Hindisaha Muqdishada cusubโ€™, kaasi oo isugu jira dhismaha Garoon diyaaradeed casri…

GudahaMaqaallada
December 21, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023